site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Is Af Garan Waaga Dhalinyarta/Sidee Lagu Xalin Karaa

SomaliNet Forum (Archive): Somali Women's Forum: Archive (Mar. 2000 - August 2000): Is Af Garan Waaga Dhalinyarta/Sidee Lagu Xalin Karaa
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Cuuf/Cabdow

Unrecorded Date
Waad salaamantuihiin dhamaan geber iyo wiilba waxaan ahay wiil soomaaliyeed magaceygo waa Cuuf degan west europ.

Waxaan layaabay mar walba is afgaran waaga u dhexeeya gebdha iyo wiilasha soomaaliyeed ee ku dhaqan qurbaha khaasatan west europ north america iyo australia.

Waxaad arkeysaa in xitaa leesku salaamin wadooyinka iyadoo hadana soomaali la yahay sideebeey ku dhacday anagoo soomaali ah kuna yar meesha ineynaan isa salaamin.

Su'aal

Sidee ayaad u aragtaan rag iyo dumar dadkeena qurbaha jooga?.

Jaaw

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Bahja

Unrecorded Date
To Guuf

walaal wan ku salaamay....waa runtaa waxa aad sheegeeyso anigaba wana daganahay europe oo waxad ka cabaneeyso waan arkay laakin aniga kaligeey leen mudaayey in aragtidaas gaar ahaaneed aan leeyahay laakin hada waxan aaminsanahay in dhibaato jirto eey tahay,, runtii marar badan ana is weeydiiyey laakin ilaa iyo hada wax jawaab ah oo sax ah ma helin wxaan rajeeynaa in qof naga wdaa qanciso eey meesha soo gasho...

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ahmed

Unrecorded Date
hI BAHJA ;

MA REER SIDAM BAAD AHEYD WALAASHIIS?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Bahja

Unrecorded Date
Hi Ahmad

Wadaay intee u socotaa suaashaada? SIDAM=== SADAM maa ka wadaa adoon iga xumaan..

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Salma

Unrecorded Date
Waa jirtaa wax aad sheegeyso, laakiin walaalayaal
mahan meesha aad joogto oo kaliyah, waa kuli qurbaha .. Maantana u maleynmaayo iney jirto qof idinka qanci karta, sababtoo ah haddii aad mid mid u weydiiso waxey ku oranayaan anigaba waa ay igu dhacdaa sidaas oo kale, marka garan neyno qofka qaladka leh, marka walaalayaaal waxaan idinku waa niyaa inaad booskiina cishataan oo aad salaan taan qofkii idinka soo hor baxda Haddi uu doono yaa la idinka qaadinee markaa qalad dadkoo idil ma ahan. byeeeeee

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Muriidi

Unrecorded Date
Salaam

Waxaa ii muuqata in dhibku meelo badan yaalo, laakiin aanay xal lahayn. Sababtana waxaan u malaynayaa in qof walba uu jeclaan lahaa in la isa salaamo laakiin ay su'aashu tahay yaa ku horreynaya oo qof walba uu is leeyahay haddaad ku harmarto amaa lagaa qaadi waayaa oo jac kugu dhegtaa oo lagu dhahaa war muxuu ahaa derbiyo salaankaan.

Arrintu xal ma leedahay???? waa maya!!!!!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ahmed

Unrecorded Date
Hi bahja:

waxaan ka waday somali institiute of development accouting and management (Sidam). waxay aheyd college ku yaaley moga dishu.

Salma that was good suggestion thanks
ahmed

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hebel

Unrecorded Date
kala reebta

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Cadeyy

Unrecorded Date
su'aasha la idin soo weydiyey ka soo jawaabaa

wa bilaah towfiiq

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Duqa

Unrecorded Date
Walaal waad salaamantahay. Is af garwaaga dumarka iyo raga somaaliyeed. waxaa keenaaya. Xishood.

Waayo dumarka way xishoonaa yaan until aa adiga hadalka or salaanta bilowdid.

After that is kama qaban kartid. Waayo hadal ayay kugu wareerin.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Daniell

Unrecorded Date
Jawaab waatan! Meesha aad joogto Africa maa aha waxaa degan dad dhaqankale wata amrkaas qofku dhaqankale ayuu yeelanayaa haddii oo quf kusalaamo kani wuxuu qabto maleh ayaad iswaydiinaysaa ama "good esteem self" kiisa ayuu wax u dhimay inta badan waxaty dhib kunoqotaa dadku intay cusubyihii lakiin kadib caadi ayay noqonaysaa adigaanba cid salamahayn waxaaana u arkaa inay fiicnayn in qof aadan aqoon salaantid lakiin dadka isyaqaanin waa isalaaman lakiin somali aan igu salaan suuragal maha!!!!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

bidixle

Unrecorded Date
waalaahi arintaasi waa mid meesha taala hadaan wiilal iyo gabdho nahay inaan, ka tashano, laysna dhageysto,gabadha, soomaaliyeed tii hore , ee hus la dhihi jiray ma aha ,waa gabar wax baratey, una baahan in la dhegeysto, ,talana lala yeesho.hadii kale ragoow waxba,inooma soconayaan.

bidixle naga kala daa sadex qorka xaaji.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

sheege

Unrecorded Date
waraa kaagan hebel la dhehaayi bacaw yahaw adi meel kasta qurun lee ladhex joogtaa kintirdhexyaal maadtahay

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hebel

Unrecorded Date
may leefoowga aan ahay.
ciil maa ku haayo makaroofiyahow?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

AliBile

Tuesday, June 20, 2000 - 12:46 pm
Waad Salaamantihiin Dhamaan,
Cuuf, Walaal waxay ilatahay in Qof jid maraayo hadii aydan is aqoon aadan ka sugin salaan, in aad meel kukulantaan mooyee,sidii wadankeena ka jirtay, tan kale qurbaha qof waliba oo Jidka maraayo meel un buu ku socdaa salaan gaal iyo muslinba Hi waa lays yiraahdaa.
Sheeko iyo waraysi hadii aad u baahantahay, tag meelaha laysugu yimaado, ama raadso dadka aad taqaan , laakiin Jidka haka sugin qof aadan aqoon inuu kugu soo dhaweeyo
Ali

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.