This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...
Go to Current Forums ...with millions of posts
Unrecorded Date Waxaan raadinayaa gabar aan wadasocono ee soomaali ah, haday jirto gabar xiisaynayso. Wadasocad & saaxiibntinimo & waliba jaceel. Fadlan igala sooxiriir hakal
| |
Unrecorded Date Waxaan hilmaamay E-mailkaygii waa sida tan sugule@jubiipost.dk
| |
Unrecorded Date TO: faysal gabdhaha ma internetka baalugu iibiyaa? Ma halkaad dagantahay ayaad gabdho kawaysay.
| |
Unrecorded Date To: Faysal;; Saaxiib jeceelka ayada khalad ka fahantay malaha, qof aadan aqoon oo aad Netka ka dhex baafinaysid ayaad rabtaa in aad jeceel la dhistid..waayaab! jeceelku maaha wax aad sii niyaaysatid oo aad odhanaysid qofkaas jeclow, laakiin isaga aya iska yimada. Hadaad maqashay dad ayaa is jecel Maskaxda midna kumuu haayn markaay is baranayeen is jeclaada. Adigan waxaan ku odhan lahaa jeceelka ka fiirso, waad maqashay moyee ma taqanid waxa uu yahay... Bye
| |
Unrecorded Date war raga yaa wax weydiistey? nin baa gabar raajicinaya rag oo dhan ma ku hamuumaya. subaxaanalaah.
| |
Unrecorded Date hebel, you, you, you who interfere and interrupt all the topics at the forums have the nerve to point at someone??!. You, make me truly understand what the term hypocritical means.....Oh, are you joking? then, don't take the name of Allah in vain!!!
| |
Unrecorded Date War inagaa wax aragnay!!!!! Kaas waa lagartayee kana muxuu ahaa Hebel waa lagartee Heblaayana!!!! Faysal waala gartayee ninka kalena muxuu dooni,war nimanyahow ninkaa faraha ka qaada ha'iska jilaabtee,oo bada lama kala xigee,,,,, dacar-dacar-dacar
| |
Unrecorded Date hebla naa heedhe orodoo nin raadso intaad raga afkooda uun dayeesaa facaa caruur dhaleene. war ineyn anagaa belo aragnay. waaxay tan raga uun hor ordeysa.
| |
Unrecorded Date TO HEBEL bayahaan labo hebel ayaa soo baxay walaal keebaadtahay bye hebel
| |
Unrecorded Date TO: FAYSAL Waan ku salaamay macaan aniga ayaa u baahan freindship iyo wax ala waxii aad ubaahan tahay aniga ayaa ku sameenaayo i lasoo xiriir aboowe i like u fartuun
| |
Unrecorded Date TO: FAYSAL Waan ku salaamay macaan aniga ayaa u baahan freindship iyo wax ala waxii aad ubaahan tahay aniga ayaa ku sameenaayo i lasoo xiriir aboowe i like u fartuun
| |
Unrecorded Date kee rabtaa inaan ahaado hanaay macaan?
| |
Unrecorded Date Fartuun, Sis, you kill him at the spot
| |
Unrecorded Date to hebel salaan dabadeed heblana ma adiga ayaa qaba waxaan kugu oga adiga oo ku guraya ms qumayo
| |
Unrecorded Date FROM:FAYSAL TO:FARTUUN ABAAYO WAAN KUSALAAMAY . WAADNA KUMAHADSANTAHAY SIDA AAD IIGU SOOJAWAABTAY AAD AYAAN JAWAABTAADA UGUQANCAY WAANA KUSOODHAWAAYN ABAAYO FARTUUN. WAAN KULASOOXARIIRAYAA LAAKIIN MEEL IIMA AADANSHEEGIN, CINWAANKAYGA KOR AYUUKUQORANYAHAY SIDAA AYAABA KA FUDUD, ADIGA AYAAN KAAWARSUGAA FARTUUN.
| |
Unrecorded Date To: faysal waan ku salamaymacaan adigooo sifiican caawo u seexdo marka hadii aad rabtid in aan ku lasoo xiriiiro anigaa gaadaran aboowe iinna sooo qormeelaa aan kaala soo xiriiiro aboowe jaaaw
| |
Unrecorded Date min yar ii min kale xaa saan iga dhigay macalinka? . . . . . . . suuqa alaha kuu fududeeyo.
| |
Unrecorded Date ALLOW SIDEE SOMALI LOGA AMAN HEELA!!
| |
Unrecorded Date isteeshinka ka dacwee. oo-bil-laha iga qabo dheh. ka bacdina labo askari taxi soo saaro. oo taxi-liilaha hadhow tip sii cheap baad tahee. ka bacdina baaritaanka ku qor. saas samee.
| |
Unrecorded Date gabsdh kujecel kusoodiraysa warar
| |
Unrecorded Date Ha, ha idiooten, stelletje sukkels, en jullie weten nog geeneens waar ik over heb. Ya f*ckin homo, ass men fucking, dick, je stinkt en je moeder neukt de hond. Ya motha F*ckin fagets. Ik hoop dat jullie allemaal dood gaan en snel ook en pijnlijk en niet te vergeten dat je heel langzaam dood gaat. SEE YA
| |
Unrecorded Date U TARJUMA WALAALAHEEN HEBEL FARTUUN..... faysal iyo fardowsa hanii macaanaato jaceelka asha mawiilbaa mise gabar soomaalida aadsheegeeso !! ADIFEDERJI
| |
Unrecorded Date gabadhaay yaad jeceshahay? warka cadee inaabti.
| |
Thursday, June 15, 2000 - 11:05 am TO FARTUN DHOORE KASTE WUXUU BARTEY IN UU WAX ISKS QORE EE ABAAYO KA DHAAF BEENTA WIILKA ..............
|