site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

SU'AAL

SomaliNet Forum (Archive): Somali Women's Forum: Archive (Mar. 2000 - August 2000): SU'AAL
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

WARSAME

Unrecorded Date
WASAME

WAXA AAN LAYAABAY SOOMAALIDA MARKAY DIBADA USOODHOOFAAN MAXAY DHAQANKA UBADALAAN. WAXAAN YURUB KU ARKAY SOOMAALI BADAN ISBADALAY R.D.
MAXAA CARUUR BADNI HALAAWDA,AAWAY DIINTII,AAWAY DHAQANKII INTAY NOOGATIM DHAG LADURTO,JEEGO LAXIIRTO KATIINAD LAXIRTO KABO DHOORMITIR LAGISHO SARWAAL DHULKA XAAQAAYO LAXIRTO, DUMARKA SARWAAL KDHAGAN XUDUN LABNEEYO OO LADURO, DHAGAHOO DHAGO LAGABUUXIYO FANAAD XUMOO NAASAHA LA'EG LAGISHTO,SOCOD QAABDARAN LAYEESHO SIGAARKA,QAMRIGA,JAADKA CAADI LAGADHIGYO.
WAXAAN UMALEEN DADKA SOOMAALIDA IN AY UDHAQMAAN SIDII AYAGOO KASOODHOOFAY XIRO XOOLAHA LAGUHAAYO CAMAL OO BANAANKII USOOBAXAY IYO MAGAALADII SOOGALAY CAMAL.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

xamardaye

Unrecorded Date
warsame,somali horay ayeey uga maah maahday,oo waxay tiri (faqiir tanaaday iyo fadhiid socod helay) labadaba wa ay...........dhameestiro,dadku magaalooyin camiran ayeey yimaadeen,dhaqanki horana laga tag,kii dambana lama gaarin intee lagu huraa marka in dhibaatooyinkaas oo dhan la arko,waa sidee ila tahay saaxiib,cuqubo ayaa ina heeysato,ee adiga islaantaada iyo caruurtaada ilaasho,qofkaleh wax ugu ma taalide.

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.