site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Waxaan doonayaa gabar Madhibaan ah ama Tumaal ah (guur darteed)

SomaliNet Forum (Archive): Somali Women's Forum: Archive (Mar. 2000 - August 2000): Waxaan doonayaa gabar Madhibaan ah ama Tumaal ah (guur darteed)
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

a/salaam

Unrecorded Date
asalamu alaykum,

waxaan jeclahay inaan guursado soomali ah oo madhibaan ah ama tumaal shuruuduhu waa sidan.
1-wadaad aad diinta islaamka ugu xeel dheertahay
2-Qur'aanka xafidsan tahay ilaa toban jus
3-inay qurxoon tahay
4-age 17-24 only
5-inay kudhalatay gobolada dhexe ee soomaaliya
fadlan hadad qofkaas tahay ila soo xiriir

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hebel

Unrecorded Date
nin rag ah dheh

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hana

Unrecorded Date
nin fiican oo feylanhaaaaaaaaag

yeah

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

CiiseRooti

Unrecorded Date
Waxaan kuu rajeeynayaa rajo aad iyo aad u wanaagsan oday.

CiiseRooti

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

jabka

Unrecorded Date
ma istiraah deen halkaas janis bakasoo baxay

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

qoday

Unrecorded Date
TO A,salam waan ku salaamay waar waad helaysayee o aniga ku ogee se nin yohow aniguba waan qarsanaaye wixii dheeri ka ah iso baas

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Warta suuqa

Unrecorded Date
Mr/ Salam,

Ninyahow aan su'aal ku weeydiiyo adoo raali ah, maxaa kugu qasbay arrinkan? mise adaa cillad badan leh oo gabdhihii kale ayaa ku diiday? Ninyohoow hadaad adugu cillad leedahay! hade gabadhaas uma qalantid (Ayadaa kaa wanaagsan) ee ogoow.

Sababta igu kalliftay inaan ku weeydiiyo sau'aashan waxay tahay maanta oo Soomaali xaalkeeda siduu yahay ilaah uu ogyahay sida loo kala fogaaday inaad arrinkaan ku fakarto waa wax aan layaabay!!

Akhyaarta kale yaan la iharuufin nimanyahoow anugu seey wax iigu muuqdaan aan wax u sheegay. (Xaqiiqada waa mid) (Shakhsiyadda uu qofku leeyahayna waa arrin kale) yaan la isku qaldin arrimaha. Ka baxay.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

bidixle

Unrecorded Date
waar nin yow hadalkaasi c/salaan iyaan ku raacay.ninyow waa dad soo maaliyeed waxa lagu dheel dheelana ma aha.casu jaahiligii, intay soomaalidu ku samaysay iyay wali kufilan. waana dad aad uwanaagsan walaahi,nin miisiga tuma iyaan ahy dhalin yaro badana, waan kala saaxiibay, gabarna waaban kajeclaadey.waa dadaddu wanaagsan,ha noolaadaan .anigu waan lahayaa weligay intaan noolahay. cidii dhibtana anigana way idhibtay.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

a/salaam

Unrecorded Date
to. warta suuqa maadaama magacaagu yahay magac (khabiith ah) waxaan go,aan saday inaanan su'aalahaaga ka jawaabin.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Warat suuqa

Unrecorded Date
Leesh Leesh Leesh? Xaa dhacay wadaayoow? Xaa khabiithnimada keenay? aniga wax xaqiiqo ah aan kusoo weeydiiyay ee mucjisa haka dhigin arrinka ninyohoow adiga? See waaye hadalkeeyga waa ka naqan karaahe day.

Warta Suuqa waxeey ka taagantahay (Wardhiigleey - Suuqa xoolaha) oo lasoo gaabiyay waaye. Xageed wax ka aragtay marka ?

Warta buurka (Wardhiigleey - Buurhindi).
Warta baraxa ( Wardhiigleey - Barxadda)
Warta dhiigga (Wardhiigleeyda hoose) Real Wardhiigleey
Warta geedka (Wardhiigleey - Geedka Jaceelka)

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

jabka

Unrecorded Date
A/SALAAN DUQOYOOW

waxan adiga iyo warta inaan idindhexgalo maxaayeelay warta suuqa waaciyaal xamar marka waxuu isleeyahay dadka oodhan waayaqaanaan ee sidaas ulasoco

raaliahow

by jabka

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

jabaka

Unrecorded Date
to wartasuuqa
wadaayoow adiga iyo waxaan idindhexgalay a. salaan marka aniga ookuhadlaayo miiyirkayga waakaa halaawday hadiis rabo waxaawado dooqiisa maahaasrabo aasla aadikaraa ee wad
aayoow sidaasulasoco iganaraali ahaaw

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hebel

Unrecorded Date
warta xaaji macalin.
sxb ninkaan inaas kuwii oo lays barahaayi ma xasuusataa ii duqii dubnada biibitada ku hor dheelaayi?
kuwii waaye duqa oo kor laga dhabay.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Warta suuqa

Unrecorded Date
LOOL.. Jabka & Hebel,

Molti gradsiye aan idin leeyahay, ciyaal xamar waakaasaa waa isfahmaayaan yaakhay. Mararka qaarkood hadaan taraaraxo ii toosiya bahasha.

a/salaam

iga raali ohoow wadaayoow, odayaasha go'aankoodi iyo heshiisiintoodi waa aqbalay aniga ee naga qaleey markaan.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

jabka

Unrecorded Date
warta macalin ka hadii aad garatay inaad beerta kujirto oo aan aniga iyo ragkale kaasaar nay sheekada dhagwaaye caafiya


by jabka

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Warta suuqa

Unrecorded Date
Jabka xaaji,

Warka isii sxb. doontaada shiraaceeda aa sii bulbul dheheeyso ee saakay dalqa gooys maa tahay?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

dacar

Unrecorded Date
cami ma'ila aragtay,oo waxaan is lahaa saaka waxaan SAB ka weeyn wixiisa,oo waaba soo dheelmaday isagoo mindidiisa wato,,,,,,,,,,,,


dacar-dacar-dacar

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

kumi taano

Unrecorded Date
cayaal xamar odyga ka leexda ha idinka qaraabtee oo meel kale samaysta naagtii usoo jawaabi lahayd odaygan idinkay idin ka cararoysaa ka gembista meesha
a/salaam
dadaalka meesha ka wad waa kugu dhegentahay waa kuu jeedaa macalinka GOOOOOOOOOOOD LUUUUUUUUUCK!!!.

cayaal xamar:
beezaaniyaal noqda

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Warta suuqa

Unrecorded Date
Dacar, LOL

Ayaantaan warkaada waa lawaayay ee xagee baxday widaay? Mise bilcaantoo aa dhaxda kaa daftay, ragga ha hilmaamin hee adiga.


Kumi taano,

Waraa nushilin aa iga maqan ee ma aragtay adiga? Macallinkaan waa laga gambsitay mar hore ee wali calafkiisaa dhiman yaakhay, inkastoo ayaantaan warkiisa la waayay.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

jabkah haaji

Unrecorded Date
wadaayaaloow kumitaano foorto waaye waa ikasay ayaantaan warta qaraab kalaan kumaqnaa marka qoftaaydii ma aragteen mise khal khal laakudhay ani makasin sieeey wax ujiraan

dacar adiga iyo warta suuqa joojiya marax kalaanka gaar ahaan dacar adeer inaad tahay meehaanaan kakasiiyaa caafiya
by jabka

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Warta suuqa

Unrecorded Date
Waraa Jabka xaaji,

Bajaqdaadi meeshaas anoo nabadoon ah oo dhexdhexaadin ku jiro eey makaroofanki igala wareegtay yaa, meeshi dhameed bannad eey ka dhigtay ee bilaa caleek kaalay nagasoo kaxeeyso yaakhay.

Waraa jabka war ma ogtahay ninyohoow, QUMAYO iyo hal aliflihii alaalaxa badnaa waa isku noqdeen ma ogtahay? Hebel oo baaldi biyo kulul loo sii wato aa iigu wardanbeeysay. Odaygi geesi ahaana doontiisi aa la gambiyay asagana. Ayaantaan waraa kaa danbeeyay.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Kusseey

Unrecorded Date
Ina CIyaal Suuq (Warta)

ar adi horaan kuu sheeegay waraa wasaariyada jaajuusnimada ka shaqee nooh.....Cowka iga dheh hee !!!
Warta fiiri asxaan ma ii sameen kartaa madaama aa hoowshaan ku fiican tahay xogaa beeso aan kuu laabaa marka fiiri igaarkoo aan isha ku haayo warkiisa ma ii soo raadin kartaa hee lol

Jabka

ani iyo adi waa iska war qabnaa lee!!!
Caawa dateka haka soo daahin yaah!!!!
fiyoorana horey u soo gooy!!
waa ogtahay ani wali sidii bana sacabka kuuuga tumayaa!
Aniga wali sidii baan ubax kuuga salaamayaa!!

nuff love
jaaw

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Warta suuqa

Unrecorded Date
Waraa Kuuseey magaca ha iiga dheelin yaa, options aan ku siinaa kii ku anfaca ka qaado, how about that?

-- warta (suuqa xoolaha)
-- Suuqa xoolaha (warta)

-- ciyaal warta (suuqa)
-- ciyaal warta

-- warta dhiigga
-- wardhiigleey

Wararka daba gambiska aa igu ogtahay aniga Kuuseey ee ninkaas nin fiican waaye faraha ka qaad yaa, ani maa rabtaa inaa Jabka xaaji wadaaygeey igu dirtid.


Aaway jabka xaaji,
see waaye adiga bilcaantaan igala hadal yaakhay karbaash iyo shaablaato eey iga daba wadaa noo, teeda kale aniga cirday meey ii malaysay? LOL.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Kusseey

Unrecorded Date
Warta

what is Cirday??? n u know what i found out what Carmal meant!!! mee iska dhahaan Garoob af adakaa kuwaan macbuudka!!!!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Warta suuqa

Unrecorded Date
Kuuseey,

"Carmal" originally came from Arabic word which is "Armalah" but those who used it developed according to their accent and traded as Somali word.

Regarding "Cirday" he is well known among Somalis, so here is the clue "Colombo " the deductive guy, how about that? But hire authority. So find out "Cirday" aaha. Pple. In this forums are kindly requested not to answer this question pls.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

xaabsade

Unrecorded Date
MEESHAAN WAA LA ISKU JILBO MURXAY YAAQEEY WARTA ADIGA KUUSEEY KAAMA WAREEGSANAAYSEE SEE WAX LAYEELAA MARAY MAKARAFOON DAFTO IYO MARAAY FILINKA KA DHAN BADASHO

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Qoday

Unrecorded Date
TO.jabka
saxib waxaan ogaa xaskaaki xaawa jiis o kaaka taktay afaarti caruurta hayde maa so noqotay
saxib aad ayaan uga xumaahay xaskii on wali ku so noqon duco ayaan ku so diiraya in eebo ku so celiyo balse iso sheek in lagu so celiyay shalay iyo in kale

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

jabka

Unrecorded Date
TO. QODAY SXB xaawa jiis ma jinbaa waba kasha kiyaye habeen kii odhan waa ilajoogtaa su baxdiina mahayo lakiin waxaa igabadiya saxiibkayga qaliga ah MR warta sxb xaawa jiis mataqaan ma xayse ku latahay inay qabato

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

xaabsade

Unrecorded Date
aqiyaarta waxaan idin waydiihaa maxaa aqbaar lahaayaaa baryahaa qofaa igamaqan aniga aay maano cadey aana ladhihi jiray ee qaftaas yaa arkay

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

by

Unrecorded Date
bala bala bala bala ... .... ..

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

fahiim

Unrecorded Date
to all
waryaa ciyaal xamar dadka meesha uga baxa waxay raadinayaan guur eh ok

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

sogorow

Unrecorded Date
salaan
warta kusay..saas kuwa da walaalayaal

SOGOROW,haicunina

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

xaabsade

Unrecorded Date
saxiiba yaaloow kuwaan maraxyaasha ah oo fahiim lamagac baxay seecamal waaye aaway aqiyaartii warta adi baryahaan xageed gashay mise bun marsiyaad kumaqantahay

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hasan

Unrecorded Date
hasan
waryaa tumaal iyo madhibaan adigaa ka liite ha kagafin gadhah islaamka nin hurdaa tahay maxa is dhaamaan kuwa nasab sheegta maanta somali waxay isdhaanto majirto

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Warta suuqa

Unrecorded Date
LOL Xaabsade,

Sxb, baryahaan Kuuseey aa seey Nacash Nacash iyo Quful sideed iyo kadhimeey ka dhim iigu waday bareelaato iga dhigtay, ma anaaba naf haayo yaakheey. Mashquul calaa xaal aan noqday. Oh boy. you said BUN, Do you have falfaliir first?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

xaabsade

Unrecorded Date
to warta fal faliir iyo fuud abeeso iskufuuqe meel fadhiiso iskajirhee wadaayoow alaabtaasna waalgula yaqaanaa waana aad ogtahay falfaliirka dhuuso kaliye waaye haaaaa haaaa aaaaa lol walaahi qosolaaba naiga kow iagasiiyey booladii kuuseey ahayd seecamalwwaaye ayaan xagay kabaxday mise makiinadii cajiinkwalijirtaa lol lol ñpm qavink lasf poach ithink you undestand my niger

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

xaaabsade

Unrecorded Date
saaxiiboow warta enteekabaxday maraxyahow

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

gabooyaley

Sunday, October 15, 2000 - 08:51 pm
waar kuwaan warka badan yaa meesha nooga saara aan wiilka kala sheekaysanee.a salaam waxaan ku waydiiyey adigu maxaa tahay ma madhibaa ma tumaal ma muuse dheriyo ma yibir. anigu waxaan ahay gabad ma madhibaan ahgabooyaley waxaan jiraa 23yrs old dadku waxay igu tilmaamaan inaan aad u qurxoonahay midabkaygu waan cadahay miisaankaygu waa 135 puond dhererkaygu waa 5.8. markaa waxaan ku waydiiyey adigu imisaad jirtaa seed u eegtahay .MAXAA KUGU KALIFAYINAAD GABAD MIDGAANA INAAD RAADISO?
gabooyaley

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.