site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Maxaa Afkeeni Hooyo Heley ?

SomaliNet Forum (Archive): Somali Women's Forum: Archive (Before Feb 2000): Maxaa Afkeeni Hooyo Heley ?
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Yaasmiin

Unrecorded Date
Salaams Soomaaliyey
Waxaan aan ka murugeys nahay waxa heley afkeena hooyo oo caruurteeni ay u ilaaween ?
Ayaa denbiga iska leh ma Waalidka mise Caruurtaa leh?

Aniga shaqaiyan waxaan qabaa in ay eeda saaran tahay waalidka oo ah shaqadooda sidey caruurtooda ugu tarbiyeyn lahaayeen luuqadaado hooyo iyogoo xil iska saaraayo waajibaadka kale .
Idinkuna maxaad ka tiraahdeen
Yaasmiin

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Cleo

Unrecorded Date
yasmin,

get a life.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

SUBAN

Unrecorded Date
YASMIN,WAAN KUGU RACSANAHAY INUU WALIDKA MASUUL KA YAHAY INAY CARUURTOODA BARAN AFKA SOMALIGA. DAD AAN KALA HADLAY ARINTAN, WAXAY IGU JAWAABEEN, IN HADDI ILMAHA LAGA DEREMO INUU ACCENT LEHAY AMA USAN FLUENT LOO ARKIN IN GADAL LOO CEELIYO OO LAGA RABO CARRURTA ASGOOD AH (THIS HAPPENS IN SCHOOLS IN THE METROPOLITAN AREAS OF VIRGINIA; MARYLAND AND WASHINGTON D.C.) IT SEEMS THAT THERE IS AN INHERENT BIAS AGAINST PEOPLE WHO SPEAK A FOREIGN LANGUAGE; THE ASSUMPTION IS THEY DON'T SPEAK THE LANGUAGE AT A LEVEL WHICH WILL JUSTIFY THE CHILDREN TO ADVANCE TO THE NEXT CLASS. (OOPS! IGA RAALI NOQO).
CLEO, THE TOPIC OF THE DISCUSSION IS NOT ABOUT YASMIN'S LIFE BUT ABOUT A SERIOUS ISSUE. IF YOU DON'T HAVE ANYTHING TO CONTRIBUTE DON'T ATTACK PEOPLE.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

DR_RUN_SHEEG

Unrecorded Date
YAASMIIN AND SUBAN WAAN IDIN SALAAMAY
ILMAHA KORINTOODA, XANAANADOODA IYO AF SOOMALIGA BARIDIISBA WALIDKA AYEEY SAARAN YIHIIN. WAA MASUUL ILAAHIYO AH. SABABTA ILMAHAYAGU AFKEENA HOOYO U ILAAWEEN WAA WALIDKII OO MOODAY LUUQADAHA AJANABIGA INEEY KA FIICAN YIHIIN LUUQADEENA HOOYO. ANIGUBA AAD BAAN UGA XUMAHAY LUUQADEENA OO LA ILAAWO.
CLEO - WHO NEEDS TO GET A LIFE, YOU EMPTYHEAD OR YAASMIIN WITH HER WONDERFUL FEELINGS FOR OUR LANGUAGE AND KIDS. GET A LIFE CLEO AND ON YA BIKE.
BYE

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Hamdi

Unrecorded Date
Waad salaam tihidin dhamaan tihiin.

Arinta aad ka hadasheen aad iyo aad ayey muhim u tahay. inay soomaali badan ay xiili iska sarin inay carruurtooda inay baraana af hooyo. aad iyo aad ayey u xuntahay qof aan luuqadiisa aqoon marka ha laga firsado. haddii aan idinka warmo xaldeeda waxaan qurbaha jooga 8 sano waxaana ku dhalay 2 carruur runtii aad iyo aad ayaan kula dadaalay inay bartan afkooda hooyo waxaan ka garaay guulweyna marka guuriga joogaan waxaa lagu hadlaa af soomaali mana is dheheesi ilmahan ayaa ku dhashay qurbe.waxaan amisanhay caruurta markey yar yihin maskaxdooda wayfurtahay waxaadan barikarta luuqada kasta oo aad rabtiid. marka way ku xirantahay waalidka.

INTAA IYO NABA GALIYO
PS.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Abdirisaaq nur abdi

Unrecorded Date
hamdi walaal sax baa tahay,waayo aniga oo xaaskeyga aan somali ahayn ,ayaa gabadhayda . Abyan af somali ku hadashaa.weligay kulama hadlin af germal .hooyadeed af germal bay kula hadashaa anigana af-somali.laba marna waxay ii raacday (Abyan=)Nairobi ay hoooyadey degantahay markastana 3billood ayaan soo joognay,marka caruurtu waa sida lagu abaabiyo.
caruuurta afkiina kula hadla labada afna ha isku qasina haddii kalle af ay si fiican u baranayaan ma jirto. abdirisaaq nur abdi

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Unrecorded Date
walaal marka hore salaan macaan waxaan rabaa in
aan kugursadoo waxaan ahay nin fanaan ah YASMIIN
walaal hadaad wax kaqabtiid soo jawaab

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Ina hurre

Unrecorded Date
waad salaamantihiin dhamaan waana wada figrad fiicantihiin hadaan idiinka waramo runtii khaladka waxa iska leh waalidka kolayba dadku isku mid maaha waayo in badan ayaan arkay ilmahoodu afka ugu hadlayo sidii qafku dhashay somaliya iyo qaar aan sooba roganey afka hadaba waxaad ka hadlaysaan caruure ma aragteen qaar ka qashaafaya in ay ku hadlaan iyagoo dadwaaweyna afkoodii xitaa qoraya rabina in ay qoraan kuna hadlaan waa arin mucjiso ah oo ku leh fadla engiriise sida aabahood ingireiis ahaa markaa waxaan kula talin lahaa waalidka in ay u soo jeestaa caruurtooda baraan afkooda ku hadalkooda iyo waliba diintooda iyagoo aad moodo in ay aad ugu yaryihiin diintooda caruurta ku nool wadamada gaaldu ku badan tahay
mustafe(jabiye)

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Unrecorded Date
By:hirsi jaamac
marka hore iga godooma sallaan oo ka soo go'dey kash iyo laabta, teedi kalena waxaan kula socodsiineyaa in ilmaha ay baran lahaayeen luqadooda hooyo, maxaa yeeley hadii uu wadenkeena nabad ka jiri laheyd ilmeheena sidaan kuma dhici leheen laakinse nasiib daro jaahil ayaa aragsadey wadankii mana rabaan iney ka kacaan kursiga dad.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Nas B & Kc Osman

Unrecorded Date
yo sista yaasmiin lesten up
don't u have anything else to talk about
instead of this language Sh*t
yeah right baby that's right

get a real life sista
"sorry but sista ya topic is Sh*t"

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.