This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...
Go to Current Forums ...with millions of posts
Unrecorded Date ASSALAMU ALEYKUM. Walaalayaal waan nin walaalkiin ah oo xaas leh,doonayana inuu guursado xaas labaad. Markaa gabadhii u diyaar ah guur ha igala soo xiriirto halkan. haji106@hotmail.com F.G:walaalayaal gabadha halkan igala soo xiriiraysaa waa inay shuruudan buuxisaa. (1)Waa inay tahay mid diinta ku wanaagsan. (2)Khuluq leh, Saburna ku darsatay. (3)Waa inay tahay hooyo ubad islaam ah soo saarta.
| |
Unrecorded Date "Imaan la aan uur buuxiyee wa inaa adkays taa yoo iska dhoor sadaa is ka aa musaa" That is all I have to say.
| |
Unrecorded Date mariah horta maxaad meeshii aad guur ku aragtaba daf u tidhaa ma undercover guurdoon baad ahayd awal?
| |
Unrecorded Date No I am not undercover goordoon. But you know hebel I visit this places because. I can believe people who are asking marriage in the Internet. Is funny. P.S I am divorced.
| |
Unrecorded Date ala jecliyaa garoobka ala yaa ii kaa qabta oo bileeydh iikaa soo saara?
| |
Unrecorded Date To Haji Waxaan ku waydiiyey, maxaad ku falay guurkale hadaad xaasleedahay, mise Guskaagaa kaa caqli badan. To Hebel Dilaaga Habraha show waa adiga. Jeeraan Habar weyn injiinka u xidho Hugufkiyo kaga daadsho hangaranlaha miyaan helayaa hurdiyo lacag.
| |
Unrecorded Date Sorry you can't catch me.
| |
Unrecorded Date Dear Haji. Asalamucaleykum marka hore marka xigana waxaan kusoo af jarayaa Xaajiyow mawducaada in Illah S.W. kuu sahlo Arintaadan AAAAAAMIIIINNNN. BY:Naf kula jecel wanagaaga ee Qadar,DK
| |
Unrecorded Date war tan injin cusub baa hore loo soo saaray FIAT 131 femilyaaraaday dhaafta orod marmarka qaarkii. wataa leh car isoo gaadh. . . . ala yaa ii qabtoo syrup iigu kaa daadsha sida pancake-gii aan ku muud muudsadee?
| |
Wednesday, July 05, 2000 - 04:17 am to hebel anigana meeshaad ku jirtid leeba ka jawaabaa nooh adiga xataa maxaa ku soo keliyo meelaha guurka lagu soo qoro hahaha,maxaa ka rabtaa mariah haiska doonadee,haye aqyaarku maxaa sheego aad heesaa adiguse midoo aa ku daba taaganee by ayaan (shugri)
|