LUUBAAN | Unrecorded Date Maxaan aduunweynaha u tusin la`nahey dagaalka foosha xun ee lagula jiro dadkeena soomaalida ee u dhashey Ethopiya misna dowlada Ethopia ay ugu tala gashey in ay ku baabiyaan baahi, haraad, cudur intaba si looga nabaad guuriyo dadkaas misna lagu tilmaamayo iney Ethobiyaan yihiin hadaba dadkeena soomaalida ah ama dadka u dagaalama xuquuqda aadanaha waa in aduun waynaha la tusiyo dagaalka foosh xun ee dadka lagu baabi nayo |