site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Saaxiib ku qayaanay sidee layeelaa?

SomaliNet Forum (Archive): Somali Women's Forum: Archive (Mar. 2000 - August 2000): Saaxiib ku qayaanay sidee layeelaa?
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Amiira

Unrecorded Date
Aqyaarta waad salaamantihiin..kadib waxaa i heysato sheeko la yaab leh. waxaa jirta gabar oo aynu saaxiibu nahay, ma ahan saaxiib uun waa saaxiibtey qaaliga ah. waxaa dhacdey inaan hal habeen wiil isla baraney midkaasoo aan habeenkii koowaad aan la dhacey,run aahaantiina aan wiílkaa aad u jeclaadey, week kadib ayaa waxaa dhacdey inaan u soo bandhigtay arimaheygii saaxiibtey,ka dib waxey igu tiri waan kaa caawinayaa,iyadoo isla markaa u muuqatay qof daacad ii ah sidii aan horey igu barteyba.Sidii aan ugu warsugaayey wax jawaab ah kama aanan helin in muda ah. Jaceylkii wiilkina igu sii batey ayaa iyada ii timi ayadoo aanan wax kali i oran ayay jilbaheyga fadhiisatey waxey ereyadeydii ahaayeen sida tan"I CAFI QALADA AYAAN KAA GALAY WAXAAD AHAYD SAAXIIBTEY WANAAGSAN DAACADNA II AH WAANA OGSOONAHAY INAADAN IGU SAMEYSEEEN SIDAAN ANIGA KUGU SAMEEYEY"
anigaa yaab baan ku iri"waa maxey waxaad ka hadleyso ma aanan ku fahminee" Markaas ayay ii sheegtey in wiilkii aan jeclaa iin ay isla wada socdaan.. Aqyaaryaheey sideen wax yeelaa idin koo si daacad ah igula talinaya waa wax igu dhaacey oo dhab ah.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

kusseey

Unrecorded Date
to amiira

abaayo kick her behind..........taas camal saxiibtinimo ma gasho ee iska buri hee.....if she did it to u once how u know she wont do to u again???? save urself da headache n get rid off her....u don't need a friend like that...matter of i will never consider her friend anymore

guri gaajo waa laga guuraa .......gacal beenaane waa laga goostaa

abaayo iyada iyo ninkaba isku tuur
jaaaaaaw
nuff love kusseey

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Unrecorded Date
aniga waxaa ila tahay in aad is kumar barateen wiilka, ayada wax danbi ah kuma laha haday kudhacday wiilka loool

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ladan

Unrecorded Date
To amiira

walaaleey waxaa ku dhihi lahaa iska cafi hada.laakiin mardanbe haku aaminin arimo sirtaada ah,waxay kugu sameysay horteed ayay kahelaysaa.
hada wixi dhacay waa dhacayn,saxiib wax ladhaho majiro waxaa kuu saaxiib kaliya ah walaalahaa oo runta ah waan kaxumahay.
salaam

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Liibaan

Unrecorded Date
Dear Amiira
Ugu horeeyntii waan ku salaamay.
Abaayo nin waliba cawo ayuu adunka ku leeyahay ee waxaan ku dhihi lahaa isku day in aad hilmaanto isaga iyo saaxiibtaaba wax eey kuu taraayaan mar danbe ma jiraan.Abaayo macaan waxaan ku dhihi lahaa aniga ayaa ku qaabilaayo ee iska hilmaan isaga iyo saaxiibada xumaatayba.


cio i hoppe in aan wax kula qabankaro

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

muna&marwo

Unrecorded Date
by muna&marwo


walaal amiira wax dhacay oo xaqiiq ah miyaa mise
waa kutiri kuteenta internetka runta noo sheeg wax
aan nahay 2 qof oo dadka isu jecl sidaad sheegte adiga iyo saxiibtaa waa laisasoo galay war majir
waaaaaaaaaaw block maya!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

MrFaroole

Unrecorded Date
TO: Amiira:
Waad salaamantahay walal:

Waxaan anigu ku odhan lahaa maadaama arintaasi jirto hal mid samee.. SIda ay iila muuqato maaha saaxiibbadaadi qaaliga ahayad in aad Sidaas kukala dhimataan maadaama aay khaldantay oo kuuna qiratay khaladkeedi.

Waxaad samaysaa adiga iyo saaxibadaa arintan ka tashada, Sidaacad ahna isu waraaysta, waxadna samaysaan Labadiina midka uu jeceelku kubadan yahay Ha loodaayo Ninka..

Adiga iyo saaxiibadaa hadaad ninku heshiin waaydaan oo Midkeed aanay tankale uga samrikarin markii hore ayaanay saaxiibtinimadinu meel siijirin:

That is My brotherly advice...
Thanx 2 all:

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Amiira

Unrecorded Date
Waad salaamantihiin dhamaan waadna ku mahadsantihiin adviseka aad ii soo jeediseen. Muna iyo marwo abayayaal, sheekadan rumeysta ama ha rumeysan waa dhab waa ay igu dhacdey. Dhinaca kale mrlafoole aniga saaxiibtey sidaas uma kala dhimneyno laakiin mid ayaa jirta sidee aan ku ahaa kuma ahaanayo. Xagga wiilkana ayadaan u siidaayey maadaama ay si jeccel yihiin, oo isaga aniga ogeyn inaan jeclahay keyga anaa iska tirtiraya marka idinkana maxaad ka tiraahdeen?!
Liibaan aboowe boqolkiiba boqol waad mahadsantahay advise-kaagana waan qaatey waan ilaawayaa ilaahay idinkii. byeeeee Amiira

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Unrecorded Date
SAAXIIB KU QAYAANAY WAA LOO SMARAA PERIOD, OR HE WASN'T UR FRIEND

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hana

Unrecorded Date
TO amiira


walaal taasi saxiib mahan waa sireey
<laakiin adiga iyo ayada markii hore isku sirmaheen miyaa?

hadana gabdhoo oo saxiib ah oo boyfreinds kooda
aan kawada sirin taasi saxiibtimo mahaan
<somali miyaa or ajani ?
sireey lee ahaa
kacaraar sxb mgasho block aa buuu
yam yuruq ay wadaayeey
yaaahuuuuuuu dhaheee gabadhoo

bye

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Aniso C

Unrecorded Date
To Amiira:

Abaa waa ku salaamay, abaa saxiibo waa la ahaada laakiin naag sirtaado dhan loo ma sheegto siiba wiil aad ka heshay lama tuso hadii aad adi daacad tahayna ayaka ma ahan wax walbana waa dhacaan ee saxiibta iska cafi xaq ilaahey ayaad ka heleysaa midkaas mid ka fiican.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

sirmaqaabe

Unrecorded Date
dhamaan dhalinyaro waad salaamantihin salaan kadib waxaan jeclahay in aan idin so bandhiiko aarin ila sodaristay wiigi la so dhaafay runti waxaad mooda in ay ka dhiibadaan tahay taku dhaacday amiiro. dhalinyaro waxaa jiray in aan saxibla ahaa gabar cadaan ah on isku jaamacad ahayn gabartaason aan aad iyo aad isku jecelnaahay si fiicana i raali galisa mudona dheerna waada sooconay kadib waxaan isbaraanay gabar somaliyeed gabartaason u sheekay in aan saxibla ahay gabar cadaan ah inna sheektay in aynaa wax dhiiba u harkayn mudo wakhti kadib ah waxaa dhacday in aan gabarti somaliyeed aad i jeclaatay oy aay tidhi waan idin casuumaya malin maalma haa kamid ah adiga iyo gabarta cadaanka gabardhi ayaan arinti u bandhiikay wayna iga aqbaashay wakhti casuumadi marki aan niimid o aan dhamaaysanay casumaadi ayaay gabardhi u sheektay in ay i jeceshahay gabardhi cadaanka hay waxaay tidhi dhiib male anigu ba waan jeclahay kadib gabadhi somaliyeed dhaalo ayaay qaadatay o gabadhi cadaanka hayd ayaay waajika kaaka qaar xiisay o hada cosbitaal ka ayaay taala bal hadaaba maxaan yeela dhalin yaro

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

jabka

Unrecorded Date
wah waah warbal daya siduu ninkaas ulaba qarxay
saxiib aniga waxaay ilatahay midna inaadan sidan ee aad dhabka adigu dhamaysid ninba ilaahay kadhigaye hadiikale cadanka fasax xa qeedana sii

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

sirmaqaabe

Unrecorded Date
jabka aad iyo aad ayaad u mahadsantahay sida wacaan eed taalad aad i siisa laakinse ku maan qancin taladaad i siisay runti saxib waxaa iga baadan tahay in aan gabadha somaliyeed u dhameeyo wayo dhibaato bay igalisay mana ka samri karo gabadha cadaanka ah

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

DAACAD

Unrecorded Date
To: Sirmaqabe

War talo haddaad doonaysid inanta soomaaliyeed ee dhibka kuu gashay raac jacayl haddaad garanaysid, tan cadna iskaga tag beriba way ku tuuru lahayd oo Soomaaliyad baad ku danbayn lahayde, marka saaxiib waxaan kuugu soo gabagabayn lahaa taladii "waxaadan hurayn horaa laysaga yeelaa"

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.