site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Su'aal U baahan in si cil mi ahaan ah looga jawabo.?

SomaliNet Forum (Archive): Somali Women's Forum: Archive (Mar. 2000 - August 2000): Su'aal U baahan in si cil mi ahaan ah looga jawabo.?
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Me

Unrecorded Date
Salaam dhamaan.. waxaan idin waydiiyey maxa sababay gabdha soomalida in aay Yeeshaan Badhi weeyn?. Ama markaay gabdh tahayhay hadii aanay lahayn markaay hal mar dhasho baxay la foocdaa..waasu aal u bahan in laga jawabo?.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

You

Unrecorded Date
Weeydii Ass-lover, asaaga ayaa ku taqasuusaya qaarka dambe!!!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hebel

Unrecorded Date
odey hadii niman bari weyn kuu keeno oo day hee SAAS u kala rogmaheeso 1000...500 1000...500 1000...500 dheheeso xaa kaa sharad eh?
suga idinka xisaab aa ii dilan hee daya.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

BADGIRL

Unrecorded Date
HEBEL.......

LOL....U keen Mr Bari-weyn Farax u soo qabo....ha quustaane

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

axmed_9

Unrecorded Date
axmed-9

waa waxaan macno sameynin in laga hadlo waxan ama hadal lagu darsado lol "by you"

computer-ka ma waxaad u iibsatay inaad ku hadaaq barato. lol again.

maya inuu ku barto sida dadka loola qabsado axmedoow

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Unrecorded Date
To Me "Badhi weyn"

Arrinta qaarka dambe waa su'aal meesha ku jirta. Waxaayna u baahan cilmi dheer oo baaris ah, waayo dabada-kuusan ama salka-weyn waxay ka mid tahay waxyaalah ay naagaha Somaliyeed ama qaar kale oo adduunyada ku kool ku muujiyaan "their sexuality" sida naagaha qaarkood ay u isticmaalan naasahooda si ay u soo jiitaan ragga qaarkood oo jecel "big tits." Dhaqamada qaarkood sida kuwa Afrikan-ka, Carabtaba haddii aysan naagtu laheyn bari-weyn ma soo jiidan karaan ragga, waayo ragga qaarkood, oon aniga ugu horeeya, waxay ku dhintaan aayna aad u jecelyihiin salka-weyn oo ah qurux uu Ilaahay siiyay haweenka Somaliyeed.
Cilmi ahaan waxaan jirta in marka ay haweenku korayaan ay la soo baxaan dabo-kuusan ama sal weyn, sida ay naasuhu ugu soo baxaan shafka korkiisa. Sidaas haweenku waxay uga duwan yihiin ragga oo marka ay korayaan la soo baxa shaf-weyn ama ka kora qaarka kore ama daba-yar amaba aan ka korin qaarka dambe.

Waxay ku dhiira-gelinaya haweenka Somaliyeed inay ku faanaan "to be proud of the big-ass" they have, waayo waa qurux dabiici ah oo Ilaahey uu siiyay. Waa tan qeyb ka mid gabageygii caanka ahaa:

Dumaroow dibka jiida, dabada nuuxiya
Dumaroow dibka soo saaraa, oo daba luxa
Dumaroow dibka u dadaala, hana daayicina

Haddii aad faah-faahin dheeraad ah u baahan tahay ii soo sheeg, anaa kuu soo jawaabi doona.

Ass-lover.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Khabiir

Unrecorded Date
To: Anonymous..

Waxaan umalaayn in aadan aqoon waxa aay tahay quruxdu. waayo waxaad qurux iyo soo jiidasho ku sheegtay DABA WEYNAAN, wax weeyn ayaa kuugu laaban. Dabo weeynaan caay Iyo foolxumo kabadan Ilahay Naagaha somaliyeed ma aaylaha.
hadaad ogaan lahaayd sidaay u necebyihiina Sidas umahadasheen, waxan kugula talin lahaa in aad dib ugulabatid waxa aay tahay soo jiidashada iyo quruxdu..

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

abdullahi

Unrecorded Date
gabdhaha somaliyeed waxaa ka qaldan, oo ay wali fahmin macnaha ereyga "QURUX"
waxey qoruxdu u maleeyaan in ay ka kooban tahay
*Dahab la xirto
*Alaab qaali ah la dhigto

gabdhaha somaliyeed intooda badan wali arinkaan ayaa maskaxdooda ku danbeeyo, oo wax badan kama oga qurux iyo waxyaabaha ay ka kooban tahay.

Jirdhis ma sameysaa?
erayadaan markaad ku dhahdid gabar somaliyeed, waxey u maleysaa i aad ceyneysid. Ma oga in ay jirkooda ay wax ka badali karaan, oo ay qurux u siyaadin karaan.

aniga waxey ila tahay in aan ku dadaalno in wax laga badalo wacyiga "waxyaaba aan aaminsan nahay" gabdhaha somaliyeed iyo ragaba.

bye abdullahi

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Unrecorded Date
To Khabiir from ass-lover

Waxaa jira, in ereyga "QURUXDA" uu yahay arrin uu qofba si u arkayo. Qof baa laga yaaba in salka-weyn uu arko qurux iyo wax soo jiidasho leh, qof baa u arkayo naasaha-dhaadheer qurux, qofna wuxuu arkaya wejiga keliya inay qurux tahay; qof baa laga yaabaa inuu uu arko salka-yar qurux etc.

Haddii aad adigu tahay gabadh, waxaa laga yaaba inaad la qabsatay dhaqanka Yurubta, waayo dhaqanka Yurubta naagaha salka-weyn waxa loo arkaa iney foolxumo tahay oo eysan soo jeedin ragga, oo salka-weyn looma arko inuu ka mid yahay quruxda jirka; saa darteed waxaa laga yaaba in gabdhaheena Somaliyeed ee qurbaha jooga aysan jecleen salka-weyn waayo waxay la qabsadeen dhaqanka Yurubta oo dhiirro-gelinaya sal-yar iyo dhuubnaan "slim body". Hase yeeshe waxaa jirta in haweenka Somaliyeed ee ku nool Somaliya ay aad u jecel yihin "salka-weyn" ayna ku fanaan, ayna ku soo jiitaan ragga, sida gabdhaha Afrikaanka kaleba ay ugu fanaan salkooda weyn, waayo sal-weyn waxay ka mid tahay quruxda jirkooda, sida naasaha-yar-yar ama naasaha dhaadheer, foolka qurxan ay uga mid yihiin quruxda jirkooda.

Inkastoo laga yaabo in dadka qaarkiisa ay ereyga "DABA" u arkaan wax ceeb ama caay "taboo" ah, aniga DABA-WEYN AMA SAL-WEYN uma arko inay caay iyo foolxumo tahay, waxaan u arkaan inay tahay qurux ka mid jirka quruxda badana ee haweenka Somaliyeed! waayo ragga sida anigoo kale ayey ku soo jiitaan!

by ass-lover

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hebel

Unrecorded Date
Ass-lover can yar ass be loved?
If yes by whom and why. If no why not?
If I get insulted why? and how does it male U feel like?
If I insulted U by anyway how bad? and how does it make U feel like?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Unrecorded Date
To hebel,

Yes, my ass can be loved by a woman so that she can gently pat on my ass with her gently hands as I love to watch at, touch and cares her sexy big ass. By the way, do you know that some women (eg. Europeans) do like men with nice ass. I'm sure our Somali women share that fantacy but unfortunately may be society does not encourage them to this. I don't get insulted because my ass is part of my sexuality and I enjoy showing it off.
By the way are you man or woman? whatever you are, how would you feel if your ass is squized by someone? do you feel insulted by asking you this question? and if so why? if not why not?

ass-lover

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hebel

Unrecorded Date
I dunno

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

dacar

Unrecorded Date
waraa ani waa yaabeee waxa maa tihiin Aboow-Aboow

dacar-dacar-dacar

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

maxaakugafuurah

Monday, June 19, 2000 - 03:58 pm
uhohoahahhahahah

i just noticed that no female answered for this sterange question. i wonder?

HEBEL
do u wonder too? if so why or why not?
do u believe that females should answer this? why or why not? if they answer this, what do u think will be thier answer will be? why or why not?
hebel do u take pleasure in bothering ppl? why?and why not?

uhmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmm
i am tired-----------think i will go to bed

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hebel

Monday, June 19, 2000 - 08:35 pm
I dunno sir.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Cabdikaafi

Sunday, June 25, 2000 - 12:41 am
Jawaabtu waa easy

Dabada wayn waxa ugu wacan waa gudniinka.
bye

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.