site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Gabar Soomaaliyeed oo Ubaahan Qof Cadeeya in ay Soomaali tahay

SomaliNet Forum (Archive): Somali Women's Forum: Archive (Mar. 2000 - August 2000): Gabar Soomaaliyeed oo Ubaahan Qof Cadeeya in ay Soomaali tahay
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

CiiseRooti

Unrecorded Date
Gabar Soomaaliyeed oo Ubaahan Qof Cadeeya in ay Soomaali tahay

War ay sootebisey hay'ad degan magaalada Los-Angeles ee Mareykanka ayaa wuxuu sheegayaa in gabar Soomaaliyeed oo codsaneysa deganaanshaha Mareykanka ay u baahantahay qof caddeeya in ay Soomaali tahay.

Gabadhaas oo mageceeda layiraahdo, sida ay hay'addu sootebisey, Malyun Mohamed Farah waxaa maxkamadeeda laqabdoonaa April 17, 2000.

Booqo site-kan, ayaa haya warar dheeraad ah oo quseeya gabadhan.

http://www.somalitalk.com

Hadaad degantahay LA, la socodsii dadka macquulka ah ama hormuudka u ah beesha Somaliyeed ee LA ku dhaqan.

Mhsanid

CiiseRooti

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

aadaaan

Unrecorded Date
waxaan ahay inan degan scandanefianka markaa pleas faahfaahin dheeraada naga soo siiy inantaa waxaa laga yaabaa inaan garanee

Anonymous

Unrecorded Date
AHLAN
GABADHII MAXAY KU DANBEESAY

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

shugriyaa

Tuesday, June 27, 2000 - 06:13 am
ciiserootiyooow
aaway gabadhii miyee nooshahay
'ma reer waqooyi baa??????????????

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.