site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

MADHICIKARTAA

SomaliNet Forum (Archive): Somali Women's Forum: Archive (Mar. 2000 - August 2000): MADHICIKARTAA
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

JIBRIIL

Unrecorded Date
JIBRIIL

Madhicikartaa gabar lagabarto internetka in laguursado ama saxiib lala noqdo soomaalay waa su'aal la idin waydiyay

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

KUSSEEY

Unrecorded Date
jibriil

waraa yaa isha ku heesaa hee...barafuunkeeda iyo socodkeeda eeg nooh...lol......runtii hadii aad ka heshid wey dhici kartaa ..anything is possible in diz world .to answer ur question yes but things wouldn't be very smooth on both of you if da trouble is worth it then go for it man..END OF DISCUSSION

kusseey

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

unknown person

Unrecorded Date
maya ma dhici karto.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

JIBRIIL

Unrecorded Date
JIBRIIL
INGIRIISKA ISKUMA FIICNIIN EE JAWAABIHIINA AFKA SOOMAALIGA KUQORA

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

NeefoowKaniini

Unrecorded Date
,,,,Haa oo sida aad gabar isku barateen Telephone oo internetkuna waa uun tashiilaadka loo adeegsado nolosha ee sahla marka adigu waxaad baraneysay ama aad aroosi lahayd maahan internetka ee internetku waa tashiilaad kuu sahlaya inaad barato ruux aad is fahmi lahaydeen oo quraato ee waa aalad kuu sahleyso la hadalka ama la sheekeysiga ruux adduunka meel waluu ka joogo marka waa adiga iyo ruuxa aad isbarataan sidaad isku fahantaan ,,,,,,,,,

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

FAYSAL

Unrecorded Date
FROM: FAYSAL

TO:KUUSEY
ADIGA QUDHAADA AYAABA KAAHELEE MADHICIKARTAA INAAN WADASOCONO "KUUSEEY"

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

outreach

Unrecorded Date
jibriil:

internet-ku waa sida telefoonka oo kale. waxaan ak wadaa waa xiriiriye. way dhici kartaa waana arkay in laba qof oo telefoon isku batay is guursadeen. sidoo kale waan arkay laba qof oo isku bartay internet-ka oo is guursadey.

Laakiin waxaa badan aamin darada internet-ka iyo dadka laga bartaba. anigu muddo badan baan isticmaalayey internet-ka waayo ardey keligii degan baan ahaa. waxaan la kulmay 3 gabdhood oo aan ka bartay internet-ka. walaahey saddexduba waxay ahaayeen gabdho wax bartay. laakiin midna ima qancin dhinaca quruxda.

ogoowna sawirada inaanan la aamini karin ahahah.
marka hadal iyo dhamaantii internet-ka waa qalab xiriiriye ah ee isticmaal laakiin go'aan ha gaarin ilaa aad aragtid qofka.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

TROUBLEGIRL

Unrecorded Date
KUUSEEEY

Yahooy watch how U use the word "TROUBLE".That is a COPYRIGHT....LOL

DOUBLETROUBLE

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

kusseey

Unrecorded Date
TROUBLEGIRL

loooool duqda caafis hee ..garka iyo jilbaha aanba ku heestaa hee.....waraa adi qabiid yahay waa kaa baqaa ee waxaa ka qabaa inaa jiirada igu qabatid dhibleey iga qalee hee...mugoow ani ingrisska lee ku barabaranaa meeshaan nooh ...fiiri hada laba jibaarka iga qaad nooh......DOUBLETROUBLE aaba i dhahday nooh..ani alif wax maale ana rabaa hee lol
grl peace ....sorry bout da unuthorized move lol

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

gabadh

Unrecorded Date
Jibriil,
Walaal way dhicikartaa inaad kala sheekaysato gabadh halkan oo aad guursato, inakastoo aanan aaminsanayn xagga saxiibtinimada. Siduu Walaalkay NeefowKaniini usheegay Internetku waxuu kuu sahli karaa meeshaad doonto Caalamka inaad kala sheekaysato qofkaad rabto oo dooqaaga ah. Waxaadan hilmaamin inay dhalinyaro badan oo isugu jira wiilal, gabdho iyo kuwa xaasas ah oo ay u yimaadaan ciyaar,kaftan, iyo waqti lumis, aniguse waan hubaa inay jiraan dhalinyaro wanaagsan oo daacad ah, sidaa owgeed niyadaada kheyr usheeg oo iska raadso qofkaad la wadaagi lahayd nolosha, kheyr baan ku rajeynayaa.
Walaashaa
gabadh

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

TROUBLEGIRL

Unrecorded Date
Kuuseey
Walaashiis waa kula kaftamaayey macaanto....U know meeshaan hadaan kalmad dhaho inaan la dagaalaa ay u qabaan dadkaan waalan. Magaca inaan iska badello oo SWEETHEART la baxo aa lai qaatey haye? Anaa og kuwaan weligood i cafin maaayaan, kaadida aan ku dhejiyey..LOL

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Warta suuqa

Unrecorded Date
nO nO, you have no right to change now troublegirl !!! coz we are paying amortization fees every year to use your copy-right. It's not that easy DhoocilRabsho inyaad shiir igu dishay saad qoor sagaaro iigu haysay aad hadda leedahay miya magaca waa badelaa. Wexeey ku hadleeda day.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Unrecorded Date
By:Cumar

walaal waxaan ahay wiil somali ah degan Norwey
hadii aan kaaga jawaabo suaashadii haa waa dhici karaa in aad ku barato internetka aadna jaclaato
adoo aadan arkin.
hadii aan ku siiyo wax cad aniga waxaan xaskayga ku bartay taleefoon 1994 waxaan kuwada hadli jirnay taleefoon mudo labo sano ah anoo weli aan aqoon lambarka teleefoonka ay joogto ayada ayaa ii soo diri jirijerty Teleefoon labasano markii aansidaa ku sugneeyn ayeey iisheegtay labarka teleefoonka sidoo kale waxaan u gudubnay heerkii labaad oo ahaa in aan iswacno labdayba waxaan ka gudubnay tii hore oo ahaa in ay iyada isoo wacdo
mudo halsano ayeysoctay marxalada labaad
gabadhaa ayada ah waxaan jaclaaday ayada oo aan arkin.mudo sadax sano ah ka dib waxaan isku arknay
meel aanku Balany waxay aheeyd markii ugu horeeyay
ee an arko tii aan nolasha laqeysan laa ayadana sidoo kale ayeey ii jacleeyd waaana isguursanay
oo hada waxeey ii heysaa AFAR CARUUR AH internet iyo taleefoon waa isku mid ee hakadaalin inaad ku jaclaato Gabar.wabilaahi towfiiq

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Kusseey

Unrecorded Date
Faysal

looooool iyaah warka isii hee....inaa wada socono aa ..walee runtii socod waan u baahanahay nooh..ayaan exercise ma sameen marka side walkin waan sameen karnaa soo daa waxaad heesid hee

fiiri FAysal oradka ma kuu dheereeysaa hee..ani Cabdi Bile aa Ina adeer ah nooh....soo Oradoo ii kaaley hee!!!!

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.