site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

ILA TALI ..... WAA JECEYL WAALIGALIYEE.......................

SomaliNet Forum (Archive): Somali Women's Forum: Archive (Mar. 2000 - August 2000): ILA TALI ..... WAA JECEYL WAALIGALIYEE.......................
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

HANA

Unrecorded Date
WALAAL WAXAN AHAY GABAR BAXAR LUGAHEEDA KU RAASATAY.... MANTA WAXA ISDALAY X BOYFREIND IYO MID NEW WAXAY ISKU DAGALEEN SCHOOL AAN WADA DHIGANEYAY MANTA WAXAY AHEED DHASHADEEYAY WAXAN SXB KADHIGTAY MID AAN U QALMIN JECEYL OO MANTA DILAY X BOYFREINDS WAXUUN KU DILAY SIDEE UBAX UGU KEENI KARTAA WAABAAD KALA HARTEENE..LABO QOF JECEL
AYAAN AHEEN AYUU YIRAY X BOYFREINDGII OO LADHI JIRAY <KARBOON
WAXUU AHAA WIIL TALYAANI IYO SOMALI ISKA DHAL AH
WAXAAN UGU HARAY SCHOOL MA JECLO ANIGANA WAA KAXANAQAY ... WAA KA HARAY
WAXAN LA SXBAY MID SOMALIYOO DILAA AH OO LADHO
< YAXYE
ANIGA <YAXYE MANTA WAAN KULA GOOBAY XBOYFREINED
<YAXYE MANTA WAAN DILNAY WUU I DHARSANTAHAY EE
SIDEE WAX YEELAA ILTALIYA
<KARBOON WAA WIIL AAN AAD UJECEYLAA ILAA IYO HADA WAAN JECEYLAHAY LAAKIIN WAA DAMIIN<YAXYE WAA ARDAY
WAX BARASHADA KU FIICAN......
SEE WAX YEELAA <WALAALO MALIHI OO I IHILIYO
WAA KALI OO KALI YAH ILMO ADEER MALIHI ILMO ADEERTEDA MAGARAANYO WAXAAN AHAY YEMAN
SXBBADAY YAXYE WAYKA BAQAAN
YAXYE HADII AAN KAHARO UU IDILAA WAA RERMOORYAAN
YAA IGA CELINAAYO YAA IGA CELINAAYO OO KU NOOL KABOON DK II SOO SHEEG HADII AAD TAHAY YEMAN SOMALI OR ARABIYAAN

YAA IGA REEBAAYO AMA ILA TALIYA SAAN YEELI LAHAA

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

kamaal

Unrecorded Date
To: Hana : Waxaan ku idhi waxaad ka sheekaynaysi maha jeceel ee waa naag waalan oo suuqa gashay oo marba nin isku laalaysa, marka somali aya nala yidhada waxas ma naqaanin ee yamanida aad shegatay kal atasho .. wana kabaxay..

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Kusseey

Unrecorded Date
kusseey

ani yaxye aan taageeraa hee.....after school is diyaari hee HANA .......jooni jalaato ....jooni jalaato!!!.......ma dhagacas baad rabtaa inaa u hiilino naa waad riyooneesaa ee hurdada ka kac....dhagacas (af basalka ) waan karbaasheenaa hee!!!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Geesi

Unrecorded Date
HANA:mugii dagaalka leeska hor yimi labada igaar kee raayey horta?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Geele

Unrecorded Date
HANA, aniga waxaan ku raacsanahay Geesi, horta waaba su'aale labada nin kee raayay, keese hiilo u bahaan.

tan kale waxaagu waa sheeko ciyaal, oo ninka yaxya ah maba jeclid ee waa xariif ayaa ku raacday, oo wuxuu kaa caawiyaa imtixaamaadka miyaa.

tan kale annagu soomaali haddaanu nahay talyaani iyo yemen oo weliba dilay nin soomaaliyaa waaba in laygana aar goostaa ee xageejoogtaan.

waana ka baxay.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

WEAGHT

Unrecorded Date
TO: HANA

Anigaa ayaa sheeko kuu hayo hadii aad rabtid nin
dad ka kaaceliyo markaa anigaa waxaa la iyidhaahdaa waxaan madax ka ahay magaaladaa mareykanka shalinyarada dagan oo shana waa ay iyaaqanaan marka ila soo xiriir gacan teeda ayaa waxay tahay 120 pound that's what i get

anigaana boorkaa kicinaayo

weaght lefting

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

haniyeey

Unrecorded Date
to hana

yaxye maxaa u dhahaysaay •••••••• qofkasto ayaa wacdilo. hortoore gabar muslim ah soo matihid isku xishoo xiishood ilaahay hakaa qaadee.

aniga waxaan kudhuhi lahaa labadoodaba faraha kaqaad.

aniga ayaa dagan danmark waxaa sheegeesid ma,aqaani.

salaama alla kum dhamaan..

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

badra

Unrecorded Date
TO HANA


hayahee waalugaraanaa adiga mahaad keentay
imaaad internetka in dad ku qorto
somali waxay ku mah mahdaa warabaha amuusaan iyo kan ciyo keedaan alaa yaa usheeko taan ku dhashaay
oo tusiyo waxad sameesiid yaa kaa yeeli waadaad baanahay mar dano naahaah somali intaad isku dhiibay ayaad wax kasheegesaa walahi waxaa ku fiicaan in lagu kashifo adiga iyo calool buurka ku dhalayba tii muusa dhariilaha oo ku dhashay afka hasoo tagtee sidii ayadoo lafo cuneeso
waxaad heeso keen hee

by badra

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hinisaar

Unrecorded Date
TON HANA


walaal waad salaamantahay
walaal hana madaameey ku dhaleen somali maxaa ugu
qortay halkaan maad ku qortiid arabiyaan forums
waa lugu caawiin lahaa hadii ay tahay run
aniga waxan ahay sudan aniga majeecli dagal
laakiin waxaan leeyahay walaalo 4 wiil iyo 3 gabdhood anigaba siidaa oo kali ayaan ahaan jiray
waxan kali joogay canada 4 sano ciyaalka malagu darsado mana lala dagaalo hadii aad laheen walaalo
waxa jiro wax ladho ilmo adeer ooy ciyaalka soo
wataan hadii aad isdagashaan ee abaayo waxan weeydiinaa afka arabi maku hadashaa
hadii aadtahay yeman balku qor halkaan afkaada hadii ku hadashiid

kana har wiilasha lasco wax aadaab leh

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

HANA

Unrecorded Date
TO KAMAL

MAXAAD II CEESAY WAXAAN SHEEGAY RUNEEN
ANIGA MA IHI GABAR HALAWDAY LAAKIIN WAA BAQAY
WAA LII DHARTAY

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

JIBRIIL

Unrecorded Date
FRO JIBRIIL

TO HANA

ISKU XISHOO GABDHA SOOMALIYEED WAXAAS CAADO UMA AHEEN DHAQANKA LAGUYAQAAN GABDHAHA SOOMALIYEED WAX HA IDHIMAIN "ACUUDUBILLAAHI" GABAR WAXAAS SHEEGAYSO INTEE LAGU ARKAY.
ALA MAXAY YURUB DAD HALAYSAY OO MARKII SOOMAALIYA LAGUNOQDO MAXAA KUDHAQMILAHEED.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

HANA

Unrecorded Date
TO HINISAAR

AHLAAN JADIIRA ANIGA YEMAN WAAN AHAY LAAKIIN ADIGA SUDANI MATAHAY
ABAAYO AF ARABI MAHAAN LATIIN MALU QORIKARO FORUM LAAKIIN WAXAAN KUSHEEGAYAA HADII A RABI GARAAN
ARAB SEEN KU NOQON LAHAA
ANAA ITALAM ARABII
XABIIBII WAYNUU UMII ABII
ANAA QOOF UQTII LEESH TUDRUBTUDRUB
SOMALII ANAA MAA UXUBU YAXYE NEVER
HUWA KUWEESA WALAAKIIN HUWA YUTRUB LEESH YUTRUB BEES ASXAAN SHEY TADKALAMII HADAA QARAB
UQTII ANAA UXUBU FIIL MADASA YACNI
UQTII XAGEED KU NOOSHAHAY HADA
II SHEEG WALAALAHAA MA KULA JOOGAAN
MISE AAD KALA MAQAANTIHIN

BYE

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

CiiseRooti

Unrecorded Date
Hana, Abaaye, wiilasha ma BOYSTOWN bay kula dhigtaana?
School-ka ma BOYSTOWN camal baa?

Arabooosh Mlechlechet. I hate them arabs and their dirty lang....period....

CiiseRooti

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hinisaar

Unrecorded Date
TO HANA



kafaal antii waan fahmay abaayo ee iska daa warkooda somali weey dhib badaanyahiin
somali kali mahaan caruur oo dhan marka waxba hala soonin kuwaas oo kale la soco dadka wadaan u dhashay aygaa dhaamo waayo dadkaas malaga yaabo in eey kula dagalaa kuwa walaan mooyee

abaayo maam iyo abaaba wey joogan kuli waxaan ku noolnahay sweden meel ladho
kalmar ee abaayo hadii aan isbarano maxaad kaqabtaa aniga walaaleey mayaqaanaan af somali wuu kadhumay aniga hooyo bees ayaa ugu hadalno hataa abe mayqaan af arabi iyo
iswiidiye ayeey ku hadlaan abaayo dk halkeedkaga nooshay casmada miyaah
meel walbo dunida ku talo casimada ilmaheeda ayaa ugu eedeeb daran ma fiicno casimada aha
abaayo iyo abaa iigu salaan

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

faariz

Unrecorded Date
FAARIZ

hana dhamaan gabadh lamac baxay haniyeey iyo badra
haniyeey iyo badra iyaah intaad been sheegteen ilaah hiigu aan faco manta been waa la iskala tagay waan gartay waxaad damacsaneedeen midkiin
yaa jecel yaxye ama karoon yaa jecelhee waa idinkaan dadka kadhex shaqeeye mis haniyeey xishood aad leedahay adiga maxaa xishooka ku diiday yeah ??????????????
anigaba baryahani waan iska baraan ahyeey aniga
gariga dereebal kanoqonaayo ifraaxey magac laqariyo majirto manta centar hala yimaado
labadiina ifraax iyo ayaan waan idin salaamay

haniyeey haniyeey haniyeey haaaahhhaaa

badra badra badra badra yeah layaab aduuniyo
wayeey yaxye uu ogani meel isgeeya
malmahaan oo dhan waxaad ku heesen qof ayaa along
nima qadanaayo ileen dad wax oog ayaad aheeden haya numbera diina waala hayaa oo ogadaheee
yaa rabo dreebal inlaga noqdo anigaa diyaar eh oo si fiican uwadayo soo dhawaada haniyeey iyo badra

by faariz yare

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

SOM. SUD

Unrecorded Date
to hinisaar
kaifa xaaluka yaa ukhti???????????
ana sudani kaman bess mowluud min somal
fine inta ??????? tacish min sweden berdu?
afsomaligana waan ku hadlaa waxaana ku noolahay u a e
so tell me about yourself are you really
somali sudani like me if you are please
keep in touch
i be waiting from you YAA IBNU CAMY

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

axmed-da.

Unrecorded Date
to Hana

Hana nafta Allaha kaa qaado "aamiin"
ogow Carabi waa ummad khayr badan Ilaahayna jecel yahay,xumaana kuma dooran "SWT" soomaaliduna carab dhaqan kuma gaarto iyo diin midna waxaad sheegtayna waxay sameeyaan maaha,hana naga caayin gabdhahayaga soomaaliyeed iyo carbeed midna

mar kalana dhimo oo lagu aas.

axmed

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hana

Unrecorded Date
ahmed

fucking hell maxaa kagalay afaraheega
adigaba nafta allah hakaa qado •••• you
waad eedeb daraantahay ciyaal suuq yayooooooo haaaa men klöd ted kåhtyuuaaab jhuttehbbb

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

HINISAAR

Unrecorded Date
SHUGRAN JAZIILAN YAA IBNU CAMMATII
KADAALIG IXNAA NURSIL LAKA MIHTLA HIDIHII TAXIYAH BACDEN IXNAA SOMAALIYIIN WALI AJLI HADA
WALAAL WEYNU KAAGUDOOMAY SALAANTA AAD SOODIR TAY AAD IYO AAD BAAD UMAHAD SAN TAHAY
WALAAL WAXAAN KUWEY DIINAA XAGEED KUNOOSHA ANIGOO KAWADA INAAN ISBARANO
BYE UQTII ALKRIIMAH MACA ALFI SALAAMAH

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

SOM.SUD

Unrecorded Date
to hinisaar
sayik xaa ibnu camy?????
xina kuluna xamdi lilah wa nicma bacda kida
ana axkilak bess arsalny EMAIL
ABDIKAFI@AOL.COM

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hana

Unrecorded Date
TO HINISAAR AND SOM SUD


KAaLIYA SUDAN TEETIHIN MATAAN KONG
KATMID ASALKIIDII OO SHAGAY ARABAIN

YEAH SOM SUD WHICH ´U ARE BLACK ONCES OR WHITE ONCES...............++++waaan gartay sudani sudan isudani yaa wadani sudani sudan
abdikafi lama baxaan alaa maxaa somali badan jecelshay arabian nimo war arab waa loo
dhashaa kala taga beenta meesha


noo daya maracyadeena iyo qabiilladeenaaa

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

YANIIK

Unrecorded Date
to hana
ismac maa inta arab YAA QABXA
SHARMOUTA MACA AYDHAALI BARDU
YAKIIK CALEEK YAA WASKAH USKUD KHALIS
TACAL IMSAK ZUBII SHAOURMUUDAH CADIIMAH
ALAH YALCANAH YAA (QABXATAYN)

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

HINISAAR

Unrecorded Date
TO YANIIK


WALAAL HORTA IN ISCAAYO WAA MABNUUC WANA CEEB EE NAGA DAYA
EE HANA HADAY QALDANTAY HAKU DAYANIN KAROON NAXARIISKORTADA HA AHAATEE BRO OR SIS


TO HANA

SAAN KUMODAY IYO SAAD NOQATAY ISMA LAHAAN EE ANIGA KONG DAD KAYIMID
IYO SUDAN WAA ISKUG KEY MID LAAKIIN
ANIGA MA IHI DADKA AAD IGU TIMAANTAY
WAXAN AHAANLAHABA

NABAD GALYO

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

bidixle

Unrecorded Date
hinisaar waa runteed cayda dhaafa dhalinyarooy hana, ogow soomaali badan iyaa carabta ku dhalatey .maantana qurbaha kula joota .

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

SOM.SUD

Unrecorded Date
to hana
walaa waad salaaman tahay salan dabadeed
miyaan ku iri carab ayaan ahay ?? xagee baad carabta iiga daba wada
walaal waxaan ku iri aabahay ayaa suudan ahaa waxaana ku dhashay kuna soo koray somali waxaan ahay somali iyo sudan waxaan
ka sii ahay african
afsomali iyo af carbeed labada waan aqaan
HADABA MAR LABAAD ANIGU CARAB MA IHI WAXAAN
AHAY AFRIKAAN EE WALAAL HA I CAAYIN MAR DAMBE OO CARAB HA IGU SHEEGIN
PROUD TO BE HALF SOM.&SUD

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

dhabe

Unrecorded Date
TO.labadiina
aduun u noolow wax walba waad harkasaa qurbee hadaad ku khariibanteen amase meeshi aad ka timaaden qabxado ku ahaydeen dhaqanka yaga iyo magac haanaka dilina waxaa iyo wax lamida gabadh somaliyeed lagama maqlin logamana yaabo hadi aad si
wadaana makiinada ayaan idinkaka so baxaaya markaasna siday tahay ayaan idiin karbaashayaa qabxadayohow

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hana

Unrecorded Date
waryaa nacas manuure ah ayaad ahay forums maad u soo shaqatagtay qofka qoray waa aniga ee dadkale
daa gabadha maskiinta hafirin ee aniga i oo firihee
anigaa abaal ku marinaaye
iskariis go a way

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hana

Unrecorded Date
to dhabe
dameer ayad tahay

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

dhabe

Unrecorded Date
to.hana
XAA XAA XAA ADIGUNA WAXAAD TAHAY DAMEER DAMEEERO ISKU HASTAAN EE DOQON YAHAY WARKAAGA HAYSO

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Warta suuqa

Unrecorded Date
Waryaa Mr. DH. gabadha intaad madaxa u salaaxi lahayd ayaad la tirsanaysaa miyaa, adeeroow sida isu dhaan ee gabadha raali gali.

Hana, slow down sis.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Kusseey

Unrecorded Date
Ala meesha jabka yaala weynaa
meesha uu Warta CIyaal suuqa alabiitara ka noqday aniga waaa inaa Xadiis ka dhibaa !!

Beri MAAXIDIRO aa jirto waxaana ka casuman Hana iyo Dhaba garaan ahaan!!!
after Maaxidaradana Nikaaxooda baa la'iskugu wada imaan oo waxaa Sheekh ka noqon oo isku nikaaxi doona Ina Ciyaal Suuq (Warta) un yaa kalee!!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Warta suuqa

Unrecorded Date
LOOOOL Kuuseey, warka isii, cimrigaaga hadiis raago geel dhalaayana waa kutusaa!!! adiga cusbada iga daay aan ku iri kuuseey. Kadis meey kugu noqotoy inaan albiitaro noqdo, see waaye adiga aniga nabadoonka ciyaal Warta inaan ahay maa ogid miyaa, oo hadda ka hor la ii caleemasaaray. maharaashkoodi inaan ahay laba cali ma iswareeysaneeyso ee marki aan nikaaxa ridno qalqaaladeeyda ii laabyaa, ha igu boodin hadhoow.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

dhabe

Unrecorded Date
TO.KUSSEY IYO WARTA
waan idin taniyadaynayaa inkaste ayniyadayda ku jirtay in aan raali galiyo walaashay iyo saxibadeed hadana boqol kiiba boqol raali iga haada walaahay gacma furaan hada laga bilaabo wixii khalad dhacay cafis
TO.kussey waan ka qaatay mudnaanta muxaadirada ee iya ka masuul ah kab tuur yaa ah itaal uma haye waxaan u malaynayaa in ay wali walaashay xanaaqsan tahay si kasteeba ha ahaate anigu cafis baan baxshay nabadeey

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Warat suuqa

Unrecorded Date
Nin rag dheh. Qalad dhacay ceeb ma leh Mr. DH. ee in lagu adkeeysto ayaa daran. Annagaba mararka qaarkood waa taraaraxnaa.

Hana waxaan leenahay geesiyad noqo sida Mr. DH. ee adigana waanwaanta aqbal.

Macalimadda weeyn (Kuuseey) xaa sugee fadhiga ka kac areey ee dawla damiinka diyaari.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

dhabe

Unrecorded Date
TO.warta
waad ku mahadsan tahay saxib lakiin waxaan se sugaaya muxaadiradi ay qaabanaysay kussey taasiyo in ay ka so baxdo weeyan waxaan u malaynaya in ay wali i canaysan tahay hana

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

HANA

Unrecorded Date
TO KUUSEY

ADUUYOOY XAKAA BA MANIGAA MANTA I WANINEESAA ANIGA
HAAAAAA AHA AHAHAHAH,,,,
WAXA KULEEYAHAY WARLAY MAXADIIRADA AAD II HEESIID QURAANUL KARIIN MIYAAH MISE TII SUUQA
ADIGOO KALE WAAN AQAANAA YAA XAFAD JOOGAAY
MS SHEGOOW BAND WAAN KUGARTAY MUGOO II MOOD KUN JUMLA HATAA TAFARIIQ MAYA

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ku qabte

Unrecorded Date
to hana
saxib boos ma ii heysaa aniga ayaa talyaaniga xun oo uraya ka fiican oo haddan
DHIDID kaa keenin lacagtaada celis waaye
maxaa yeelay aniga ayaa (QASACADAADA) ku xaqleh maxaad talyaani iiga siin aniga ayaaba jooge waxaan kaa sugayaa jawaab

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

nabeela

Unrecorded Date
Ooooh la la,,without blah blah blah!!!

Waaaaryaara,,say what???

TO KUSSEY,,adiga hadad yaxye tageresid ogoow anigana HANNA ayaan calanka uu sidaa!
Ana laf dhabar ah, CARABTI {af basal} ka aheedna Kadhashay! ee kalay oo ikarbaash,,ya habla!
ee BACADKA iskeen gumeesyahay korka modoow!

TO HANNA,,.sweety,,if u ren't happy with YAXYE tell him to •••• OF,,aight!,,haduu ku qash qashado xininyaha {dick} ka haranti makusonoqonayo malin danbe!!!cuz, nixna muq shabeel,,ya xabiibti!

TO WHOM IT MAY CONCERN!!!

we aren't too loud,too mean, too argumentative, too needy and materialistic LIKE u guys!{maryolay}
we just don't allow poeple to ubuse us and discredit our thoughts and opinions.we don't stand passive allowing poeple to walk over our hearts as if we don't have any feelings.
We stand firmly in our beliefs and don't allow anyone to lead us into anything harnful to our minds, bodies and souls.

"ALLAH MACAKUM"
pissed off in largo,MD

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

mr dh

Unrecorded Date
TO.nabeela
waryaa ina is walwaaal wamaxay waxaad meesha latimid iyo dagaalku ha afla gaadan malxiisada iyo malxiiska adoo sharaf iyo maamuusleh kasoo qabkal xaflada xarfaanta gafka ani gaa ka xaal xiiyay saxib sidii daadki xaaboleh ayaad daaf iska so dheex tiri adigoon wax socdaaba ogoyn adigu waxaad ila yar muuqata qanbaar

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

momo

Unrecorded Date
SALAAN DHAMAAN
HANI WALAASHIIS WAAA MAXAY SHEEKADAADU,X,Y,.. BOYFRIEND...walaashiis noofaahfaahi garadsiye 1000

REERMOOYAAN MA CIYAALKII REER MADIINAA

DAGAALGAA SHEEGEESID MUXUU YAHAY,! raac ninka aad rabtid laakiin ha ilaawin.......

hakuu macaanaato

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

nabeela

Unrecorded Date
To:mrDh

mr dhoore, ya inaa is walwaal ku ledahay?
af lagadeskad shektayna, waa mid la igestay,,bro
Oo maxa >>>> Carab oo dhan lo caynaya????

xaflada maa CAD iyo CANO?? LoL

qanbaar?? u mean cajusa?? cishrinba mangarin, huno!

haku qararato, bro!

Marwo

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

DHABE

Unrecorded Date
nabeelay dhabe hakudhabo shankun oo jeer AAMIIIIN

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

nabeela

Unrecorded Date
TO:DHABE

yUr aSbaax yAhoow!!!
qAniis g@s bAlaaq intee geena,,,FOOL

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

dhabe

Unrecorded Date
to.nabeela.

waabir iyo dab haduu kasoo noqdana lacagtaadii celis ah eeeeee adi hal koomar iiiii ogaloooow
hadaad diida miyaa waa ku kuf sanayaa eeee hadeer isdiyaari adoo raali ah

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.