site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

UGU DANBAYN WAXAAN RABAA GABAR SOOMAALIYEED OO JACAYL RUNA ILA QAADA KII LAYSU OOYI JIREY.

SomaliNet Forum (Archive): Somali Women's Forum: Archive (Mar. 2000 - August 2000): UGU DANBAYN WAXAAN RABAA GABAR SOOMAALIYEED OO JACAYL RUNA ILA QAADA KII LAYSU OOYI JIREY.
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

bidixle

Unrecorded Date
walaalayaal marka hore waad salaaman tihiin. marka xiga jacaylo xun xun .oo isoo meray ka dib, aanan ka noo lahey. laakiin waxaan rabaa, mikii ugu danbeeyay oo runa oo laysu ooyo ama booyo cidba sidey utaqaan,oo aduunyo, warkee dhaafe hadaan, darmo ku jiifno iyo hadaan dayaxa joogno,aan isu jecelahay oo hadaan halmirir, arkiwaayo aan raadiyo , oo hadey halmirir i ar kiweydo iraadisi, jaceyl runa,mid aan maalin kaste ,aan abuuro,mid daku dhahaan labaa qof maxaa isku dherjiyey,oo ay dhalinyaradu,wax ku qaataan jeceylkayaga, waxaan rabaa, gabar, indheheeda gudaha waxa ku jira aan fiiriyo,iyana sidoo kale,wxaan rabaa mid hadii, habeenkii bogeeda aan kujiifi waayo aantabo inay wax iga maqan yihiin ,waxaan rabaa, mid intaan cibaadada ilaahey ,intaan ku jira mahee, iyo shaqo mahee, inta kale iyada aan ku jiro, aduunyadana intaan joogo, ama aan noolahey aan haween dambe, aan u hamoo, aan ku hamiyin,. soomaali ma laga heli karaa, gabadhaa aan soo sheegey, mise waa maya?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Kusseey

Unrecorded Date
Bidixle

Mid indhaheeda banaanka yalaan ka waran??
Mid water bed ku seexato ka waran(bashiino camal dabaashana qatar u ah)??
Mid dayaxa ka fog dagan ka waran oo Mars dagan (Mars waa kulashahay ee dheel dheel ka moodin duqa)??
Mid kawaran oo hadee miriq daada weyso ..iyadoo ordeesa oo buriskeeda wadato kuu timaado(karbaash ma ka heshaa)??

Mid sharing ah oo dadka dhan kula jecelyahiin ka waran hee...oo iyadana deeqsi ah oo jecel faafis ku jirto....qofkasto jeceel u heeso???

intaas hadii ku qancisay anaa furuha iga soo doonan kartaa hee!!!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hebel

Unrecorded Date
iga daa noocaa kama helee.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

bidixle

Unrecorded Date
kusseey abaayo aad iyaad uwanaagsan tahay,balse ciyaarta iga dhaaf, anigu waa dhaarsanahay, ha noqon, bisadana ka ciyaar, jiirna ka dhab, intaanad falin kafiirso,.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

KUSSEEY

Unrecorded Date
BIDIXLE

SORRY WALAALO ....ALAHA KUU SAHLO CALAFKAAGA ...ALOO TOWFIIQDA NAGU DAR!!!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Qoday

Unrecorded Date
BIDIXLE

SXB waxaad mooda shoogansigu in u bacaad ka saaran yahay maxayeelay sheekad aad kor ku qortay hablaha waa ka si dheeraynaysaa ee niyohoow waxaa iyo wax la mida ah mardaanbe ha so qorin

akhyaarta waydiiso ayagaa ku saxayee habka shukaansiga

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

xanfar

Unrecorded Date
OH EE OH MAXAAD ILKA TOOGATAY XARIIF AY KA WAREERTAY

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

CiiseRooti

Unrecorded Date
Oday ma waxaad leedahay yacni wixii hore waxay ahaayeen Boorsamiindo, yacni dhoola tus.

Odey waxaan ku iri habka wax kabadal, mida kale gabdhihii meel walba ayey joogaan marka mid inta aad isha la raacdid ku qabo, oo crush ba'an samee, sababtoo ahi, way dhaanta intii aad somalinet/somalitalk naac la imanlahayd.

CiiseRooti

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hebel

Unrecorded Date
xanfar ninkaasi had iyo goor qof bohol ka sii dhacayuu sii toogtaa waa lagu yaqaan ciladaa.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hebel

Unrecorded Date
aloow yaa intuu qoriga kaa qaada dib kuugu toogta.
way oo tol la'ay.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

bidixle

Unrecorded Date
walee rag soomaaliyeed dhibadanaa ; oo saaxiib anigu rag wax mawaydiine, gabar soomaaliyeedbaan wax way diinaayey .idinku meeshaad igala qaadeen magaran. gabadhi haday idiidana, nin gabari diiday ugumaan horeyn midkalaan helayaaye . sanka iiga baydha.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

CiiseRooti

Unrecorded Date
Bidixle

Oday dib baan u gurtey ee HEBEL iyo odaayasha kale jac iska dheh.

CiiseRooti

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

by

Unrecorded Date
hebelow u sheek ma u garanee

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hebel

Unrecorded Date
bidixle adigu edeb daradaada ii anshax jiifkaaga yaa ku yiri dumarka wax weydii?
aar orodoo raga u tag sidaa uun hablaha marba ABAAY WAXAAN KU WEEYDIIYAY uun ha oran eh.
.
.
.
.
BY aar ii dhiib qoriga aan ninka toogtee.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Qumayo

Unrecorded Date
bidixle,maxaa midigta kaa helay bisinkee? ma jinbaa kaa dardaray?

alaa,anaa inan jogosa kuu haya,ooy naftu daawo ku odhan,oo dhareerku kaaga dul daadan ee aan kuu tilmaamee tilmaamta raac...

wadadan mar,kadib dhanka bidix u leexo,markaad bidix u leexato hadan cooshad yar ayaa dhanka bidix kaa qaban,markaad afaafka garaacdo ee islaan isha bidix la'i kaa furto waxaad weydiisaa gabadha la yidhaahdo(basho quusis)oo islaanta waxaad ugu fartaa inanta fariin oo ku dheh (eedo isha bidix la'eey waxaad basho quusis ku tidhaa bidixlaa albaabka kuu taagan..iyadoo lugta bidix ku ordeysay kuugu iman..dabadeedna wakaas,dhag dhag waxwalba.
peace and luv.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Warta suuqa

Unrecorded Date
Naa ninkaan riix iyo kolbo aariyo aa heyso ee ma u daliigee mise warka badan iska dhaaf, wax matartayahay, adugu waligaa tilmaam maad ku jiree hal mar fagaaraha iskeen, ninka si toosan ha u socdee see waaye adiga Qumayo! Hadii kale intaad tilmaamta dhameeyn hebel aa qararamsaayo ninka.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Qumayo

Unrecorded Date
to warta suuqa.

fagaaro maxaya bisinkee?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Warta ssuqa

Unrecorded Date
LOOL Qumayo,

Waa ismoogeeysiinee haye? sheekadaas kaa aqrisan mayo.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

jabka

Unrecorded Date
warta sxb qalqaalo dheh lakiin se waaye wadharsantaeh sxb shabaqada tartiible udaadi

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Warta suuqa

Unrecorded Date
jabka xaaji, LOOL.

tan too shabaqayada caadiga ah soo galee ma aha sxb. maroogsin weyn loo daadiyeey rabtaa ama siliga shabeelka lagu daba ma argtay inaan doonto waaye. Uma jeedidoo inaan fagaaro kusoo ridihaayo, baxsadkeedaa batay ee ma ogtahay? Baaskeeyga waa cadyahay iska dhaaf ee anoo koorno soo galaa hadaa aragtid iga leexo yaan ku dardarin wadaay.


Baashaalaki kuuseey ka waran sxb xagoow ku danbeeyay?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Kusseey

Unrecorded Date
WARTA::

waraa waa lagu qabtey intaa qalinka iyo buuga kusii jeeday maash muururuf iga siinee......waa ku qabtay adoo xanta sii wadid ..iyaah ani dhagdheer aan saxanka baastada isla cuni jirney deey hee!!!


Jabka

loooooool ku jecliyaa kuwaan ilfuur aas ku noqotey..bada oga bax nooh..warta gacan libaax uus noqdey nooh....waran afdheer oo cirbid shiilan uus wataa duqa!!!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Warta suuqa

Unrecorded Date
LOOL waraa Kuuseey iga qaleey noo, baashaalka maa rabtaa inaan carro kaaga shubo sxb. Teeda kale dhag dher ineey dhimatay ma ogidoo adiga? Dhag dheer dhimateey roobeey. Ee warka isii adiga ninkaan jabka xaaji la dhahaayo caana madaadshe yoowsan kugu noqon ee hurdada ka jaf.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

jabka

Unrecorded Date
warta suuqa sxb mas aad noqotee hataa duqda ma cafinee miyaa sewaaye so karoos ba nooniga shabaqaan sii tageeee cami


+
kusseey

ayaantaan bun iyo basbaas aad karinee miyaa
sheekada see camalwaaye duqa darbi aas ku dhaxmodee

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ilhaan

Unrecorded Date
TO: bidixle

yaaaah,,,,,CILMI BODHARI, OO YAR a DHASHAY,

WADAYOW,,xaadaba ii kicisay,,lol


ilhaan

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

olol

Tuesday, October 10, 2000 - 03:52 pm
fatarakuusey aan soo wataa ilhaaney waan kudulmaraa ee isjir baan ku dhahay

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.