site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Talo(Advise) Dumarka Soomalida ah sida Garoob ama Gabar wayn ee raba inay helaan(Guursadaan) nin Soomaali ah oo xalaal ah, sidii ay kuugu suurto gali lahayd ka akhri halkaan

SomaliNet Forum (Archive): Somali Women's Forum: Archive (Mar. 2000 - August 2000): Talo(Advise) Dumarka Soomalida ah sida Garoob ama Gabar wayn ee raba inay helaan(Guursadaan) nin Soomaali ah oo xalaal ah, sidii ay kuugu suurto gali lahayd ka akhri halkaan
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

adam

Unrecorded Date
Asalamu Alaykum,
after salaam, arimahaan aan sheegi doono waxay anfacayaan gabdhaha soomaliyeed ee sharafta iyo qiimaha uleh dadkooda iyo dalkoodba sidii ay si sahala uugu noqon lahayd inay helaan nin wanaagsan oo ay reer isla dhaqdaan,

sad lasocotaan qof walba xaladiisa wa ka gooni qofka kale, marka waa in lakala qaado arimaha sida soo socda,

Dumarka garoobada ah ee raba marlabad inay rer dhistaan waxaa lagudboon sidaan hadii ay rabto inay dhiigeeda ku qaldin ajnabi non-soomali laakiin ay ku adagtahay inay hesho nin soomaliyeed ee wanaagsan waxaa lagudboon labadaan arimood,
1-inay soomaaliya tagto oo ay soo xulato nin soomaaliyeed oo dooqeeda ha hadii aysan saan samayn karin arin dhaqalle billa passaport,

2- inaad nin soomaliyeed oo xaas leh deal lagashid sida inaad xuquuqdada aad katanaazulaysid(compermise)tusaale aad ku dhahdid maalin ama habeen kii adi kuuroon gurigaaga imow asbuucii adoo kudadalaya inaysan xaska kale ogaan taasna islaamku waxba kama qabo lamana yiraahdo qudba siro laakiin waa in meher xalaal ah lasameeyo waana inaad tahay qof ninkaas kamarrmi kara dhaqalle ahaan, laakiin hadaad tahay qof dhaqaalaheedu llio haysku smayn arinkaan kuuma haboona,

continue nex time god willing

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Kusseey

Unrecorded Date
blah blah blah...man u remind of montell williams show

what's next????!!!

diz must be match made in hell!!!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

CiiseRooti

Unrecorded Date
Mr Matchmaker

Maxaa ku dhacay sheekada qeybteedi kale?

CiiseRooti

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

qulubqaaluc

Monday, October 16, 2000 - 07:47 am
war Reißer ABA Mesa

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.