site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

DHALINYARO IYO GAROOB JACEEL HELAY!

SomaliNet Forum (Archive): Somali Women's Forum: Archive (Mar. 2000 - August 2000): DHALINYARO IYO GAROOB JACEEL HELAY!
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

KENADID

Unrecorded Date
SXBYAAL WAAN IDIN SALAAMAY DHAMAANTIIN.


WAXAAN AHAY WIIL SOOMALIYEED OO JIRO 23 SANO, AYNA JECLAATAY GABER GAROOB AH OO HAL GABER LEH.

ANIGA WALIGEY ARINTAAN OO KALE IMA QABSANIN, BAL MAXAAD KUTALINLAHEEDEEN SXBYAAL.

ANIGA MAR-MAR AYAAN WAXAAN IS DHAHAA GAROOB GABAR WADATO WAA BEELO INAY WIIL WADATO AA DARAN."" SIDAY HOREYBA MAAH-MAAHDU SOOMALIYEED AHAYD.

SXBYAAL WAXAN UBAAHANAHAY TALO FIICAN OO ANFACDA ANIGA IYO DADKABA . WAAD MAHADSANTIHIIN.

KENADID I LOVE SOMALI PEOPLE.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

LADAN

Unrecorded Date
TO KEENADIID

SHARAM KAR LARKAA
CAAWI MASKIINTAAN ABOO MAXAA YEELAY LAAKIINI MAAHMAAHYADA ,GABAR BAARTAY GAROOB AA KA FIICAN
YAAQEEY.

NABADEY

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Muriidi

Unrecorded Date
Nasiib badanaa!!!!!!!

Waryaa, dabadaad timo ku leedahay, war imisaan raadinaayay garoob gabar wadata, xaggee joogtaa saxibow anaaba kugu simi lahayne. Wax kaa nasiib badan waligay ma arkin ee ha iska sheegsheegin.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hebel

Unrecorded Date
wax alaale iyo wixii madaxaaga soo gala samee.
sxb laakiin su'aalaha haka kala tegin su'aal weliba jawaab bey u baahan tahay hadaad overide-gareyso ogow iney isbaaro kuu dhigan doonaan jidka soo socda,
waa hadal ninweyn hadaad arimaha qaarkood ku kici karto maskaxdaada isku celceli riyo maalmeedka caafimaad baa ku jira laakiin dhedo weli roob ma noqon.
hadii aad hadalkeyga fahmiweydo cubeydkaaga edebta bar gabadhana nolosha haku adkeyn qaar badan oo labaatan jiro ah waad heli kartaa.
wa bilaahi towfookh

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

CiiseRooti

Unrecorded Date
Laad kusii dhufo.

CiiseRooti

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Kenadid

Unrecorded Date
To By Hebel.

Sxb horta aniga waaad kuhadlayso maan fahmin, waayo af soomali adag baadkuhadashay.

soo jilci hadaad wax talo ah wado.

sidaas iyo nabadeey.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hebel

Unrecorded Date
kenadid labadeena afsoomaali kee jilcis rabo beriga waraa juree?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hebel

Unrecorded Date
Kenadiid hadalku waa hadal hooseed waxaana aan kugu iri hadaad hadalka fahmi weydo sxb inanta iska daa oo suuqaaga gal.
hadaad hadalkeyga fahamto sidaan ku iri u tasho.
hada ma i fahamtay mise waan kuu sii jilciyaa?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Unrecorded Date
BY GABAR,

Cendid jaceylka gbadh iyo garoob ma kal yaqaano marka iyada in ey ku kuceshahey waad sheegtee bal adigana iska waran,, garoobta majeceshahey mise,, hadaad jeceshahey,, garoobnimadu waa wayo aragnimo dheeraadah laakiin hadaad wax kale wadato ayaa daran.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

xamardaye

Unrecorded Date
KENADIID,
Isma raacaan gabar iyo garoob ee kala daa,ee walbo islaan garoob ah dheh,garoob gabar ma noqoto,sida iiga kaa muuqato nin yar ayaad tahay,ee garoobka yeeysan kugu neefsan ee ka leexo,intaas iyo in la mid ah ayuu HEBEL kugula taliyay saaxib,ee garoobka rageeda u daa,adigana danahaada raaco.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Unrecorded Date
asalaama caleykum
to everyone walaal ninkaaga talada raadinay aniga waxaan ku oran lahaa jaceylka kuma xirna da' iyo magac midna marka xiga in aad ka shakisaa qof aad guur iyo mustaqbal danbe dee waxaa iiga kaa muuqda in aadan dhab wadan ee qaboobaha iyo kalinimada ka dugso arinkaaga yahey please ha lug goyn qof aadan rabin beena naftaada ha u sheegin.mida kale hadii macnahaagu yahey garoob in aad cabsi ka qabto there is so many gabar ay ka fiicanyihiin garoobka waaba waaya arag si wanaagsan bey kugu waqti qaadeysaa. hadaad cabsi ka qabto cambarka yarka ah ee halka cunug soo maray laa baas this is the time ay gabadha hore u gudneyd ugu wacantahay only waxaa fahmi kara qofki soo maray. ha iga fahmin qalad garoob ma ihi waxaan ahey xaas.
to ninkaaga la baxay xamardaye you don't know any of this situation waxaa hubaala in aadan waligaa meel aad aaminsantahey galin eed u gasho interest dadka wax ha udhibin oo garoob wax ma qabto adiga oo kale yaa gabar miskiina ee guriga hooyadeed joogta been ku guursanaya dabadeedna markaad intaad rabto ka hesho dibada u diraya then sidaa ku noqon garoob.
asalama caleykum.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ismaaciil gurey

Unrecorded Date
Kenadid hadaad garoob heshay balse ay haysato gabar yar dhibaato maleh garoobnimo ee haday ku cajabisey, yacni aad kaa heshay dabcigeeda, taladii waxaan ku odhaan lahaa ku tuuro oo cidna ha u joojin waayo nebigii baa u duceeyey.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

abdirahman

Unrecorded Date
waryaa garoota gabadha wadato miyeeyna ciil lahay maxaad sheegeesa dabaal yahoo.

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.