This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...
Go to Current Forums ...with millions of posts
Unrecorded Date salaan ka bacdi, waxaan doonayaa guur halaal ah gabar aad u wanaagsan, dabeecad wanaagsan. qurxoon, diinta islaamka aad wax uga garanaysa, kudhaqanta, si fiican u asturan, garoob, gabar wayn between 20-35 ugu badnaan hal gabar wadata, hadii ay jirto ha ila soo xiriirto. waxaad iisoo qortaan E-mailkaaga dabadeedna waan kula soo xiriirayaa.
| |
Unrecorded Date ok
| |
Unrecorded Date Gabadha ay wadatana miyaad la guursanlahayd oday? yacni markay qaanqaadho. CiiseRooti
| |
Unrecorded Date salaan kadib walaalha dhamaan. to:- Ciise Rooti: Waxa maka taqaan Diinta Islaamki ? Haddiise aad ka taqaanid kaxaad ku hadashay? mise waad waalantahay? fadlan ka jawaab sadex daa su'alod haddii aad garanasid. haddii kale walaalah ayaa kaga jawaabi doona insha allah. by Faahim.
| |
Unrecorded Date Faahim hal gabar ka badan aan kuu hayaa ka waran hee duqa magacoodu waa kan soo socda bal iga qabo hee!!! how u like:: AWOOTO(garoob) CAJUUSO(with mataano iyo duqeeda ) AYEEYO(all her gran children...who are GD(guurdoon)))
| |
Unrecorded Date waxbaan kaa ilooway hadii qabiilkooda rabtid la soo xariir e-mail kooda GAANJIBOOYIN@YAHUU.COM
| |
Unrecorded Date kuuseey dadka jareerta ah magaca haka dilin sidii ciyal suqii baa u hadlaysaaba
| |
Unrecorded Date FAHIIM ala nin soomaliyeed oo futa madoow yaa la talin jiray oo fikrad u soo jeedin jiray...war bal eeg soo adigan indha adeeg talo na weydiisay...markaan hal gabar ka badan oo kala duban kuu keenay baad aniga igu kibree soo ma ahan .....WAAN KAA HAYAA ..HA KAA SAARTO.. PS: JAREERTA AAD SHEEGEYSO MAXEEY TAHAY NA ....TIMA HINDI AAN KAA HAYAA (LOOOOOL)
| |
Unrecorded Date Faahin Waxaan arkey nin gabar iyo hoyadeed isla guursaday, marka taas baa ugu wacnayd su'aasha aan ku weydiiyey, hana ila yaabin hadii aad si qalad ah u fahantayna, dee, iska dulqaado. lol@ya Kusseey Sis waxaad tahay qof joke laga sameeyey gebigeedaba, yacni living joke. Meel walba oo aad wax ku qortid waxaan jeclahay in aan marlabaad ku soo laabto, incase ya wrote some..funny things like the ones above. Waxaan ku iri dadaalka wad waa mid aan kugu jeclahay'e. CiiseRooti
| |
Unrecorded Date Ciisa Rooti tnx walaalo Ciisi kusseey fan inaa tahay maba ogeen see waaye duqa soo dhawoow hee.....haye saxanka ma isku darsanaa oo Rooti iyo Xalwo ma is dhax gashanaa oo fiinto ama faanto qab ma ka siinaa hee...ka bacdina ani ciyaartooy aan ahay bacaadka aas adeenaa oo balooni aas dhac dhac ka siineey naa....markaan soo dhididna ......suuq sinaay aas dalxiis u adeenaa ......siisowga aas kureenaa markaas aan wiif wiif ka siineenaa oo dayax iyo daruuraha daabaneynaa lol hayebo ka waran warkaas hee.......duqa neefso hee ani bashaal ee iga cadahay ..meeshaan waqti dhumis aas u soo galaa ..hada claas i sugooya peace n love hee
| |
Unrecorded Date Aint that a bitch, ya already looking for ya second wife, and ya don't got ya first wife. Don't tell me, ya a peasant, poor, and ya name is Clife. G.PhOnE
| |
Unrecorded Date my name is clife and IM a poor.
| |
Unrecorded Date Are ya also a hore!
| |
Unrecorded Date yes
| |
Unrecorded Date Hebel, warka badan dhaaf ee qararmso macalinka kuwa bidixda ka laafyooda waaye.
|