site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

CAQLIGA RAGGA IYO INTERNETKA

SomaliNet Forum (Archive): Somali Women's Forum: Archive (Mar. 2000 - August 2000): CAQLIGA RAGGA IYO INTERNETKA
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hadliya

Unrecorded Date
Waxaan ahay hooyo Soomaaliyeed oo la wareersan ninkeedii oo (addicted ku noqday cybersex). ma aniga ayaa jaha wareersan mise waa arrin la ila qabo. Wakhtigiisii waxa uu u qaybiyay hurdo, cunto iyo chat room. waxaa ka sii daran dafiraadda oo wuxuu ku leeyahay waxba ma aanan hallayn. Ma diintiibaa la iloobay oo waxaa meherad noqotay naagahaan futada qaawan baa iimaankii ragga la tagtay mise wax kale oona fahmin baa jita.

Waxaan maqli jiray caqliga ragga wuxuu ugu jiraa "buuryada iyo labada indhood" malaha taasaaba run ah.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Faiza

Unrecorded Date
Aniga waxaan maqlay oo maskaxdeedda ka weynaate; marka qoys deggan Canada, ee ku kale tageen ama isku fureen arrinta ah ninkii oo looga taag waayey internetka. Yaab. Oo taas ma noqon karta wax la isku furo?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

KUSSEEY

Unrecorded Date
to hadliya

salaan walaal::

horta ninka ma wiilkaagaa misa ninkaaga (ur husband) haduu ninkaaga yahay maxeey tahay internet uu wax ka raadinayo adoo xaaskiisa ah baaba joogta.........sababta aan waxaa kuu iri waxa weeye adaa tiri "naagahaan futuda qaawan baa iimaankii ragga la tagtay" hadaba right there waxbaa ka qaldan ......walaal ninka iska sax oo jidka banaan kusoo dhac dheh....haduu hortaada interka naag ku shukaansanayo .......maxaa kuu dhiman imagine gadaashaada waxa ka suurtoowda inuu ku kaco........naag nool iska dhig oo ninka labo soo gal dheh......walaal qaladka ha isu sixin ee
meesha ka kac.......haduu wiilkaaga yahay na waxaa ku filin adoo hooya ahaan ugu qeyliya .....bal i iga jawaab su'aasha!!......IS HE UR HUSBAND OR UR SON????

KUSSEEY

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

CiiseRooti

Unrecorded Date
Hadana raggii baad isu kaashateen miyaa?

hasa socoto


Peace

CiiseRooti

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

mOwLiD-mAcAaNe

Unrecorded Date
To Hadliya

Magacaaga ayaa laga garanayaa inaad rabto inaad naga nac nac siiso, si aad noogu dhereg dhacsato.
waan aqaan adoo kale ee abaayo jiib xikaaya taani.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Unrecorded Date
1.mid waa qalad in uu waqti badan ku lumiyo
haasawahan,
2.hadii uu qurbuhu ku badalin u ugolow xaaskale
3.nin guri kuu fadhiya adaa jeedin waayey.
bal ka rog oo laba saay

geeljire

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

maanyo

Unrecorded Date
to...hadliya


walaashiis internetka inuu ninkaaga waqti badan ku dhumiya ma ahan laakin amaa adi iyo ninkaaga isticmaashaan aabo isku heysataan aniga kalkeygii waaye iyo aniga kalkeygii waaye mida kale ninka maxaa u meeleyn weysay oo uu guriga kuugu fadhiyaa.


talo iga hoo waxaa sameysaa waqtifa uu ninkaaga isticmaalo internetka isku qurxi qaado diraca ugu danbeeyey barafuun jakjak isku sii agagmar internet agagaarkiisa ma ku arkeysid magaaalada u wad u soo iibi macawiis adi guriga ha ku joogin baati dhinacyada ka jeexjeexan,,,,

waxaan la yaabay makasee gabdhaha soomaalida markey banaanka aadayaan waxay qaataan dharkoda kan ugu qurux badan uguna qaalisan gurigana waxay ku joogaan baadi dhinac bur kaga yaalo oo waqti hore dhaqmo ugu danbeysa meeshii la rabay in ay ninkooda isqurxin lahaayeen oo ay guriga ku joogi lahaayeen goono iyo dirac qafiif ah waxaa la rabaa markaad banaanka aadeyso inaan qaadato kan guriga ugu foolxun markaad guriga joogtana kan ugu qurux badan laakiin bilcakis aa ka dhigteen intaas waa canaan yaah gandhaha somaliyeed wixi qalad ahna ka raali ahaado.

hadliya walaashiis xaajigaaga subaxii hurdada ka kici salaad subax isla tukada ka dib canjeero ama malax ugu tuur shaqo raadso dheh dhuhurkii basmati isku dhacaayo u kari ha u karin cali uraaye alaabka markuu soo galo jaakadka ka siib markuu hurdo caruurta ka ilaali markaad saas ninkaaga u qiimeysid asagaa ka cararaayo internet ama u heli doonin waqti habeenkii aa soo haray mufo iyo maraq ugu tuur marmar malaay ugu tuur digir ka ilaali waa yuu guriga kaa qurmine intaas markaad u sameyso waxaas ku waalanaa abaay hadliya abaay hadliya laakiin ka waran hadaad ku noqoto naag qeylo badan oo garuun la soo taagan aa aadan ka warqabin calooshiisa dharkiisa iskaalshihiiisa internet uu dhax fadhinaa asgoo aad u maleyso hada inaas ka yimid som,,,,,,,

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

maanyo

Unrecorded Date
to. hadliya

marka aaad intas u sameyso asagana xil uu isa saaraa asagana intaad u qabatay in le'eg uu kuu qabanaa.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Hadliya

Unrecorded Date
Horta runtii aad baan ugu farxay dadka badan oo ra'yiga igu soo siyaadshay. Waxa aan u baahnahy waxa weeye waan arkaa oo arrintaydu ma sahlana mana aan joogo meeshii walaalaha gabdhaha Soomaaliyeed intay casarkii shaaha karsadaan isku waydaarsadaan ra'yigood iyo tala bixintooda. Telling the truth I am craying for help, Xag diini iyo xag caaminimo. Horta niku shaqa la'aan ma aha ee wakhtigii reerkiisa ayuu meesha ka saaray oo lagalama hadli karo arrimaha noocaas ah oo kayskuuba iska waalinayaaa. Marka anigu ma iska dhaqaaqaa oo reerka hadda dhismahiisu kaligay buu ku taagan yahaye udub aan dhulka ugu hayo anna ma siibaa misa anaa naftayda lumiya.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Jayte

Unrecorded Date
Aryaadhaha xaa ka rabtiin ninka, iskama dhaaftiinoo yaraantiyeey kusoo dhaaftee, yaayah ee waa ku gardaradaas, iskala hera arrooy, muguu oon boxo usugaa iska dhaafi doonee.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

enough Intelligent

Unrecorded Date
Waar maadaama aan naag soomaaliyeed la aamini karin raggu ha iska galo shabakadda web-ta si uu naagahaas caddaanka ah ee wax fahmaya aanu uga qadin inta guskiisu adagyahay. Iyagaa markaad ka kacdana kuu mahad celinayee meesha kuwa soomaaliyeed ku laadayaan oo wax kastood siiso ku inkirayaan.
Ilaa xilli dambe, salaama.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

SUHUUR

Unrecorded Date
Hello folkz,

To: Anonymous
Maxaa ugula jeedaa xaaskale u uguloow? Just because he got addicted to the chat doesnt mean he is illegible to marry another, there are rules and regulations iska guurso xaas labaad maahin.

To: Hadiya
Ani waxan ku dhahi lahaay internetkaba iska jar. And if he goes else where to look for another internet link, lock your doors girl.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hadliya

Unrecorded Date
Marka hore qofka bani aadamka ahi wuxuu xoolaha kaga duwan yahay waa dareenka iyo caqliga. anigu ma lihi kulli nimanka oo dhammi waa xoolo, laakin kan aniga i qaba iyo midka la qaba ra'yigaas waa dameero. teeda kale waxaynu nahay dad muslim ah oo illaahay subxaanu qaadir iimaan buu ina siiyay, marka qofkii ilaahay iimaanka ka qaaday ma laha aayo. Aniga hadliya ahaan ah waan gaaray go'aankaygii, waxaan kaliya oon ku kaalayaa walaalkay in illaahay iimaanka ku soo cesho anigana albaabo khay qaba ii furo.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

sayid

Unrecorded Date
sayid

To hadliya!!!! sis aniga Toosane ah hadaad firaaqo noqto anigaa illinka kuu taagan heee sis iska daa internet aan ka adee maanta dhan adaan ku masaxayaa sis

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hadliya

Unrecorded Date
To: sayid,
Aad ayaad u mahadsantahay. Qofku markuu u baahan yahay taakulayn qofkii wax garad ahi kama hagrado hiil iyo hoo midna. Raggu ma wada xuma ee waxaa ku jira qaar u baahan caqli celin iyo wax tusaalayn si ay u fekeraan inta ayan fal xun ku dhaqaaqin.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

haweeya

Unrecorded Date
hadliya, ninkaaga amuu bored kugu noqday? Bal adiga isku noqo oo fiiri haday wax ka qaldanyihiin, waa iga taalo.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Warta suuqa

Unrecorded Date
haweeyo,

ma waxaad leedahay tusaale ahaan naagtu waa dhusuqleey oo seey subixi jikada u gasho oo cajiin u qaseeyso, muufo u dubeeyso, soor u karineeyso, galabtina qashinka deeydka uga xaaqeeyso habeenkina malawax iyo dalac bilaash u karinayso oow ninkaana mugoow guriga kusoo laabto habeeki oo isyiraahdo naagtaada ururso aa basal iyo shiir kasoo haadaayaan eey sanka iyo qaaxada u galaayaan. Waa dhici kartaa ileeysin naagaheena cuud iyo catar iyo cafasiyad aa lagu yaqaan ee seey wax u jiraan?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hadliya

Unrecorded Date
To haweeya,
Gacaliso Haweeya waa su'aal meesha ku jirta taasi, laakiin aniga oo runta ka hadlaya ayaan kuu sheegaya waxa aan anigu ahay, horta ma jiro qof dhinac walba ka wanaagsan laakiin xaasha waxaan ahay naag somaaliyeed oo run ah... Ee dhibka jira ayaa wuxuu yahay dadka qaarki oo technologyadu ku cusub tahay baa maskaxdoodii qaybsami wayday, dhaqankii iyo diintiibaa la illoobay, waxaa dadka qaarki ku biyo shubteen ninkii laga sheegay bil soon wabi ku dabaashay intuu quusay soo qurquriyay biyihii dabadeedna yiri maanta illaahay waan soo khiyaanay saa igama arki karo wabiga salkiisa.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

geedi

Unrecorded Date
hooyo idigu maxaad xagan ka soo doontey.carabtaa tiraa, yaa binti sanduuq khabara fi suuq.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Warta suuqa

Unrecorded Date
Geedi wadaayoow noo macneey eraygaas af carabiga waanalaga badshaahe?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

kulataliye

Unrecorded Date
hadliya walaal adigaaba intaad netka ku soo noqnoqotay la tirin karine maxaad walaalka ka rabta yuusan shaydaanku kaa adkaan ee nafta samir ku waanni

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

jamaaal4

Unrecorded Date
maanyo
aniga gacanaan kuu taagay maaanyo.adiga leeba taqaanid sidii wax loo qanciyo.laakin waxan ku weydiinaa cambuulada iyo soorta iney ragga necebyihiin see ku ogaatay/aniga horta waaba la iga shidaa oo baddaas ayaan ka galaa cambuulo iyo soor.khataraa tahay qofyahay kii ku qabaa ay u gashay horta...aniga noocaaga oo kale aan wax badan raadinooyaa...tala adigaa u dhameeysay qoftaan hadey wax maqleyso.

iisoo bari walaasheey maanyo

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Garyaqaan

Monday, June 19, 2000 - 04:01 am
asalaamu calaykum
to;raga

walaalayaal ina ragow inagaa wax naloo sheegayaa ye aan siino xaasaska waqtigooda oo xaq baynagu leeyihiin e aan dhowro cuno guryahoodiiba waa...;

to;gabdhaha

walaalayaal guryaha aad nooguma soo jiidataan jimcaha mooyee anana hebeen kasta waa noo jimce ee guriga nagu qanciye banaankana isku astura hadii kale......;

to; hadliya
walaal waad ku mahadsantahay doodan aad noo furtay waxaan filayaa inaad naga had linayso sida kucad magacaaga hadayse wax jiraan odaygaagana laguuma dhaamo oo hadii lagu furo waxaan is dhahnaa waxii lagu furay ayey qabtaa hadii calaf noo geeyona waxbaan ugu xilanaa oo waxii mas'uul ahaa bay la wareegaan ana hadaan xil nasaarayn qol dusoon oo uunsi leh waa iska rabnaa ee fekar oo sdii.....;

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Guurdoon

Friday, June 30, 2000 - 08:09 pm
TO MAANYO
SALAAMA CALYKUM.

it said that the love who falls on every man is a fool but the man who falls in love with one woman is not a fool. WOW! sis miyaa maanta laga helayaa hablaheena soomaaliyeed inan sidaada u fikiraysa oo isla markaana guurdoona waad ku mahadsantahay inaad soo gudbiso fikradaa wanaagsan.

mahadsanid.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

mohamed ibrahim

Sunday, July 02, 2000 - 02:20 pm
lol@@@@@@@@@@@@@@@@@@@@..............hadana sheeko inta mey mareysaa, walaahi anniga koley riwaayada mise just jokes ay ila tahay.....how the hell on this earth can people get divorce because of internet? probably that woman is joking so lets all joke, nothing serious here........be cool guys..................just so funny....to accept this to be true....

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

wartaan-rabaa-ani

Friday, July 07, 2000 - 01:23 pm
warta-suuqa


kaalaybo adiga malawaxa iyo dalacbilaashka aad ka hadloosid maxaa waaye...hahhahha waa horaa iigu danbeesay cuntooyiskaas magacooda xatoo..lol
halkoo mar ii imow, itusi si loo karshobal---adi kushiinkaa ku fiican tahay aan u moodaa nimanka kuwaas baan aduunka igu jeclahay....naagkaste way rabtaa shariifkoo oo jikada la kaalmeeyo....shafka isaar aboowe macaan

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Amina

Thursday, August 17, 2000 - 05:21 am
Waxaa idin lee yahay wanaag fiican oo Rabi Raali ka yahay shaqeysta oo aduunyadan waa laga tagayaa oo Ha moodin In nuurka Aduunka uu qabriga kula galayo, Intaas ka dib Soamaalida soo qaxday ee Yurub iyo North Amerika ku nool waxaan idin lee yahay nin iyo naagba oo reer ku wada nool is xaq dhowra oo iska dambeeya oo Rabi ayaa idin jeeda oo idinla xisaabtami doona, NIN YAHOW REERKAAGA SI FIICAN U DHAQO OO WANAAG KULA DHAQAN/NAAG YAHEY NINKAAGA ADEEC OO MARKA KALIYA AAD SARIIRTA UGU BAAHAN TAHAY UUN NIN HAK DHIGAN


WAA Walaa shiina Amina From :Torronto

Asalama Caleykum

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.