site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

ILA TALIYA

SomaliNet Forum (Archive): Somali Women's Forum: Archive (Mar. 2000 - August 2000): ILA TALIYA
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

HANIYEEY

Unrecorded Date
WAXAA AHAY GABAR OO 22 SANO JIRTA, WAXAAN JECLAHAY NIN AAD U QURXOON OO AAD II GAWAYN .
MARKASTO WUXUU I YIRAAHDAA WAAN KU JECLAHAY MA I JACESHAHAY, MARKAAS AYAA DHAHAA ANIGAA MAYA MAXAA YEELAY WAXAAN UMALEEYA KAFTAN INUU KAWADO.
INDHAHAYGA WAAN KAJECLAHAY, WAA NINKA IIGU HOREEYAY AAN JECLAADO WAXAAN SAMEEYO MAAN AQAANI.
AAD AYAAN U XISHOOD BADANAHAY.

MAI KAI KARU MOHHABATT HOGAI
MAI NIND NAHAI ATHAI

MAXAAN SAMEEYAA

SALAAMA ALLA KUM AMA QUDAAFAS

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Unrecorded Date
GABADHA JECLAATAY ODEYGA .


ABAA WAXAAB RABAA INAAN KUWAYDIIYO ODEYGA MEEQA SANO AYUU JIRA ? ADIGUNA MEEQAAD JIRTAA.


HADA KAHOR WAX MÁ JECLAATAY?
HADII SIDEE LAGUU QABTAY?
MAXAAD U'ARAGTAA JACEEL.?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

HANIYEEY

Unrecorded Date
WUXUU JIRAA NINKA QURXOON 45 SANA, IT IS MY FIRST LOVE .MAAN AMINSANEEN JACAYL MARKI HORE SAAS AYAA IGU DHACADY JACAYL XUN .WAAN KAFAKIRAA MARKASTO ASAGA. I AM SO IN LOVE WITH HIM ,MAAN JIIFTO , MAAN CUNTEEYO ´RUNTII WAXAAN SAMEEYO MA,AQAANI.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Abdujaana

Unrecorded Date
Assalaamu calaykum Intaa kadib walaal jacaylku wax jira weeye laakiin qofka haduusan diin ama dhaqan wanaagsan san lahayn iskaga carar quraan badanna akhri waayo qalbiga ayuu kuu dhaqayaa (quraanka). Balse ninku haduu yahay nin diin leh dhaqan wanaagsan yuusan kaa fakanini. Wassalaam

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Van P

Unrecorded Date
hello Haniyeey.

anigu waxaan ku dhihii lahaa, haddii ay run kaa tahay oo aad jeceshahay , waxba lama qariyo ee u sheeg in aad jeceshahay. jaceyl da ma laha.

Good luck,
thanx.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

farta _vip

Unrecorded Date
TO HANIYEEY


walaal waan ka xumahay tanku heesato
abaayo waa wax jiro taas hablaha oo dhanqabsado laakiin waxa ku roon adigoo
shagatiid waayo jacelykal waa dhibaato abaayo
waxba macuno markaad tiray aad ayaan kaga
naxay ilaah ku dhibdhaamo
macaanto waa jiraa jaceylka jibahuu jijibiyaa
adigana waa kan cuntadii kuudiiyay hurana
haba sheegiin ala yaab badanaa
maxaa nabaray jaceylka

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

safia

Unrecorded Date
Assalama Caleykum

walaal jacey horta waa jiraa, ee qofkaad jeclaatey yuusan kaa lumin ee ku dalaal inaadan uusan kaa lumin waqtiga, jaceyl maweynaado, mana noqdo qof weyn ama qof yarba ee waxay ku xiran tahay qofkaa nolosha la wadaagi laheyd ee aad dooratey

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

cadeey

Unrecorded Date
Haniyeey
have you ever heard about this quatation,
"""I rather be an OLD man's Darling than YOUNG man's slave""".
Waxaan macaan marka hore salaan iga gudoon marka
xigana waxaan kuurajeynaaya in uu ilaahey jaceylkaaga kula garabgalo,
macaan waxaan rabaa in aan ku weydiiyo su'aal taas oo ah Ninka xaas muu leeyhay mise, macaan haduu xaas leeyahey waxaan kugula talin lahaa in aad si aad ah uga fiirsato,, haduusan xaas laheynse ogow horey soomaali ugu maahmaahdey "Naag NIN ka WEYN baa DHAQI KARA"

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Warta suuqa

Unrecorded Date
Areey sheekadaan akhriso, waxaan ka cabsaa inoow odaga ku hilmaamo saad mohabat mohabat ugu heysidi.

Bernie was invited to his friend's home for dinner. Morris, the host,
preceded every request to his wife by endearing terms, calling her
Honey... My Love... Darling... Sweetheart... Pumpkin, etc. etc.

Bernie looked at Morris and remarked," That is really nice, that after
all these years that you have been married, you keep calling your wife
those pet names. "

Morris hung his head and whispered," To tell the truth, I forgot her
name three years ago."

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

dacar

Unrecorded Date
Aahhh Aaaah Aaaaahhh,,,,waahhhh,,,,waaahhh ,,haa,,haaaa,,,aaaaaaa
waleeee waan qoslay waryaaaa


dacar-dacar-dacar

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Unrecorded Date
to.haniyeey abaayo waxaan kugulatalinayaa in aad jacaylkaaga tixgelisid kuna dadaashid sidii aad u helilahayd ninka aad jeceshahay ogow oo jacaylkuna weynaan iyo yaraan midna malaha nabadgelyo.

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.