site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Beerta jeceelka balanteena waaye ku baashal hee

SomaliNet Forum (Archive): Somali Women's Forum: Archive (Mar. 2000 - August 2000): Beerta jeceelka balanteena waaye ku baashal hee
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

culussow

Unrecorded Date
''¿¿¿¿¿¿'''''''''''''¿¿¿¿¿¿¿¿''''''''''¿¿¿¿¿¿¿¿¿

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hebel

Unrecorded Date
bakar bakar baabuurka ii jooji sabuul galeey ii moos jiijo iila gaar.
.
.
.
.
.
aJaaJa

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Mariah

Unrecorded Date
Majoo jinaayi meel aa ka daa hooya

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

culussoow

Unrecorded Date
beer taan aan diyaarihaayno barbar taa isku arkeebilc iyo baashaal aalarabaa ee barbaaraay kusoodhawaada

ana baashaal aanrabaa iyo midoo ila bood booda

happy man

Unrecorded Date
TO culussow
waa salaaman tahay saxib wanaan u bahaanay beejkan aadno furtay

alaa gariirey guulow ilaahow gabadhaan gacloonayaa gooni iga goosatee
waxaasa jacayl iyo bar ah waa inno iyo mar kale

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Geesi

Unrecorded Date
aqyaarta: qofteey yaa arki ana baashaalka iyo beerta batalaale aandhankeey kasoo galee

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hebel

Unrecorded Date
qoftaa culusoow aa xaga ku jiijidaayi iydoo bus badan oo hal kab ka lunti.
.
.
.
.
.
adna adlee ku maagayaa kuula mirqaamiyee maanta muraadkeeygii waa helaye.
.
.
.
aJaaJa isii canbarka.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Kusseey

Unrecorded Date
bes yaaqee heestaan ma dhamaata miyaa hee!!

tuurnada kala ha la ii woco ani .....markii eeyo eeyo la daaro aas imanaaa ani.....zakat zaka na yaa la'iga qadin yaah

bakara bakara baabuurka ii jooji...ma jooni kari hodanaas ka daahoyaa (lol).

waraa soo guur toronto u soo guur( i lough at dat part ..lol ..cixi cixi ...gax gax gax)

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Mariah

Unrecorded Date
Zaka zakata zaka sitee kow waaye koow..........

hebel or Kuseey finished up for me.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

NeefoowKaniini

Unrecorded Date
,,War hooy
,, Gabayga yeerahaya
,,Guuxan baxahaya
,,Aw Geeddi Shaambanoowga
,,Dee Lagu guurinhayo
,,

,,,,,War Hoooy
,,Ma Gaaxayo Naa gacalkaagu
,,Ma gaaxayo naa usoo guurre
],,Aqalkayaga u soo guuree
,,Naa reer gadaal ka gaadhbaa
,,Goobtayadii dumiyayeey

,,,,,Hebel kolley waad garan adigu heestaasi se waxaan doonayaa bal iney Kuuseey soo dhammeystirto inlee maba garaneysa ee waa dadkii gadaal ka yimmi baadiyaha iyo meel aanan la garanaheyn.......////////////////

Neefoow
Kaniini

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Geesi

Unrecorded Date
iyaah waa yaabi qoftii oo meehaan ka wiideehaayay aa inta lagu majuujinaa miyaa yaab.

dawooy dabci ii lahoow.
dareen daacad ii lahoow
miyaan dumar kaleba doonaa
........................
ducoo waa kuu dameeysaaye ... ideey ideey waa kaas.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

BatuloXaaji

Unrecorded Date
Abooboo meehaan waala soo dagi ma is tireen umadaan waala waayi god wariiri maa ku ganbeneedeen idinka....
Culusoow cade madaxa kor an ku dhehi lugahaagan hoos inta kalena anaa hoos kuugu sheegi doono...

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Geesi

Unrecorded Date
batuuloxaji: beledkaanee baawis iyo jeceeyl aa ka jiro hadii majuujis jinkaa yahay beerta kusoo dhaoow aan kudhaha.
hadii oo waayeel roomadiis qabana meeha gadaal iskaga noqo.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

KUSSEEY

Unrecorded Date
NEEFOW KANIINI

looooool very funny man...baadiya aa???,,,wali cagtee qodaxdii aas ka buuxdo nooh!!

GEESI ...shimaali fan huh?? lol

doqonoo dareen laheen..miyaa danteeda u dayaa ..miyaan danheega ku dayacaa......miyaan daqar deeq moodaaa, isku maa daaliyoo daruusta......ku diiday aniga ku deershe...war hooy damac kaama lahiyee...idaa yoo aniga idaa

BET YOU ALL LIKE THIS ONE::

Aduunyada waa riyee ...aan wada raaxeesanee.musiga rimaaya iyo heesaha rapka u tumo dhankaad doontaan u raac...
RUNEEY RIX DHEH RIX DHEH.......RAGOO RIG DHEH RIG DHEH

HADA WAA SII LAAFYONAA....JAAW

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

culusoow

Unrecorded Date
batuuulo waakaaqaaday madaxaay hadaas kor jiraa lugahaay ganana hortiiyeey hoosjireen makastay culusoow baashaalaas saraabaa makastay batuulo waxaan kuwarsahaa madaxaada biyo lugushubo shamee udan ban aaaaaay

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Geesi

Unrecorded Date
neefka: ninkii xeroowga ahaa caamadana ahaa oo zabta ka qeeybgalay, quraan aqriskii ka horeyey intii dabka wax saarnaayeen waa taqaane, kitaabkii quraanka ahaa oo loodhibey,asagoo xabadna ka garaneeyn gar uu udhaqajiyo markuu garanwaayey wuxuu yiri mad "madmadoobe" alaa wax kaa yaqan, sas maa heeyd horta, hada waxaad qortey wax saas u mad madoow badan oon waxba laga garaneeyn ayeeyba iila eekaayeen.

kuusta: maya marba hadey fani sheekadu gaarto aniga MClaren fun aa leeygu tirishaa,hmmm LOL

shanfaroole keligaa sharaf ruuxa iga mudan.
shishana aan u jeclahay kuusta waa adeee"" kuusta""
.....

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

HAPPY MAN

Unrecorded Date
BY HAPPY MAN
WAAR WA SIDEE DUQDI DIIGADA AYAA LAGA DHIKEE
DUQDAA WARKA BADAN LEH AAD MOODI IN AY RAADIYO LIQDAY MESHA IYO MEEL KA DHEER AYAAN KA JOOGAA

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Kusseey

Unrecorded Date
GEESI::

kuu sheekeeya kaa sheega shaakada...kaa sheekeeya kala sheekeensan......sheekadeena ka ahaato kuu sheega kaa sheego sheekada!!!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

xafar

Unrecorded Date
hab isii xabadka isaar i xanxantee xabiibi iga dhaaf xaalka walacsiga wankuu bahdee bac bac bac

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Neefoow

Unrecorded Date
,,,,Xanfar ii xagaayaa naqatee
,,,Xaraara ma kuu yeelan karee
,,,A is xabeebin
,,,An xageeyga xoolaa ka tahee

,,,Xamar ii xeebtiisee xariir
,,,Anaa kuu fidiyee
,,,Xamar ii xeebtiisee
,,,Xaasid anaa soo xigsadee

Heestaasi waxaan ku soo xasuustay ninkaa aanu waa wiil Xerowga aanu wada ahaan jidhnoo la odhanayo xanfar,,,,,,,,,,

neefoow
kanini

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

xanfar

Unrecorded Date
neefbaad ahayd naacle waligiise

xamar iyo xariir xaal ugee xertaadina kunoqo ilaa xolatehee hadiikale wankugu xafarin

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Qoday

Unrecorded Date
TO. NEEF

waar neef yahow beerti jacaylka waxaad latimid waa maxay walikaaba xeerowbaad ahayd oo liis dheer ayaad meel walba lataagantahay ma waxaad mooday siiradi iyo kiishki aad odhaan jirtay ordoo ku so uruuriya siyaarada waar xeerti ayaa lagu qaate iyo xoolihi aad guraan jirtay neef yahow baabuurta iska ilaali

akhyarta beejki bashaalka xoola ku raaftay?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

HAPPY MAN

Unrecorded Date
GEDKII JACAAYLKA HAA GUNTIIBAA KA JARTEE
GAABSAN MAYEE WAXAAN GOCONAYAA IN AAN LABA GAYAANO
IS AFGARATA NOQONEE IS AFGARATA NOQONEE
XABIIBI BUUXI MEELAHA BANAAN

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

NeefoowKaniini

Unrecorded Date
,,,Xawadkaa xareed maan ka helaa
,,Mise xandhaa taallo
,,Xawdlaawe xaraar aa naqatee
,,Xiisoola aa tahaye
,,Xubbigaa xawaashaa iiga roon

,,Xamar ii xeebtiisee
,,xariir anaa kuu fidiyee
,,Xamar ii xeebtiisee ,,
,,Xaasid anaa soo xigsadee
,,Xarrifnimaantaa nin xoola heestoo
,,Kalaa Xashaashkaa la mudaa
,,inlee xuweeraa tahayee

,,Xanfar ii Xagaayaa tahayee
,,Xanfar ii Xagaayaa nakhatee
,,An Xageey xoolo aa ka tahay

,,,,,,Xanfar hoooy laataacaleeshyaaw uskud aa lagu yiri meehaaneey beertii jaceelka waaye Labuk nac nac adi ahaaneey malooga baaahno ee weji wambar yaaw jaceelka a ceeweenin Gawarmankana a u gafin ee tartiibtaa jaaw ka siiso iskoronyayaaw,,

Neefoow
Kaniini

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Geesi

Unrecorded Date
barbaar iyo bilcaan/ baashaal waakana, buuq iyo dagaal mehaa ma looga baahno,
neefkkiis/ gacanta aaba kaa horeeysee is deji macalin iyo nus aad tahee.
kuusta/
guntiin weli ma xiratay
gambadaa matuurtey
guudkana majaratay
intaad gacanta midig qabatay
Geesigaad jecleeyd gacaliyee"aboowe" matiri?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

BatuloXaji

Unrecorded Date
To Geesi

widaayoow ma qoslin maniin ku dhaho wa adinbaabi
waayeelkaba bini aadam waye inii romaatisimada si fiican iigu sii dhacdo maa rabtaa ar gadaal isugu noqo waayeel jiijiidoow ka ceento waa jiraa..

Culusoow cade

haye hee batuulo wa atanaa barbarkeed la bood eey u imaati bootada dhaaf manii qalalantahi waaraabis ma weeyheesid...

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

DR.mim

Unrecorded Date
ah ah aah ah
DR.neefow
maxaa kugu dhacay waxaa ku helay dad aan aqyaar kaseyn .
alla maxaan ku iri nala cawee oo lagugu kari waayey.
waayahay nabadeey.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

xanfar

Unrecorded Date
TO.xoolo

waar maanta waxaan rabaa in aan gaato neef xoola ah ee adigu mawaxaad tahay laax mise rii mise orgi mise saac mise aawr o waliba anigu maraabo neef wayda akhyaarta beerta ayaan ku marti qaadaya mana raabo in ay ku jiradaan neefow beryahaan ma tagtay xaruunti cafimaadka xolaaha oo ma i saaso baadhay ilayn xolaa tahay cafimaad kaka war umahaysidee
CONTENUE

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

culusoow

Unrecorded Date
batuula cadeey barwaaqo waaye
biidixda i sii ila bood waaye
boota mahee balanteena run waaye
waarka i sii hee inteet iga so wecee

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

HAPPY@MAN

Unrecorded Date
inan yahay aduunyada ayaan kaliya maahe
ibtilandaan ku haaysaa aanbaa way agtaalayo
eri dhaaban sidisaan yaan u loolo yaayo
dharaarti la joogana ilaah waxaan baryaayaa isku imashadeene ma iloobi kara yee axdigii dhexdeenaana waan adkaynayaa

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Mariah

Unrecorded Date
Ku jirtaa bilaaja hoosteeda boondheera ay ku jirtaa............ Finished up for me

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

BatuloXaji

Unrecorded Date
culusoow cadoow

burhaan badanoow baashaalkaa
waaba u bagiyee baladkey ma dheero
mana dhawo manii murug kugu aayona macloow
waa kuu muunihaa..

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Geesi

Unrecorded Date
batuulo xaaji macoow// Hohmmm!baashaal minaad u buktid oo baawees beerka u xiisey minaad ku bogsaneeysid bukeeys inaad heshid waa ku banantahee,
batuulo laakiin iska jirhee malabka farta yaan dheel dheel loogu mudan,

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

BatuloXaji

Unrecorded Date
Geesiyoow garaad badan guntaada ii fur maa dheedheel ku soo baxee dhibaas qabaa kii murun la imaado,,, malabkana aay maano aba ka soo horeeso maxaa la mudaa...

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

KUSSEEY

Unrecorded Date
GEESI

Tuurnadaan waad iga reesey ..oo qatar cadiim baaba tahay .hees oo xataa magacaa ku jirto aaba soo qortee iyaaah..waxaasaa hees ah ..dhab iga dheh hee
let me continue what u started

Maxaan ka garaa, guri mas iyo god ayaan galay...aniga waxaa ila gudbooneed SIDI GAMYEELKAA

Hadaba Gadaashaa waxbaa ka guuxaa Garaad xumoo,Qofkaan wax Garan Gabeey been loo tiriyaa,SIDIRI GAMYEELKAA!!

SOO BOOD BOOD BARI WAA TANAA LOL

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

HARGEISA

Unrecorded Date
TO: DHALINTA REERXAMAR

Waryaahee dee waa xay waxaad meeshan ku haysaan
heesihii layaaqanay ku soo dara amama is ka xira
MAHAMED MOOGE IYO AHMED MOOGE MAAD KUSSOOO DARTAAN
REERXAMAR XUN XUNA AHAA MEESHA ISUGU YIMI
DEEE KAKALA BEEDHA MEESHA YAAN QUDHA IDIN KU DHUFANE WAA MAHAY BAKAKARA BAKARA IYO WAX QURUN AH DEEEEEEEEEE DIIN IYO IIMAAN MALIHIDIN ISAGA LEEXDAA DEEE

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

culusoow

Unrecorded Date
meehaan beerta jaceelka ladhahaa adeer maloga baahna makastay wadaayoow meeha iskagacarar aan
kudhahay hargeeysa meehaan ma aha
batuulo cadeey
baashaal aan kaarabaa iyo inaad busta iga jafto beerkaa ibalbalaa boog jacaala i gubaahday batuulo cadeey inaad ibogsiiso aan ubaah naay macaaaaaaaaaaaaaaney

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

happy man

Unrecorded Date
guuxa baxaaya iyo gurbanka ow geedi shaanbowwa lagu guuri haaye gabayga yeelaye guuxa baxaaya ow geedi shaanbowwa lagu guuri haaye

dhalin yaro waxaan idinga codsanaya in meelaha ka banaan heesaha in la igula daaro idingo ah akhyaarti beerta jacaylka inkaste o wax walba cadaalat ku fiican yihin heesaha qaldaaminta waan ugu tuurayna markooda hadi aynaan haysaan heesa

buurah dhexdoodiyo bada yaa ituudhuro barrii lagagudbaa yiyo bar cidlaa kawadadhigaa oo bilic haldhaaley barta ay kunooshaahay

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

BatuloXaji

Unrecorded Date
heer Zioos dhamantiin salaan jug ku dhaha

Culuska intaan dhab iga dheh hee...

Taataatashaa waa lagu tanaadaaye
tuur ninkeey ku taal lama tuso
tabtaas u seexdee mana loo tilmamo
Tahniyaan wadaa tiiraanyo dhaafee
igu soo tiirso...Waa kuu talalanahay tusaalooyinkaadaan ka raacee
taladeey aadaa tacbee....

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Geesi

Unrecorded Date
aqyaarta salan fara dur eh iska qabta marka hore!

batuul xaaji waa kuu jeeda meehaas ka sii wad hee,markii oo soo galaysey qolka adi dhanbo waa kala qalqaloocdey hada wa toostte kawaran heh. bashaalkaan lee kaa maqnaa,
ahahah ala markaan soo korey koryeeriga anoo keligeey meel fadhiya meel dheer aan waxaan ka arkooyaa gibir kuusan oo madoow yaa kale hee ---
kuusta// iska qabo hee
sida kaaha waaberi
iftiin leeysu nuurshee
isu keeney calfkoo
weey isu keeney calafkoo
korka saaroo ugu hees
kool kooli ______cashaqa.
geesi kaskaa ah oo karaamo leh aa
ku inuu ku koolkooliyo meel sare ku geeyo
safar dheer usoo maree.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

culusoow

Unrecorded Date
to.geesi salaal shuutin ah qabo hee.

adi see camalwaaye bacaad aad toobee macalinka buuqa dhaaf qoftaan waala dheelsadee.

batulo cadeey bishaaro waaye balanteen dhagwaaye
barakaan kugu salaamaa ee ibogsii mahaana igasoo toosi wixii talo haay sid.
farxaan60@hotmail.com

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

happy man

Unrecorded Date
halkaad iga daydaydiyo halkaandagay kaladurkee dulmeerayaa kaymahoo dad iyo duuyaba kago ay ilaah baa deeq baxshee dulmigaa cashaqaa kadaa hadikale ku didii anaa dan uhayee halkaas hanoo jogto ikhi yaarta

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

CiiseRooti

Unrecorded Date
Waryaara, maad dee jilcisaan afka.

Hargeysa

Saaxib sideydoo kale baad waxaad u tahay reero kaban yacni.. ACOUSTIC miyaa?

CiiseRooti

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Batuloxaji

Unrecorded Date
To geesi

haye widaaygiis maxaa tiri salaan faro dur eh aaa ar sugbo salan gam intiid is dheheesid indhaha lee ciida anooga firjinin.....

Culuskeey

Markiin arkin meehaan kaa raadi karo maxaa dhaci ma kasee culus....anoo jiifo malaaikta garbaheeyga saaran aa waxeey dhehdi........

Jiradaan jeceel lee waayee hala jifinee soo joogsee jab usoo dheh joog dheer ninkid jiriheesiyaa joogeee.....siiis u joogsadi wa au jeedaayee aaheeeyyyyy....

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

xaabsade

Unrecorded Date
baladkaan aan soogalay iyo barbaantaan wada baashaalee bilic aan meehaan ugajeedaa iyo baashaal aandhamaanin baxsan aan rabaa iyo madaan labaashaalo oo hadhoowa beeeeeeerka yaaa

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

HAPPY MAN

Unrecorded Date
IYADO TOGDHEEX JIIFTO DAAWANAYSA UBAXO SO RAACDAY
DAAMACDAY GURAASARAYSAY FURAATO SIDAYSAY TIMIIHI
AAN IMIDAA DAYSA MISEE WAAD BOOKSIISA YEEY
YA DOOXU WAADI JIRAAYEY DADOOD DADOOD DADOOD MAXAAD KU TALISEEN

ANIGA O KU MAQNAA BARYAHAN BOQAASHO HANA LA IGA RAALI HAADO HALKAASAN KA WAADI DOONA

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

xaabsade

Unrecorded Date
waxaan rabaab aaaaa midii aan labaashaali jiray oo bilaajo hoosteeda daganaayd ee bar baaraay qoftaas ayaamahaan ma arkine seeeecamaalwaaye yaaqaay kasoobax luuqa

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

xafar

Unrecorded Date
baba baba baba baba warsha qayeesha

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

BatuloXaji

Unrecorded Date
Umaaydeey iyo aabaheey adaan ka aaminee axdigaaa ma iloobinee i arwaaxi ha ooyinee.. inteed aadi igaaryahoow adaan kuu imidee amaanaan heliwaayee adan kuu imidee...

Duulaanka nin kuu qabaa garabkeey ka duubanee dagdag iigu dir duqoow hana daaline soo dadaal............

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Geesi

Unrecorded Date
Gub!!!!Gub!!! yaa waaye .

Geesi waaye

haye qaraabo mala faayoo?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

xaabsade

Unrecorded Date
to geesi wadaayoow waalafaayaa yaaqeey waxaan kuwaay diihaa adaa oday hore ahe amaad aragtay qotaaaaas!!!!! especial mente amigo no puedo durmir la noghe para ella itonces nacicito rapido mente para la ella!!!!! ineed to meet that lady queicly frien yuo have to help me agentaly!!!! quet viriq loftyq qaruyd pash anaa uruiid haadahi xurma besurca yanii yaa aqii:::::::::::: waing foryuo answer

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

momo

Unrecorded Date
*
*
*LIIN IYO CAANO WAA LAKALA LEEXIYAA...
*
*
*
aha aha aha
caafimaad alaha niisiiyo

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

xaabsade

Unrecorded Date
taataraa taawash heeleey tiitin biyee wadaayoow qoftaydii aawdahheee

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hebel

Unrecorded Date
I got a woman
way over town
who's good to me.
oh yeah..
.
.
She gives me money
when in need
she gives me canbar
when horny
oh she's a friend
yes indeed
I've got a woman
way over town
she is good to me
oh yeah.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Unrecorded Date
Hebel.
what the hell are you doing in a womans page.
Are you some kind of faget.

And what the hell are you saying here.
That you a scrub.

what ever bub.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

xaabsade

Unrecorded Date
meehaan canaan looga baaha baashaal aalarabaa ninkaana hadiis qoftiisa uu kasheekaynaayo why you feeling sorry bra lol mr anaymous ,,,,,,

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Qoday

Unrecorded Date
TO.xaabsade xoog mal
waan ku fahannay
xaa xaa ya xaafade ka qaraabte

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

kaamil12

Unrecorded Date
Hadii haar ku haayo.
Qof kuula haarto oo lahayneeyaa.
libintii jacaylkaa, kuula haajiraayee
Waa hoobtayee hubaal waayaa.
Abaa xabsade beej beela noo furtay aniga caawa lee arkay nooh, abaa baashaalkaa dhinacay ka soo galaa,Abaa xaabsade kistaana iga qabso adi iyo batuula sidaad is kugu jiwaabaysiin aan ka helay
Abaa batuulo cadeey tumoow ma taqaan waa la tuugaa
Ba' minaan galo oon bilaabo.Barbaareey bishii aan soo dhaafnay iyo barigaan la joogo hadiis beejkaan furnaa in oo kaligiin aad ku baarantiin bilaash ma ahoo.

Anoo aduunyada oo idil aadaan ka soo arki waayee Nasro amzaalkeedii
Aragaagaan u oo oomee oohin ku noogee adigaa uurkayga ku taal ii imoow! uurkayga ku taal ii imoow

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

BatuloXaji

Unrecorded Date
Salaan sadriga ka soo faniinti dhab dhaha dhamaantiin

Mala faayoo lee intiid neefasaheesiin dhib ma jiro...

kaamiloow axsantu run aa sheegti...

Ala fiicanaayee fiicanaayee foomkiis ma yaalee..waa baafihaayee faaladiisee yaa ila fiirfiirsahaayee..waa faaidee faan ma ii dhimnee fiyoobaa isoo gashee furahii jananaa helee iyo fatuuradiisee..Love my Love my love my love...

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Warta suuqa

Unrecorded Date
Xaabsade,

See camal waaye ayaantaan, warkaaga waa la waayay! Jabka intees ka baxay asagana?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

xaabsade

Unrecorded Date
to kamil 12 walaahi aday beesaani aadtahay mahaana marhoraa lagaaga baahnaay eebashaalka dhinacaaga kasoogalwdaayoow nin foorta ah aabatahay aaybatuulo seecamal waaye ayaan taan maxaa iskudhacaayo,,, saaxiibow warta ayaan taan waaligu waayey waxaan umalaayhaa digloowgii ayaantaan aad ayaad ugu daahday mida kale wadaaygaa jabka waaiga horaaya asaga oointaxaanadii ayaa ubilooday oomashquul waaaye horana hal simistar aaloogulahaay marka inernet waqti mauhaayo waqtigaan

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

jabka

Unrecorded Date
aqiyaarta yaqee iga raali ahaada ayaantaan
waxaan ahay mashquul sina qoor sagaaro aala iigu hayaa wixii baashal ah idinkaa igawakiil ah
intaan xarkaha iska furfurayo ok

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

BatuloXaji

Unrecorded Date
Xaabsade ,,,Kamil12 iniis beesaani yahay Skaarbahiisa aa laga kasaa ma u jeedidoo Nr.46 aas wata ani intiis ilababka wejigiisa galin aan arki skarbahaan hori aan faryareeyda ooga taagi..

Jabka waa kuu soo duceeyheeyna hee wadaayoow waxaan rajeeyheeynaa Xergahana kuu duuduuban ineey LULUF lee kaa soo reebaan aamiim..

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

xaabsade

Unrecorded Date
aay batuulo hadiikastay wadaagaan iniis bee saaniyahay anigaba waakasay waraa kaamil 12 adi heerbilaajo maad ahaayd mise heer balan bala waayn aaybatuulo gacan iyo luuugaaaaan kuuuuuuutaaaagay

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

BatuloXaji

Unrecorded Date
L@@@@@@@@L xaabsade

haye maxaa tiri heer balanbalo ween aa maskiin kaan makuuti mitirkubo ah aas kusoo kori bilaajo aka dheereeynin...

Teeda kale xaabiyoow markiid gacan iyo lug isku kee dareesid hadhoow umada kobaha nabiga soo dhunjieen maxaa u haraayo FARYAREEYAA?
ar dhaqaaleey kurjin kurjin a u bixinin..

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

xaabsade

Unrecorded Date
to batuulo yaaba ugu talagalay ineey wax uharan umada kabaha nabiga soolaqday aay batuulo adina kuwaas makasee yaaa yaaaa yaaa makasin ni lol lol lol

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

XAMARDAYE

Unrecorded Date
CULUSOOW,
saaxib jacayl maa ku haayo?taas mid ayaan kaa iri:
*Nin walboow ayaantaa haddaad dhigato oow guulka,
*aduun yeey ku eedeeynin kaa daba ordoohaayo,
*injir nimeey ku taalaan arkoo adiga kaa liita,
*naag ashuunka dhigataan arkoo kibir la ooyeeyso,
*ananaati waa loo galaa aanshaq madaxiisa,
*uunrees reeska kama aali karo mana abuuraayo,
*waadse eedi doontaa haddii ay jirto sidaas,
qof ku baashaaliso waad arkee, ee calafkaada sugo,
ADUUNKAAD KU ARKEE AAKHIRO KUU IMAAMADOONTEE,

culusoow adaa yiri hala baashaalo aniga shirib ayaan iska galay ee iga raali ohoowhee,inaad ciideeysi raad sado ayeey tagee he.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

xaabsade

Unrecorded Date
tu culusoow saxiib wadaay cusubaa sooxirtay doon tiisii waana layaabanahay shiribka uusoo dareeriyey ee usoojawab hee maxaasugee waraa xamardaye waxaan kuwaydiihaa wadaayoow meelaha xamar udhow maad daganaanjirtey sida gubadleey iyo baar xaraf............

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Xamardaye

Unrecorded Date
xaabsade,
culusoow waa xujeeysan yahay ee hortiisa ka leexo yuusan kugu qaad-qaadine.

yaa adiga micnaha xamardaye kumaba dhicin bee,
xamar oo dhan soo koob REERXAMAR iyo XAMARDAYE,
waxaan ahayn ma u taqaanaa?
yaa yah,intaad iigu wadaa xaafadaha cusub.

xaabsade,adiga ma kuwa xaafadaha xaabiyo ayaad ahayd?yaad xaabisaa waa hoogeen kuwaase.lol

nabad iyo caano bro.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

culusoow

Unrecorded Date
to. xamardaye.
adi iska baashaal kolee waxaad tahay reer dayniile
culusoow hada waxaa udhmaan raba arooskii labaad
hadiis kabadbaado xujo kaboode ani dheh

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

XAABSADE

Unrecorded Date
TO XAMARDAYE WADAAYOOW NIN KUYAQAANAABA LAHALAY ADI REER DAYNIILE MAAD AHAAYD HA I SOOMARIN ANIGANA WIXII NAFLEH OO DHAN AAN XAABSADAA WALI ANI HEERKA BIIGA KAMADHEELO RANKA UN BAAN KADHEELAA NABADEEY SHAAR KAANA LAGUGU DHA GAN YAHAY WAAN UJEEDAA ........

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

kaamil12

Unrecorded Date
To xaabsade iyo Aay Batuulo xaaji kow waxaan la hadlaa Aay Batuulo Ba minaan galo oon boorka iska jafo bilaash ma aha warkayga ee batuulo Xaaji yaanan beerka kaa tumin. barigiin bilaabay in aan bogan baashaalka ku soo biiro Batuulo bayzaaninimadayda aan wax ka sheegaysay, waryaa iniid shuqul xun tahay maxaa ku tusay kabahayga hadiin 46 qaato iyo hadii kale adiga shuqulkaaga miyaa, Aw xaabsade madaxiisaan kugu dhaafaa aniga waabari aan luunbe tumi jiray facaan maan ahay boordheere aniga baraako makuuti ma ku jirin.
Aw xaabsade waa ku baashaalsiihaa hee

Jacayl nimaan arag kama jiwaabee,
jees jeeska dhaaf jowhara luul
Anaas i jab jabshee tanii Janaale i geeyee
Jab i soo dheh Jilbaha igu qabo
Jowaahireey a i jajibinin

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

kaamil12

Unrecorded Date
To Batuulo
Batuulo xaaji iniin ku fara duro aa i hayso markiin aqriyo warka aad ii soo qortay waa xanaagaa nooh. hadiin xanaagana aduun aan ku dheelaa waa og tahay nooh,war maxaa skaarbahay ku tusay, laakiin duqa madaxiisa aan kaaga qalayhaa.
Bariyaa anoo Poland baashaal u tagay aa sheekadoo iga qabsatay lee, wax aan sheegi karo ma aho
Polan abaa anagoo baashaal u tagnay oo bidaar wadan aa habeen Baar la dhahaayo Izmalado delta
boorkeena lagu kiciyay nooh abaa marki u horaysa
af Polandays aa nalagu salaamay, xariifkoo nala socday wuxuu dhahay anaa naga celihaayo oo wax badan ruush joogay abaa af ruush uu la galay nooh
aa waxaa la dhahay adi waa ku kasnay ee xaga istaag aa waxaa la dhahay where are U? dam I said I am from USA Passaport please aa la i dhahay
anoo qalqalooyo aan u dhiibay nooh ileen anagaa nala waabinooyaa. intaas waa qaybtii koowaad.

xitaa Baarliin iyo Polonyo waa la soo maray abaa.
Hadana maraykanka balaaran aa laguugu baashaalooyaa. yaa la is murugaynin qofkay ka jajaban tahay waa la habeehaa.
Batuulo xaaji ii baashaal.

Hundurmaydii owraad wal yaab lee haytee
Hoog sheegto kooytee Haanshoodii sheetee
Habartiitaa hartii la siiyee
hadagii lee dhiman maa habartiisaa naqatee
Hadagoo la kooy taftay kii hiroo Hakabaa ka jeeyee
warshay ma haynee.
Ha haabsadee lan jan lee haa hor lee ku rooree

Iri lee huriyoow hogol lee is biraasoo
hareeri dheer hoostiis hareeda buuhdo
heelaa badiishoo maba liin hisaabaanee

hareeri dheer hoostiis yaa fadheedi
ameel hunbooyaaw yaa la hoos sheeni
huboroowna ha i baal fadhayti

Hirgalaa, Bariidaa, salaan ma haynaa
Adablaaga hoostee hogolaa jimaatee wal
hun ma sheegnee ha dhawoow jiwaab ma haanee

Aay batuulo Xaaji intaas ka badan baashaal maa rabtaa.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Geesi/// is here a gain

Unrecorded Date
aqyaarta salaantaan meel kagala hee duqii Geesi oo soo gadoomi waaye.

maxaa lahayaa hee
waa idiin jeeda wa isku daasheen
abaay batuulka xaaji baashaal maka
bogatey.

Too hee meeha iiga fiirsha ayaantaan isha waa i castahay tooKuusta ladhahaayo aa oon igu ridey.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Xamardaye

Unrecorded Date
cULUSOOW,
reer dayniile oow igu sheegay,xoogsadana waa u jiibiyay oo yiri maad eheed adigana,
reer daayniile goorba waa joogaan oo iyagaa ka jawaabi doono,anse maahi,waxaanse leeyahay culusoow iska sugo tan labaad.waase haddad xujada xaliso,ee ii waran,cidi inteey ku dambeeysay?
ma abaaraa mise aaran,anaa kuu og haddii aaran jiro tan labaad ku soco aneh waa iska sii saddex
heeysahaa.

Xoogsade,macnahaaga waa i dhacay inti nafleh ayaan xaabiyaa aa,waxaad xaabee xaabi,jidkase ha iga gooynin.
lol<<<<<<<<<<<<<<<<

geesi,mid kaleh oo biyo cabaal kugu rido aan kuugu duceeyay.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

culusoow

Unrecorded Date
xamardaye ciyaal tokiyo igadheh tintin sharax
cidii cada waaye igaarkii aaska atoolay
ee adi ma amaarte aad tahay
sadexna saata utaalee
afarna amaanta agteeda wayee
aqyaarta cafan bashaal

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.