site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Wehelkeedi iyo ma ogtahay warlaay

SomaliNet Forum (Archive): Somali Women's Forum: Archive (Mar. 2000 - August 2000): Wehelkeedi iyo ma ogtahay warlaay
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

jabka

Unrecorded Date
wehelkeedi iyo ma ogtahay warlaay waxma qaadatide
inlaguu waramay ma ogtahay warlaay inaad wiqantahay saxiibayaal waqtikale ayaan dhamastirayaa hada waqti umahayo

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

mOwLiD-mAcAaNe

Unrecorded Date
Jabka sxb imisa Marduuf baad soo laqday!?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

CiiseRooti

Unrecorded Date
Mayee, dee, imiku ku bargo'ay, deedna halkaa iyo suuqa buu usii ambaba bixi, mijinkaluu soo iibsan

Jabka, Oday kaadkeynu kugu sii sugi.

CiiseRooti

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hebel

Unrecorded Date
mowliid dhaladuu uheesaa ma is dhahdi?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ANON

Unrecorded Date
war ragoow dhalo iyo jaad wax kaloo kabadan ayaad
u heestaan ee ma sheegnaa mise waan iska dhaafnaa

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

jabka

Unrecorded Date
dhalinyaro runtii waad iga qosliseen qadse maliqin
ee waa xigmad hoortay {AN0N}maxaad qarinaysaa balno sheeg anku maqalee......
hadana watan qabkamid ah saxiiba yaal

ma ogtahay warlaay waqti duulayaad waxla khabsataye ma ogtahay warlaay waayaha aduun qofkay weeciyaanwadibaa lataga wehelkina mahelo ma ogtahay warlaay inuu yahay waqtigu waqal hoorayoo nina waabinkarin waa qabtii labaad tasina dhalinyaro from jabka

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

mOwLiD-mAcAaNe

Unrecorded Date
Hebel,
Waxan is idhi malaha wuxuu u heesayaa "Heineken".
Halkay joogtaan
U hamuumaa ma halmaamee
maxaa maxaa maxaaa ahahaaaa iga haysta
ku habsaamay inti'an u heesaayey.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

qoday

Unrecorded Date
saxib jabka xaal qaado aniga ka xaal siiyay
TO mowlid- waar waxaad sheeki waa maxay heest iyo qaadbu liqay waar xikmaada ka qayb qaado malaha adigaa liqsan qaad iyo dhalooyin .

saxib jabka waxaan ku darsaan lahaa fikradaada ma ogtahay waarlay waxaan kula jecla in aan wadajirnee ma ogtahay waarlay guruub walanbaad wax la doonate waatahay waarlay

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

mOwLiD-mAcAaNe

Unrecorded Date
To:Godey,
Adigana sxb waxaa kugu maqan Gisebam,Gaangeyti,Baarixi,ee bal marka qaadiru idinka ba'do haynoo ahaato.

Murqaan ilaa maskaxda murqaaaaaaaaan

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

murqaan

Unrecorded Date
qolka murqaanka!!!!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

qoday

Unrecorded Date
TO.mowlid saxib waan layaabay oo kama seextit meshaan ma dhucayba kuku maqan mise talaaba dheere ayaa kuku go-ay maye murqaan ila dhagada

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hebel

Unrecorded Date
mowliid waahwaah waxaas aa iska daba gadoon eh.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

qoday

Unrecorded Date
TO dhalo wata yaasha

kaaku so dhuftoo dhannaan ku so baxay iyo ka intu dhanbalo liqay mirqaan dhaagac la yiri iyo kuwaa kasoo dhargo ku dhawaaq is iri kooxda rag iyo dumar daasada ah sitow docha la iga maaro aniga yaan la igu dhicin

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

xanfar

Unrecorded Date
jabka iyo xarfaantaleh

xajadaad abuurteen xaalkad kahada sheen waalo xanuun qabay kooxdaas xadrada hadaad xaal ushegteen waalo xanuun qabay xajadaad bilowdeen xageebad ku xoorteen jabka iyo xarfaantaleh

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

mOwLiD-mAcAaNe

Unrecorded Date
war hayaaaay waa maxay meeshan aan soo galay, show waaba xaruntii xerta ku gurta, ala ha sahlo.
Show xaalku Baarixi kabo weyn oo waa:

Happy hour
Champagne
Whitewine
Redwine
Rose
Aperitifs
Martini
Vodka absolut
Bacardi
Scotch
Jack Daniel's
Gordon's gin
Ka dibna diidaa, cirkuu marayaa alla ha sahlo.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

CiiseRooti

Unrecorded Date
MOwliid oday waxaad liiska ka iloowday
CORONA
Coconut iyo waliba mida galeyda lag suubiya ee bari dhexdaas ah, ninka waalani Dooro koombo inta ugu shubay ay iska daba wareegsatay kadibna baqtiday.

CiiseRooti

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

mOwLiD-mAcAaNe

Unrecorded Date
Ciiserooti
sxb waan ku salaamay
Galay la khamiiriyey!! kaa aad sheegeysid waxan ka baqayaa in haday soomalidu maqlaan qaar badan sariirta laga hoos qaadi doono, ilayn waa dad ilaahay gurac ka dhigee tolow xagee dhoobadooda laga qaaday!? waxani yaab ka badanee.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

xanfar

Unrecorded Date
sxb qoday ku xanfara hertaan rabay xalkana usheegay haday xumaan uqaaten waadan iyo xaalkood

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

qodey

Unrecorded Date
arwaasee majiskii waa cidlee dhalinyo dhamaantin
waa idin casumay so qaata qalacyiina halkaad dontaan kuqumba anigu qosol baan ubahnahay

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.