site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Maxaa soomaalida joogta Yurub u daba ordaan cayrta oo u shaqaysan la'yihiin??

SomaliNet Forum (Archive): Somali Women's Forum: Archive (Mar. 2000 - August 2000): Maxaa soomaalida joogta Yurub u daba ordaan cayrta oo u shaqaysan la'yihiin??
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

axmed-9

Unrecorded Date
dhamaantiin akhristayaalow waad salaaman tihiin.

salaan kadib maxaa soomaalida yurub u shaqaysan la'yihiin oo cayrta u gaadaan?oo hadana isu moodaan dadka keliya ee jira?

axmed_9

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

haaruun

Unrecorded Date
walaal waad mahadsan tahay laakiin ma ogtahay in dhamaan soomaalida aanay cayr wada qaadan oo ay dad yar yihiin waxa qaata cayrta.
runtii marka si loo fiiriyo waa jirtaa laakiin meelo ayay arrintani khaas ku tahay sida.........


haaruun

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

TILBURG.NOORD

Unrecorded Date
TILBURG,,,,NOORD,HOLLAND
SXB,,,WAXAAN DAGANAHEY,MAGAALADA TILBURG,DHINACA WOQOOYI, WAAA MAGAALADA UGU SOOMALI BADAN HOLLAND,
80% SOOMALIDU WEY SHAQEYSTAAN HABA U BADNAADAAN SHAQOOYIN ,YARA LITA,LAAKINN,,OGADA IN SOCIEL INSURANCE EUROPE ,UU AAD U FIICAN YAHAY,OO XITA HADOO AAD JIRATO,LACAGTAADI UU BUUXDA LAGU SOO SHUBAAYO,MARKA WAA ISKA OPTIONAL ,ILA BAARIS UGU YARAAN 3 BILOOD,,,LAAKIIN WAXAAN MAQLEY NORTH AMIRCA ,,WAA LA DHINTAA LAAKIIN IN LA JIRADO LAMA YAQAAN ,,LOL
DUMARKA HOLLAND WA GURI JOOG IYO IS QURXIS OO KALIYA LAAKIIN RAGU WAA SHAQO ,,HOPE YOU ARE FUULY INFORMED ON THAT QUESTION ,

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

sagal

Unrecorded Date
dumarka holland jooga wey is qurxiyaan iyo guriga ey joogaan?? IS tha a life?? why cant they go out there and get a job?? wiaitng for the man to work?? that is awfull, i wouldve thought if we somalis wanna get further and somewhere in life then ..somali women,,s top is qurxis get a frigging job and make ur own way instead on relying on a man or any other person for that matter!!

I want the women and the men to stay home and take turns when they have kids until they reach at the age of 5, then they should all go to work, we are not in somalia anymore where one income was enuf.

About ceyrta, not every1 in Europe, or at least UK claim it, there are pple though oo mashaqeystayaal ah,a nd i hope in ceyrta la gooyo and so that they would stop eating the grass and get a job to support their families!!
If we are somalis , there is no hope as long as they are chewing!!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Assembly

Unrecorded Date
SAGAL

"MEEL IL LAGA LA' YAHAY HADII LA TAGO ISHAA LA ISKA RIDAA" or "WHEN IN ROME, DO AS THE ROMANS"

Markaad saan u hadleysay waan u maleynayey inan dibad ku caqliyaysatay inaad tahay ee ogoow in mas'uuliyada uu Ilaahey RAGA siiyay ogowna meel walboo la joogo diintu waa tii lee. Markaad leedahay, "we are not in somalia anymore where one income was enuf." Ogoow in soomaaliyay dadka jooga ay naga nolol fiican yihiin (ma ah meelaha dagaalka ka jiro) Dumarka north america waa adigoo kale subixii surweel isku taaga abtiyoowgana meel fag ka soo ifaaya afkana gaduudsatay oo sidii sanam raga sanka ka soo galeysay ayadoo sidii shimbir oo kale hi leh, waxaad sheegayso waa wax uu qof fitro ku jirto ka noxo, alloow aadan isoo marin
YAA SAATIR ceebtanada astur

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

maanyo

Unrecorded Date
to..axmed sxboow jorta adi hadaad yurub joogtid saas ma u hadasheen sababtoo ah hadaad degan tahay waa ogaan laheed cunsurinimada taalo yaa u ogol in ya shaqeystaan somalida qaarka shaqeeyo aa xoog ku shaqeeyo marka somalida joogto yurub ma diidana in ay shaqeystaan waxaa hortaagan arimo badan koleey waa fahmi kartaa arimahaas tusaale somalida enland joogto waa shaqeystaan kuwo holand joogo waa shaqeyttaan kuwo jarmalka joogi sidoo kale marka adiga ha arkiniskan daneefiyaanka keliya

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

bulsho

Unrecorded Date
To:Ahmed-9

Horta adiga marka ugu horeysa ceyrta iska jooji kadib dadka kale wax ka sheeg... somalida horey ayey ugu maahmaahday (isku ma jeeda islaanka ayuu laayey)

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

axmed_9

Unrecorded Date
waad salaaman tihiin dhamaan.

marka labaad mowduucani waa muhiim waayo dayowga kale ee dunida ee jooga wadamada yurub la mid maaha dadka soomaaliyeed oo ugu yaraan inay wax kala tagaan ayay isku taxalujiyaan soomaalidase waxaa u muuqda keliya nolosha beenta ah ee maalin noolaanshaha ah.
anigu waxaan joogaa yurub waan ka xumahay arrimahan qof ka midana waan ahay waxaan ka hadlayo,maxaad uga xanaaqaysaan in la sheegsheego
mida kale north-america waa xaqiiq inay shaqeeyaan iyadoon la faanineynin,waxaa kaloo jirta in yagoo rer yurub duligu u gooni yahay hadana ay tahay meesha soomaaliya dabkeeda laga huriyo oo ceyrta ku bixiyaan waayo si fudud ayay ku soo gashay waxayna yeesheen dabeecada dameerka oo markuu balka ka dhergo inta kalana qariba.

to sagal
walaal waxaan ka hadlayaa anigu raga oo keliya sideedaba dumarku maqaan bay leeyihiin,tii shaqayn lahay iyo tii seexan lahaydba waa mid iyo danteed koleyse xaaskaygu ma shaqayn doonto insha'allaahu,su'aal kalena waa maxaad u jeclaysatay ninka iyo naagtu inay ama wada joogaan ama wada shaqeeyaan? runtii waa nasiib daro weyn,qof kasta oo doonaya inuu wax sheego yaanu ilaawin waxa diini tahay.

to:Maanyo kadib markaan fahmey qoraalkaaga anigu yurub ayaan joogaa xaqiiqdana waan arkaa soomalida yurub shaqo marbaan, caqabada hortaagana
waa garanaynaa oo naf jeclaysi,waayo qofka shaqeeya iyo qofka cayrta qaata wax badan isma dheeraanayaan bishii waana taas tan keliya ee reer yurub ka dhigaysa inaanay shaqaysan,haday jiraan wax kale bal noo sheeg.

axmed_9

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

qorax

Unrecorded Date
to:dhamaan doodayaasha.assalaamu caleykum.

salan kadib doodani waa mid loo baahan yahay in la
isla arko xaqiiqda jirta soomaalida yurub

to;maanyo walaal waxaad sheegtay in soomaali badan oo yurub joogaa shaqeeyaan sida london ,holland,iyo jermani oo waxaad kiiskii saartay iskandaneefiyanka walaal waxaan kuu sheegayaa Naari meel qabow ma leh yurub waa isku mid soomaaliduna yurubna waa isku hooyo.hadaan u noqo kuwad sheegtay sida holland ma dadka wada waashay siday qaad u cunayeen ayaad ka hadlaysaa,labo waa la isla waayey qaad nin cuna iyo shaqo la isla waa' runtiina kamaad hadlin,

by qorax

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

qorax

Unrecorded Date
to:dhamaan doodayaasha.assalaamu caleykum.

salan kadib doodani waa mid loo baahan yahay in la
isla arko xaqiiqda jirta soomaalida yurub

to;maanyo walaal waxaad sheegtay in soomaali badan oo yurub joogaa shaqeeyaan sida london ,holland,iyo jermani oo waxaad kiiskii saartay iskandaneefiyanka walaal waxaan kuu sheegayaa Naari meel qabow ma leh yurub waa isku mid soomaaliduna yurubna waa isku hooyo.hadaan u noqo kuwad sheegtay sida holland ma dadka wada waashay siday qaad u cunayeen ayaad ka hadlaysaa,labo waa la isla waayey qaad nin cuna iyo shaqo la isla waa' runtiina kamaad hadlin,

by qorax

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

TROUBLEGIRL

Unrecorded Date
SAGAL....

That is so true girl.... Some women in Holland R so Ignorant they can't even open a bank account....get food for their babies coz of language problems. Having said that I have seen men & women in my city who can't reply to How R U? IGNORANCE IS A DISEASE.

Somali ppl in general were ambitious, fast moving career people.......But now in QURBOLAND... They just can't be bothered.....they can't even get up and get the FREE education on offer.

I hope we wake up in due time and realise that QURBOLAND is a temporary DEAL....They can have fun and chew JAAD 4 now...but tomorrow when we go back Inshallah.....They'll need a Degree or some kinds qualifications to get by(unless they become JAAD mongers in Ali kamiin)

PEACE

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

alex

Unrecorded Date
hi all,
i have been visiting this forums for a long time, and i have never seen such a wonderful topic.
su,aal, i wonder why, why cant our young men and woman need caydh for, why cant they get a job, and get a self respect.
it really kills me when i see a young person claiming caydh instead of working.
TALO: meesha ha la,iska qaado soomaaliyeey.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

NO.1.IS.BORN.ENGLISHSPEAKER

Unrecorded Date
DISTURBEDGIRL

HONEY NOT EVERY1 IS BORN SPEAKING THE ENGLISH LAUNGUGE THE YOUNGER GENERATIONS LEARNED CAUSE THEY CAME HERE IN SUCH AN EARLY AGE SO THEY PICKED UP FAST UNLIKE THE OLDER GENERATIONS............ITS BEEN STATED THAT A PERSONS ABILITY TO LEARN LANGUEGES STOPS AT AGE 12-14.
I HOPE THIS EXPLAINS TO U WHY
AND PLEASE DONT ATTACK OUR PEOPLE FOR NOT KNOWING

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

MOMO

Unrecorded Date
salaan dhamaan
axmed 9 walaalkiis waxaa jira dad aan qaadan waxaa sheegeesid oo shaqo ku feerabeelay, marka walaalaheen yeena ilaawin in lacagta ay qaataan maanta biri ay bixindoonaan marka ay shaqada ay bilaabaan ..

ILAAHAY HANA CAAWIYO

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

DAACAD

Unrecorded Date
Waxaan jooggaa Europe waxaana shaqeeyaa maalintay ugu yar tahay xawaali tobban saacaddood, cashuurta iga go'da waxaa laga biillaa ugu yaraan saddex qof oo bilaa camala bishiiba, taasi waxay i geyaysiisey inaan noqdo cunsuri neceb dadka ma shaqaystayaasha ah ee caydha cashuurtayda qaata oo ay Soomaalidu u badan tahay kuwaasoo badankoodu jooggey ilaa toban sanadood subaxna aan kalihin, aniguna saddex sano iyo badh ayaan joogey´sanad iyo badhkii ugu dambeeyeyna waan shaqaynayey, cudurdaarna waxay ka dhigtaan wadanku shaqa ma laha iyo waa cunsuriyiin"losers talk" maxaa yeelay waxay ka xishoonayaan waxaanu nahay leeysiyiin, waxaan ku soo gebagebaynayaa shaqo meel walba waay taalaaye raadsada firfircoonaantiina iyo xirfadiina ayay ku xidhan tahaye, annigana maslaxadbaa iigu jirtee xooggaaga yari hay baaqdeene, iiga daaya cashuurta aad iga rifaysaan, anniga oo shaqo ka soo rawaxay daalan oo diifi iga muuqato, gacmo gaagaaban iyo calool buuran haygala hor imaninee ordoo waxqabsada Soomaalida Yurubeey damiir idin diiriyaydaan lahayne.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Lii & D

Unrecorded Date
Soomaalay anigu waxaan deganahay Sweden.swedenna waxay ahayd meelaha somalida shaqysaa ay ugu yar tahay.Maantase soomaalidu 65% ay shaqeeyaan.

Waa tirakoob lasmeeyey TV Horseedna laga sheegay iyadoo af swidish iyo afsoomaaliba loogu sheegayey dadka mooda inay soomalidu yihiin mashaqystayaal.Laguna qancinayey nin moodayey markaa inay soomaalida kunool sweden tahay shaqo laawayaal 95%.

Markaa soomaalaay cayda igadaaya ama sheega wadanka lagu shaqo layahay iyo wixii cadayn ah oo aad haysaan waxay idinla tahay iyo waraan raad lahayn haigu canbaaraynina ee.

Nin ka cadhooday nac nacda meesha ku qoran.

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.