site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Qasaaro jeceyl

SomaliNet Forum (Archive): Somali Women's Forum: Archive (Mar. 2000 - August 2000): Qasaaro jeceyl
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ceyni

Unrecorded Date
by ceyni


walaalyaal waxaan ahay gabar 19 jir
waxaan mudo wada soconey wiil.
wiilkaasoon isku baraney private school
ku yaale banaadiri camp. maalin maalmaha
ka mid ah ayeey saaxibkey iyo reerkoda ku
baasen risponsar laakiin gacaliyeheeygi wuxuu
ii sheegay inuu maranba iga tageyn sidaas ayaa
looga tagey saaxiibkey oo reerkodi oga haray
saas uma fogeyn markii anigana nasiibkeyga isoo
baxay halkaas ayaan ka soo dhoofay bandiri
saaxibkeyna wuu soo dhoofay dhowr bilood ka dib
halkaas ayaan xiriirkeeni ka wadeney nasiib daro waxaa igu noqotey isku wadan majoogin taas ayaa wax kasta iga darnaa. saxiibkey wuxuu ii sheegey in aan is guursano waxaan ku iri okey sckoolka aan dhameyno si kastaba ha ahaatee maalin maalmaha ka mid ayaan gurigooda wacay nasiib daro saaxibkey majoogin waxaa iga qabtey saxiibkis oo aan is kaseynay halkaas ayuu igu sheegay in ay jirto arin lama filaan ah taas oo heysato saaxibkey. wexana ahayd in gabar guriga saaxibkey ku nooled tiri waxaan uur u leeyahay Cade oo ahaa saxiibkey ama gacliyeheegi markaas halkaas ayaan xirirki ku ekeyey cade oo marwalba isoo waco ayaa soo celceliyo iney waxba ka jiri
girls and boys jaceylkini ugu horeye manoqde sidaan talo walaalyaal
by ceyni

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

bellboy

Unrecorded Date
To Ceyni.

First Of All I Waz Truly So Saddened To Hear Your Love Story But Lmme try to Give You A Peice Of My Mind.

First Of All,Sister They Say "Don't Trust Too Much" What I Mean By That Is If You Had Kept Up A Faithful Correspondence With Your Lover Then You Shouldn't Have A Reason To be Concerned ABout His Feelings Gor You,However,If He Keeps Telling You"That It's Not True What His Other Friend Said ABout Him",then you should even think of that,let that be passed your mind...And The Other Lady(who is pregnant) Might Just Trying To Find an excuses To get This Guy In Her Life,,,you know,,,She wants to pin the guilt on him and then lead her to the alter but don't let her do that,never let that happen to your life,,you love him and so does he,if what you are telling us is the truth,so all i'm trying to say is be yourself and try to discuss this matter with him..if he doesn't have the guts to explain and have no the guts to tell you the truth,then take one step back and take your coat and your shoes on and then walk away,what else are you anticipating? sorry to be rude.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

MrFaroole

Unrecorded Date
TO: CEYNI..

Waad salaamantahay walaal::

Waxaan odhan lahaa nigu saaxiibkay iga horeeyeyna uu yidhi " HUBSIINO HAL BAA LA SIISTAA".
Aniga waxaay iila muuqataa in aad deg degtay, oo Adoo aan waxba hubsan aad Jeceelkaagi halkaas Ku xidhay shekadisii.......

Marka waxan ku odhan lahaa bal Wax hubso hadii markaas aay kuu cadaato arintu in aay wax ka jiraan markaas go'aanka aad rabtid gaadh.

Waxaa jira dad badan oo kala dila dadka is jeccel.


To: bellboy..
Let me say to U hell Bro..

I am relly appreciate you the way you adviced to our sister.

But Why you don't use your Mother tongue?.
It doesn't make any problem to speak Eng, But she firts perfered to talk Somalia Lang, and we Too....

Thanx 2 all...

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

mustafa

Unrecorded Date
to ceyni

mustafa


xabibti waan ka xumahay arintaas laakiin
maxaa ka qabtaa hadaa aniga hadaan bedelo
uma qalmin kaas gabar yar oo jecel jisho
waxaad ka qabtid ila soo socodsii walaashii
jecelaad igu beerte

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Qumayo

Unrecorded Date
To MrFaroole.

Thanxs brother for your appreciation and i waz delighted to see the comments put forward by you but lemme try to respond your question as well as i can.

As to why i didn't write my comments in somali was that i truly pressed for time.
i even misspelled some of the words becuz of being hurry and if i would write it in somali,i had to be more specefic about this matter so i prefered writing in somali to english.I hope i shed some light on the quest for the truth.

looking forward to hear from you soon.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Salma

Unrecorded Date
Dear ceyni
walaal siduu horey u sheegey mrlafoole "HUBSIINO HAL BAA LA SIISTAA". sow lagama yaabo in ay inanta nabsaneyso oo cade waxba uun sameyn?!marka waxaan ku dhihi laha marka hore soo ogow sida waxa u dhaceen. Abaayo waxaan ku waaniniyaa jaceylkiina intaa soo socdey ha u baa binin wax aadan u hubsan....byee Salma

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

bellboy

Unrecorded Date
Please Qumayo Don't Pretend Like You Are Me.
walaal faraha iga qaad imika inaan ani ahaa la i moodayaaye.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

MrFaroole

Unrecorded Date
To: Qumayo..

Thank you very Much sis as weel as you discribe the reason behind to wrote your comments by English. and i comperhended as well.....

But one Question. The nick you were using before was bellboy, and now you are using female nick how it come??????????.

Thanx 2 all

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

bellboy

Unrecorded Date
MrFaroole

hei its not me sxb walahi...i'm bellboy but qumayo is prenetnding me...sxb iyadaa aniga iska kay dhigeysa ee bellboy iyo Qumayo isku mid maaha ee ogow.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

talo siis

Unrecorded Date
to kuwa murmayo

walaalayal murnka meeshas kala taga
ee figradiina fiican siiya gabdha
buuq badnaa meesha acuudu bilaah
war gaaradkiin nin walba garaadkiis
buu halaayee bye bye

by talo siis

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Qumayo

Unrecorded Date
To bellboy

walaal i was teasing you.sorry hadaad igaxanaaqdey.

To MrFaroole wiilkan caqliga badan ayaan rabay inaan yara dhibo walaalo.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ceyni

Unrecorded Date
To mustafe


walaal mustafa .
iam not looking for boyfreind waxaan ahay tala raadiye sorry bro


bye ceyni

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

CEYNI

Unrecorded Date
by ceyni

walaalyaal aad ayaad u mahadsantihiin dhamaan
hellboy adiga waxaad tiri HUB SIIMO HALBAA LA SIISTAA.
dhamaan weykugu raaceen aad ayaad umadsantiin
aniga waan soo hubsadey waxaan soo hubsanin maqoreen
<sxbkeey wuxu yiri aniga masameeynin ariinkaan laakiin ariinta waa eey dhacday gabadha waxey ledahay cade ayaa leh cunigaan .cade waxuu leeyahay waa been .aniga yaan runeyaa
marka maxaad igu talineeysaan in aan hubsado markale

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

mustafa

Unrecorded Date
TO ceyni


ceyni aniga waan sheeygay saxiib ma Uqalmo kaas
ii SOO dhahoow waan hubaa hagar la,aan aankula heynaa........?????? D U S
IAM WL COMING YOU

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

amiir

Unrecorded Date
TO ceyni
walaashiis dhibaatada ku heysto waan ka xumahay adigana midkaad hesho football ku
lee ku dhihi lahaa adkeyso bye ha ha ha

by amiir

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

MrFaroole

Unrecorded Date
To: bellboy...

oh! it is ok bro I got it...

To: Qumayo it sometimes happene....lol..

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Manaxe

Unrecorded Date
Cayni.

Adiguna mid kale sii intii yarayd ee aad isaga u haysey, ka dib barbaraad noqonaysaan, arintiinuna way saldhigaysaa, waana taladii ugu haboonayd.

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.