site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

JACEYLKU WEYNAAN MALOOGA CARARAA

SomaliNet Forum (Archive): Somali Women's Forum: Archive (Mar. 2000 - August 2000): JACEYLKU WEYNAAN MALOOGA CARARAA
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ciilkabuux

Unrecorded Date
waxaa ahey nin daddiisu weyn tahey waxaan jeclahey gabar aad u qurux badan laakiinse u ma sheegan karo waayo daddeydaa weyn weyn iga carareysaa haddii aan ushoogo ee seenyeelaa

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

SITEEY

Unrecorded Date
Hi Ciilkabuux

Walal horti wxaad ogaataa in wxaa aad dareemeeyso uusan aheeyn wax ceeb ah ama lala dhuuman karo runti wax aad u fiican waaye ,,,mase ogtahay markasta in nolosha eey riski tahay... aniga wxaan ku dhihi lahaay take your chance...isku day inad u sheegto ileen 100% ma sheegi karti iney kaa carareeyso waa intaasoo eey kugu soo carartaa ee...

by the wey good luk

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

dagan

Unrecorded Date
TO ciilkabuux
walaal sallanantahay
layaab malahaan qof weyn oo yar jecelaaday
jeceelkana indho malaha ilaah
hakuu yasiro qeer ayan ku rajeenaya


by dagan

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hana

Unrecorded Date
TO Ciilkabuux


dhamaan waa salaamantihiin ikhyaarta
fikradooda halkaan ka dhiibte salaan ka dib
walaal waxaan idin weydiiyey soo tii gabdhaha
yaryarka oo miskiimaha ah lagu qasbi jiray
odey 70jir ah laga qaate 2 neef oo geel ah
ma hada yaab laga dhigay yaab 70jir
jecel 12jir waxaas waa gaalo cabsideed
hadaad jogto somaliya ma hore ayaa lagugu
dari lahaa gadha miskinta ah oo curudunta ah
nasiib daro maanta waxaan u maleynayaa
khubo inaad jogto

by hana

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

MrFaroole

Unrecorded Date
Hani::

Waad salaamantahy:: Fikradad waxaad kawadaa xoriyad ayanu helnay markanau qurbaha soo galnay ma sidaas baa::??
Is it clear:?
Thanx to all

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ciilkabuux

Unrecorded Date
to hani
waan idin salaamayaa salaan kadibsis hani taas aad ka hadashey waa tan aniga iheysata haddii aadan qurbaha soo aadilaheyn adigoo curdan ah ayaan ku heli lahaa laakiin nasiib darro qurbaha ayaad joogtaan waa taas waxa ciilka ibadey hadaad rabtidna igala soo xiriir emailkega ciilkabuux@hotmail.com
bye all

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Unrecorded Date
TO CIILKABUUX
SALAAMA ALLA KUM

WALAAL GABARTA MEEQA JIR WEEYAAN.
ANIGA WAXAY ILA TAHAY INAA U SHEEGTO INAA, JACESHAHAY HADAA NIN QURXOON TAHAY. MAYBE LAGA YAABO INEE KU JACESHAHAY ADBA, CIILKABUUX
ANIGA JACAYL IYO WAXAAS MAAN AMINSANI LAAKIN WAAN KA XUMAADAY ARINTAADA, WAXAAN KUU RAJAYNAAYAA QEER.NOOSHEEG GABARTA XOOGAA SAAN KUU LATALINO.
BYE BYE FOR NOW

HANI SHAME ON YOU

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

HALBOOWLE

Unrecorded Date
Kaalaya waan salaamay dhamaan dadka halkaan isku dhaaf-dhaafsanaya fikradaha kala duwan.


"""salaan kadib arinta ah duqa jeclaaday gabarta yar horta ma'ogyahay maanta inay gabdhuhu kahelaan duqyaasha waa ween."" ra'yigayga. ok

jaale hani sxb adiga meesha kiyaakaro aad kabuuxisey laakiin hoos isku fiiri geber aad tahaye.

Su'aal duqa odeyga ah meeqaad jirtaa adiga?
Gabadhana meeqay jirtaa? Kadib waxbaan kaqabankaranaa arintaas .


waxaan sugaa waa jawaab oo kalíya.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Unrecorded Date
Ciilkabuux.

Waligaa adeer mamaqashay oday "Qodobkaama gooyee yuuna marada kaaqooynin." hadda ragii yar yaraa ayaaba silayidhaa lagaran layahay. Adeer hadaalin aduunku sidaad hore ugu ogayd maahee. Dumarkii 40 jirka ahaa ayaa guursanaya doob 15 jir ah, markaa adigu jaaniska xagee kahelaysaa.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

maanyo

Unrecorded Date
to...ciilkabuux .


jaceel aa i haayo mana sheegan karo jaceelkaas amaas jaceelbo aheen mida kale jaceel nin weyn galaayo shimee aduunka ugu danbeysay sanadkii la guurka.


sxboow talo hoo horta hadii aad bidaar leedahay beertaa ku jiraa laakiin ciro xoogaa macquul waaye
gabdhaha samankaan joogo iyo bidaar waa kala xanaaqaane .ciro waa caadiyoos marka BIDAAR MA LEEDAHAY markaas aan talo dhiiban karaa meeqo sano aad jirtaa ayadana meeqo sano

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Siteey

Unrecorded Date
To Maanyo

waa idin slaamay dhamaan

Hooy maanyo adi see wax u wada maskiin usaaba hada iniis hal lug ku tagaan yahay u mudaaye maxaa tan kale ugu bixinee...saan xal ma ahinee naag naag hadeey ku maagto bidaar aa sheegee ee lug mino ariona lahaaw wax kaa celihaayo malaha..

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hana

Unrecorded Date
TO maanyo


maanyoow lagu ma waayo ala maxaa kala
heesto bidaar iyo gadhaha maanta joogo
horta sidad sheegtey waaye waxa duqa ah
abaaw facaa lee ma aroostidoo maxaa ku
hele gabaryar u raadiheysaa gabaryar faced
ee heloosaa bye duqa baarey
by hana

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ciilkabuux

Unrecorded Date
to hanna
waad salaaman tihiin aqyaarta aniga horta duqaan ahey bidaarna waan leeyhay laakiin bidaay teyda waxaa qarinaayo waxaan kaloo hesyto marka gabar yar oo dad deeda tahey 17 ayaan doonaayaa da deydana waxaan 75 jir bye
bye ciilkoos

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

cuRiOuS1

Unrecorded Date
ciilkabuux, viagra maa isticmaashaa?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

maanyo

Unrecorded Date
to...hana


ma u jeedidoo hee xaajiga abuulan waaaye bidartiisa abuu love waaye marka abooto meelahaan joogto in loo raadiyo waaye


to...ceelkabuux.


abkoow habartoo na dhibtay aan kuu heynaa ka waran hadaad isku fiiriso hal lugna ay miina aariyo ay ka tahay ilig dheerna waa qabtaa dhangaloow iyo caano keliya ay kaa rabtaa

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

haniyeey

Unrecorded Date
to ciilkabuux.

xishood ka allaha kaaqaado , isku shiix shiirkaaga urso ,duq wayn aa tahay ayada maskiinta baby lee waaye. kaas jacayl ma,ahan
kaftan ee kaa tahay aan umaleenaay.

maanyo runtaa waaye run usheeg ciilkabuux intaa dhimanaysid ciilkabuux.
runta noo sheeg ciilkabuux see wax ujiraan?

salaamu alla kum dhamaan..

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hana

Unrecorded Date
TO ceelkabuux


ceelkabuux aadoo badaar tada bardheere.
laga arkaayo yaa ku raba hee aniga waan ku shagay
facaa raadso badaar loof abuu ilaah kamagan
abuu isku shiix waa duqooday melfdhiisa
waad duqooday cibaada badso 17jir iskadayee
35 gabar ah maheleesiid waan qaado
makula yaabeenee
by hana

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ciilkabuux

Unrecorded Date
to hana
sis aan isku xishoodee horta weynaan jaceyl lagu qaadey xishood maleedahey waa maya marka abaayo ha iga nixinee aniga 75 jir ah baan ku rabaa bidaartana waa alle maqaadiirtiis ee iska taa taas ee soo dhawow ha is martiyeeninee
horta waxaa su aal iga ah soo odayaasha ayagoo 90 jira gabdho looma guurin jirin see aniga iigu ceyneysaan
hana ka jawaab

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hana

Unrecorded Date
TO Ciiilkabuux



adeer ciilkabuux jecelmakuhaayo mise waad kaftameesaa ani waba yaabee qof facaan ku jiro
oo tusbax qata aaya arkijinay adiga jeceyl
ayaad ka sheekeenesaa ayoo ilaah hakudhaamo
sidaan aamin aamin aamin yaa allah
by hana

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

maanyo

Unrecorded Date
to..hana


odayga macawiis u gad

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

haniyeey

Unrecorded Date
TO CIILKABUUX

SHARAM NAHII A THI

PAI WAQUF ADMII SHARAM KAR.
XIISHOO RUNTA NOOSHEEG MEEQO AYAA JIRTAA?

QUDAAFAS..

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

abdirahman

Unrecorded Date
oday waxaa la yaab ah adigoo waayelah in aad damacsan tahay inan yar oo dooneeso inan yar oo laciyaaro oo ay ka heleeso wada ciyaarka sariirta iyo firfircoonida wanaagsan waa yaabee oday tiisa la liita maxay gabadha yar ka heleesa

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ciilkabuux

Unrecorded Date
to abdirahman
adeeer waan ku salaamey mideeda kale ma xagga ciyaarta sariirta mise wax kale horta adeer hadii la dhoho ciyaarta sariirta waxaan hubaa in aan kaxoog badnahey wiilashiinaan canjeelada hooyadood afka ugu gurto oon aan inanta yar ey igalaheli doontaa ciyaarsariireedka xagga firficoonidana walee waanku fiicnaey nabee inaan idinka idinkaga fiicnahey taas
bye ciilkoos

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

abdul

Unrecorded Date
ciilkabuux walaal aad baan ugu faraxsanahay ra'iga aad sojeydisay walaal waxaan ku oranlahaa take you'r chance because that's our culture to married young girls brother you gott two words from her one's i excepted or no ? walaal never afried to ask woman that you love her whather you'r 70 or 20 deost metter what's you'r age 's the metter's how you produce you'r love all i can say's brother you luck and god bleas you email me abdul33@hotmail.com

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

maanyo

Unrecorded Date
to..haniyeey


xaajiga waa soo taagan yahay ma la weydiiyey meeqo xaajiyo khamsiin aa kuu socoto hada islaantoo somaliya loo celin lahaa aan ciilbuxe u heynaa

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hebel

Unrecorded Date
jacaylka weynaan waa looga danbeeyaa waaya aragnimana waa lagu xushmeeyaa.
maxaan dhahay hada?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

xaajiga

Unrecorded Date
dhaafa ciil ka buux ha aroosee intaas jamaykaan wadan lahaa .

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ciilkabuux

Unrecorded Date
to xaagia
xaajiga waan kugu raacsanhey taas aniga waxaan rabaa gabar yar oo 17 jir ah hadaan heli karo

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hana

Unrecorded Date
TO cilkabuux


cilkabuux jaceel waa ku weeynaaday
haloo maciina abuu abkoogeey waan ka weytahay ee abootadeey oo garoob ah ooy
isfureen abkoogee marabtaa maciina ayeey iga tahay waa liidataa waan kuu jeedaa
hadii aad ubahantahay igala soo xariir mailkan

hanna_vip_yep@yahoo.com

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hebel

Unrecorded Date
to ciiloos
waaaw aboota ayaa lakuuhayaa
by hebel

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

maanyo

Unrecorded Date
to..hana abooto emaail leh oo reer magaal ah inaa u heyso ma oga miyaa ciiloos

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hebel

Unrecorded Date
hebel caarkaaga daa magaca odey/duqda

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hana

Unrecorded Date
TO MAANYO
walaakiis maanyo hoosta miyaa lakuu dhigaayaa
iyaah
aboota email leh yaah aboo adiga maanyo miyaa
mise waad ku qaraabaneesaa maanyo adigaba waxaa la guuhaayaa aboota email ka waran hee adigaba
WL CM

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

SUHUUR

Unrecorded Date
Funny, Ciilkabuux duq dhaarsan waaye, but i wonder how many wives are in arrears?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ciilkabuux

Unrecorded Date
to: ALL
war dadow illaah ka baqa waxaan ahey odey weyn ha igu ciyaarinee walaahi markii la la idhahey duq baan laguu haayaa waan naxey oon waxaan u maleeyey iney i horjoogto marka gabar war iisoo raadiyoaan ku dago

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

BIN-shuuriye

Unrecorded Date
to : ciilkabuux
walaal ama adeer ,,,, dadkii iga horey ayaa ku dhameeyay talo lakiin waxaan filaaya in aad qadan doonto,
hebel
ar adi meelkasta maad iga horeysaa , noloke mahaysid miyaa inaad fikrad xun qortid mooye oo meelkast la tagtid ,, xishoo nin wayn ayaa tahay

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Daniell

Unrecorded Date
TO ciilkabux awow lol waxaas jaceel lama yidhahdo aan ahayn kacsi aa kuhaya sidee u jeclaan kartaa qof aad said uga wayntahay? qofkad le egtahay inaad aado ayaa fiican gabadh sidaas uga wayntahay oo qurbo joogta kuyeelimayso haday kuyeeshana waa lagawasayaa ee awow orod africa aad oo mid aad rabto ka doono meeshan cid ka neefinaysa majirto jeclow ama jeclaan

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ciilkabuux

Unrecorded Date
to all
please odey weyn baan ahey ee ii naxa

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

troubleboy

Unrecorded Date
ciilka buux

odaygaagaan gabdhaha udhaaranooyo,sxb waqti majoogtid jeceel.waxaad joogtaa maalintii aad daryeeli lahayd caruurtaada iyo xaaskaaga even hadii ay islaantaadii da'i dishay xitaa waxaad joogtaa waqtigii aad tusbaxa rogi lahayd.

isku xishoo oo meel fadhiiso.

subxaana laah.waxkasta waa la'arkayaa.

da'daadoo badatana geel dhalaayo waa ku tusaa.maadaa itaalba hayaba maxaad isku dayee?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

bidixle

Unrecorded Date
ciradiyo ,jacalku caaway igu kulmeen, saaxiib heeskaasi inoo, qaad, ccil.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Rajaa

Unrecorded Date
Heeey y'all what is up....?
ciil ka buux bro adiga horta waxa aaad sheganayso la yaab ma lahan maxaa yeelay wax waa la jeclaadaa waana lays jeclaadaa marka u sheego maybe in ay ku yeesho waxaan aku dhahdaa ninkaa wayn ayaaku dhaqi karo adiga abaa dhiig is gali oday nimada iska dhaaf ciradana soo madooweeey okey
c ya man try how to find that little girl


Heey Y"all intiina kale odayga ka dhaafa dhibka qaasatan maano iyo hanad c ya be cool nigga's

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

samiira

Unrecorded Date
hi dhamaantiin
waxaan idiin hayaa taa mid ka soo horjeeda waxaan jeclahay ama is jeclnahay wiil iga yar wax badana igama yara markaan dadka is dhaho kala hadalna wayba igu qoslaan oo dhahaan naa see yeeli wiil kaa yar.
ani wiilka 3 sano aa noo dhexeysa laakiin ka waran odayaashii saa sheegteen gabdhaha yar yar oo ay awoowe u noqon karaan guursan jiray oo aan dhiba loo arkin.
waqti dheer ayay igu qaadatay inaan wiilkaas wadnahayga u furo oo waxaan is dhihi jiray ninkan kaa yar intee geyn laakiin hada waxaan ogaaday inuu kuwo badan oo aan la soo sheekeystay oo iga weynaa wax badan aan isaga iska fahmi ognahay.
waa sheekadaydii iyo jeceyla iyo dada

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

mahdi

Unrecorded Date
asaalu calaykum dhamaantiin
oday dhalinyaradii baa la hablihii lahaa
duq lacag haystoo hablihii yaryaraa naga qaaday baan uga nimi soomaaliya ilayn anagu waxba maanaan haysane hadana xagu na daba joogaa ila taliyuu leeyahay
taladaydu waxay tahay orodoo habar meelahaa ka doondoono ku leeg

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

xabadgafuurwayn

Monday, June 19, 2000 - 03:42 pm
how much is the age differnce???
i love an older man tooooooo
me is 18 and he is 37 CANT WAIT TO MARRy him

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Tuesday, June 20, 2000 - 12:28 pm
Salaan Dhamaan,
Aniga waxay ilatahay in Ciilbuux, uu iska jiro Jacayl duqnimo kugu galay ayaa ugu xun oo tabar uma haysid, hadii aadtahay waayeel waxaa fiican inaad raadsato qof garaadkaaga ah. mida kale noloshaadii hore wixii aad soo dhistay reer iyo caruurba miyaad ilowday jacayl gabadhyar ah daraadeed.
Take care Ciilbuux the life isn't just the way you think.
Ali

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Xasan

Thursday, June 22, 2000 - 08:14 am
another Q.
how much the age diffrence \i love a girl i think much younger then me. \her age 22 and my age 38.
waxaan rabaa walaalayaal Tallo fiican, ma isu qalanaa....
mahadsanidin.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

khaliif

Wednesday, June 28, 2000 - 05:12 am
War ileen bala la,arag maxaa waalay odayaasha ma,iminkay keeneen inay hablihii yaryaraa ee noo
soo kacayey ay dhexda ugalaan iyagoo markaas ku khaldaya hablaha inay yihiin xaaji badar-noole--
marka ay gabadha hantiyaan durbadiiba bilaabaan
qufac iyo bokooradii ii soo qabo iyo waxaan loo-
joogin gabadhuna markaas xaalkeeda masahlana ee-
bariga dhexe,hadaba hablayahow waxaan idinkula-
talin lahaa inaydan raacin odoyaasha badarka-
u beensheegay.
waan ka baxay by.by.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Leilaa

Tuesday, July 11, 2000 - 07:31 am
asalama caleykum

guurka horta waxaa la yiraahdaa, gabar nin ka weyn ayaa dhaqikara, but ma aha inuu ka weynaado about 7sano ama 10sano , sababtuna waa sidan markey isu da dhow yihiin wey isla ciyaarikaraan, oo aad uma kala weyna. laakiin haduu ka weynaado ilaa 20sano ama ka weyn gabdha wey ku dhibtoon oo ma xalinkarto, maxaa yeeley guurka asaaskiisa aaba ah in la isla kaalmeyso xaga howsha iyo noloshaba, nin duq ah goormuu u soo shaqeyn waaba shaqo ka fariisiye, mise nin owoowgeeda oo kale ah maxay ugu yeeri niyadaaba ka xumaan oo banaan ma mari karto

laakiin idinka dhalinyaro idinka qosol iyo kaftan ayaad ka wadaan, ee si fiican oga jawaabaa oo ciyaarta iska dhaafa

ilahay subxaana wa tacaalaa wuxuu yiri hadal fiican ku hadla ama iska aamusa

wa bilaahi tawfiiq

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.