site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

GUURDOON maheli karaa taas?

SomaliNet Forum (Archive): Somali Women's Forum: Archive (Mar. 2000 - August 2000): GUURDOON maheli karaa taas?
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

abdi

Unrecorded Date
waxaan ahey nin da diisu yartahey oon aad u weyneyn danta aawatana waa in aan helle gabar illa aaminsan waxaan doonaayo waana is baran karnaa intii mudoo aad rabtid waxaana igala soo xariiri kartaa email keyga cabdi_cumar@hotmail.com

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hebel

Unrecorded Date
ujeedadaada waa la gartay cabdoow. alaha sahlo odey.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hana

Unrecorded Date
by hana


To abdi
walaal abdi waad sallanmantahay
walaal how old are you
aray miyaad tahay mise maya

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

MrFaroole

Unrecorded Date
hani .@@aray??????Lol
Aray waa maxay ?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

abdi

Unrecorded Date
hana
waan ku salaamey salaan qiimo leh sis su aashii aad iweydiisey waa maya ma ihi arey adna arey miyaa tahey
cabdi_cumar@hotmail.com

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

MrFaroole

Unrecorded Date
Anigu aray mafahmin waxa looga jeedo:::

Macaaybaa mise! mise waa amaan?

Thanx to all

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

gabadh

Unrecorded Date
Mr faroole
Walaal ma qac baa tahay, war inantu waxay kawadaa aray=arday.........salaam

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

nuurto

Unrecorded Date
gabadh runtii waad iga qosolsiisay l@@@@@@@@lo@
saad u sharaxday baan ka helay lol@@@@@@@@l

nuurto

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

JaZzY

Unrecorded Date
Gabadh, Mr Faroole qac ma aha ee waa nahaab gaboobey. Iska jira.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

nuutro

Unrecorded Date
MrFaroole ma fahantay si fiican aa laguugu soo sharxaye loool@@@@@@@@lol hadaa sharaxaad kale u baahan tahay waxaanu weydiin (gabadh)walaahi serious aan u qoslay half an hour aan na qoflaayay xariifkaas qatar waaye

abdi adigoo iga raaliya ma fahantay arey ha is xariifinin yaa sidii odaygii banaanka in tuu ku soo dhaxadooday xariiftiisii oo kayareed is dhahay odaynimo yay kaaga ordin ee yiri shaahu waa maxay galaas biyo waliba qaboow ii keen markaas na ay ka haaday lool@@@@@L

nuurto

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hindisaar

Unrecorded Date
TO abdi

by hindisar

walaal abdi waad sallamantahay
walaal maqad ku fahantaa war gabadha
waxay ka wadaa <ARDAY
damiin farwaaween ayaa wax loga dhigaa
by hindisaar

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

bulsho

Unrecorded Date
Walaal adinkoo raali ah maxaad ula jeedaan kalmadaan (ARAY) aniga ma fahmaayo oo daacad ayey iga tahay...

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

abdi

Unrecorded Date
to everyone and hana

waad salaaman tihiin. mideeda kale hanna waxey soo qortey arey yeah that is't that what she wrote aniga ma eyna i weydiin ardey ee waxey i weydiisey arey war miyaan qaldanahey mise waan saxnahey

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

mOwLiD-mAcAaNe

Unrecorded Date
To Abdi

Mayee waad saxsantahay su'aashii lagu weydiiyeyna waad ka jawaabtay, nasiib darose mowduucaagii cidi hoos umay eegin, iskase sug farajulaahi qariib.

Salaamad.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

nuurto

Unrecorded Date
maqaldanid waad saxan tahay walaalkiis
abdi walaalo waxaan u maleenaayaa in aad adna fahmin oo kuligeenba ma wada fahami karno waxay yarta ka wadatay ee balaanu waydiino

hana gacaliso hanaga xanaaqine eregan la isku heesto na fahansii markaas ka dib aanu walaalkeen abdi su'aashiisa u noqonee

nuurto

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

gabadh

Unrecorded Date
Salaam Dhamaantiin,

Nuurto walaalo miyaan kaa qosliyey, waan yara kaftamayey.
Marka khalad yar oo qoraal baa dhacay, waxaana is idhi kalmada kaliya oo micnaha udhow sidee wax u tidhi walaasheen hindisaar baan u sheegay.
Cafis.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

shugri

Unrecorded Date
iyaaba guur aaba la doohoohaayaa hooyaadaa ama aabahaa ma weydiisidoo ama ehelkkaaga .internetka maxaa guurkaaga ugu baafin ninyohaoow

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

abdi

Unrecorded Date
to shugri
sis maya ehel iyo waxaasba maba cuno marka waa is barasho furan welcome everyone

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Unrecorded Date
war ma aragteen geelaygii?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

suge

Unrecorded Date
to shugri:
adiga ayuu kuu baahanyahay ama naag kula mida maxaa hooyadii iyo aabihii meesha keenay

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

farta vip

Unrecorded Date
TO abdi


abdi guurka aad dooni maxuuyahay
kaalay ma oday dhacay miyaadtahay
hadii aad tahay wiil yar maraadiseen gabar ee muraan ka meesha kala tag hadii
hadii aad tahay camoole ama curyaan
ilaah hakuu dhaamo aniga waxaan aminsanahay wiil yar oo lexdiisa lexaad dhantahay gabar maraadiyeen waayo waxuu helaayaa asagookale
dantaada kahal qalad ay qortay gabar
walaashaa oo kalah ayad kabixisay fariimo iyo faalo ee kuwa doqoma ah kuraaceen
muranle muranka meesha tag

by farta vip

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hana

Unrecorded Date
TOabdi


aree abdi waan kusalamay
yeah mayaabtay qartar ayan ahay laakiin
doqonmada ayaan uhay madiidani
word gabar yar qortay aad isku qab qab sadeen ahaaaaaaaaaa@@@@@@@@
aluuöldre rac älkåda

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

abdi

Unrecorded Date
to hanna
sis maxaad iigu soo arki weydye gabar yar wax badan baan idin sugaayee please adigaba alaha kaa dhigee waxlee soo fiirfiiri email keygana waa
email cadbi_cumar@hotmail.com,

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Daniell

Unrecorded Date
Ta qortay Aray aa khaldan eraygu siduu yahay aa looqoraa haddii kale sidee loofahmi karaa hadday doonto af eelay ay kawadaa maxaan laga kasayaa lakiin gabadha sharaxday erayga waad ku mahadsantahay lakiin dadka "qac" aad tahay ha kudhihin qofkii erayga qoray ayaa khaladka leh inuu saxo ayay ahayd

Ninka ´nagta radinaya meeshan naag kalategi mayside orod guriga hooyadaa joog hadaad tahay nin caadiya naag meelkasta buux waaye iyagaa ku xoogaya iskadaayo haddii kale bro orod Africa naag u doono meeshan naag kahelimayside

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hilal khalif

Unrecorded Date
from:hilal waarmaxaagabdhahasidaasloogugalayaa maxaysegabdhuhuhadayhelayaannindiyaar uahoo aroosaya ayrabaan

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

jabka

Unrecorded Date
dhamaan dhalinyarada waad salamaan tihin waxaan se aad iyo aad iga qosliiyay kalmaata kor ku qooran iyo sida lo qaada dhigay iyo aniga sida ay igu cusub tahay fadlaan waxaan idinga codsanaaya ereeyada noocasa in aad haad iyo jeer so qortan o waliba ereeykas gabadhii keentay aad iyaan ugu tahniyadaynaaya mis ARAY

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

qoordheere

Unrecorded Date
every body hi,,
waar hadaan imi ye maxaa meesha lagu hayaa dadka shaqa la,aan haysaa badanaa waxaa fiican in ay dadku danahooda gaar ahaaneed kalaraacdaan
intaa waxaa sii dheer waxaan ka cod sana yaa dhalin yarada rag iyo dumarba leh ee meesha isku baratay in ay keeneen fekradaa waqti lumiska ah mid ka bedelan in ay keenaan oo wax laga faa,iido

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

gasi

Unrecorded Date
war masha maxaa ku haysiin waa wax layaab lah

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

MOMO

Unrecorded Date
salaan
ABDI WALAAL ILAAH HAKUCAAWIYO AAMIIN

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Leilaa

Unrecorded Date
walaal ilahay hakula garab galo, da, daal waad guuleysani, laakiin ma is weydiisey gabar aad halkan ka bartey, waxay kugu noqondoonto, inkasta oo aadan inoo sheegin inaad yartahay iyo in kale, ka fiirso hortá meeshan waa been badan tahay

wa bilaah tawfiiq

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

shugri

Tuesday, June 27, 2000 - 04:47 am
to suge
waad iga qosol siisay,ninkaan maad adigaba qoftoo u soo raadisid,oo duqdoo iska ah waaba u jeedaayee inuu yahay duq gawooway haha

to abdi ina adeer weli ma heshay gabar hadii aadan
helin ii soo jawaab anigaa

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ykhaliif

Wednesday, June 28, 2000 - 05:23 am
waar meesha waa meel aad ufiican lehna asluub
la,isku tixgelyo ma,idinku soo biiri karaa?
hadii aad ii baahataan igala soo xidhiidha hotmailkayga oo ah. ykhaliif@hotmail com.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

shugri

Monday, July 03, 2000 - 05:12 am
to khaliif hahaha why not
ku soo biir laakiinse halkee joogtaa hee

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.