site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

ALLA MAXAA KU DHACAY!!!!!!!!!!!

SomaliNet Forum (Archive): Somali Women's Forum: Archive (Mar. 2000 - August 2000): ALLA MAXAA KU DHACAY!!!!!!!!!!!
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

qawdhan

Unrecorded Date
guur baan rabaa,dareenkii baa iga batay,gabar baa idhacday,walaaley ila tali,iyo hadalo kuwaa oo kale ah ayaan ka akhriyey halkan kuwaas oon aad ula yaabay waayo waxan la yaabanay waxa ku dhacay ragii soomaaliyeed ee qurbaha joogay war nimanyohow xishooda oo naagaha aad ka daba ordaysaan iska daaya,walaahi baan ku dhaartaye inaydaan duli ka baxayn intaad gabar yar oo dhoocil ah kadaba cararaysaan,anigoo ah saaxiibkiin aan idinla taliyo,NAAGUHU WAA SIDA HADHKAAGA HADAAD KU CARARTO WUU KAA CARARI HADAAD KA CARARTONA WUU KU CAYRSAN naagahan surwaalka sita ee madaxa qaawiyeyna jacayl iska daaye uma qalmaan in la fiiriyo ragyohow dalkii hala aado oo halaga soo guursado waxaad heleysaan gabdho yaryar oo raaliyooyin ah ..GOOD LUCK.......

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

wareer

Unrecorded Date
ku waas anigu kamahelo ee waxaan kahelaa kuwa
carabka kugu qubayna yah ee malaheli karaa

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

HANIYEEY

Unrecorded Date
TO QAWDHAN

GABAR HADAY KUXUMAYSAY,AM,AHAN INAA KULI AFLAGAADAYSID ISKU XISHOOW NIN WAYN AYAA TAHY
ORAD OO AAD SOOMAALIYA EE SOOGUURSO GABAR RAALI AH.MARKAAS AYAY KUGU KIBRAYSAA AYAGA AYAA XUN OO DARAN,MAWAXAA RABTAA QOF AAGUMAYSATIT MISE?
ANAGA DHAN HANA AFLAGAADAYNIN.

SALAAM DHAMAAN...

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

CiiseRooti

Unrecorded Date
Qowdhan, oday waxaad iila egtahay nin runta ka cararaya,
Waxaad tiri "Naagaha Surwaalka xidha", marka hore ha isticmaali ereyga (Naag) waa af xumo aanan geed loogu soo gaban, Axsan waxaad tiraahada hablo,haween,gabdho,IWM balse wax isula hadh ninyahow.

Gabdhaha, kuligood ma ay xuma waa 1% 1 outta hundred waana wax iska caadi ah, oo umad walba waxay leedahay shayaadhiin, Mida kale maxaad Gabdhaha wax uga sheegi, Imisa Somali oo Ragga oo KHANIIS AH(GAY) ayaa la arkey maa kuwaa wax laga qabto marka hodhe oo deedna gabdhaha amuurtooda looso jeesto, oday waa in runta laga hadlaa marka hore inta aanan dabadabada warka lagu soo ordin

Miyaad ogatahay in gabdhuhu yihii 100% kuwa wax barashda,qoyska, wax walba ku mashquula.
Miyaadan arag Gabadh labo shaqo ka shaqeeysa oo hadana school dhigata,grade's keedana aad la yaabi, marka ma waxaad I oran waxaan ku nacaa surwaalka, hadaba anaa gabadhaas garanay waxaana aan tusi naacda aad meesha kusoo qortay.

Runta hala sheego dadyahow. Ragg iyo Dumarba waxbaa si ka ah balse gabdhaha in la gumeysto waaaaaaaaaaanu diiiiiiiiiiiiiiiiidney

Wareer

Oday afkaada suubso kana ilaali ereyadaas goobta sababtoo ah ciyaal dhalinyar ayaa Soo booqda maskankan.

CiiseRooti

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

khalil

Unrecorded Date
Waryaa ciisRooti:

Saaxiib horta is qabooji si baad u yara xiiqsan tahaye. Waan kugu raacsanahay waxaad qortay oo dhan marka laga reebo labada soo socda.

1-Ereyga "naag" ee aad gefka ku sheegtay.
2- iyo Wareer oo aad meel cibla ka maagtey.

Ereyga naag = woman or wife. And it is opposit of man or husband.

Haddii qowdhan u tixraacey ama u isticmaaley ereyga ah "naagaha" markuu rabo inuu tixraaco haweenka surwaalada qaata ma uusan gefin. Sida aanan u gefin anigu markaan u tixraaco ama u isticmaalo ereyga ah "nimanka" markaan rabo inaan tixraaco ragga surwaalada qaata.
Waxaan ka wadaa hadaad "nin"(man) ugu yeero karo qof lab ah, maxaa ii diiday inaan "naag" (woman)ugu yeero qof dhedig ah?. Maxaa "naag" gef ka dhigey "nin"-na ka dhigey gef la'aan?. Why this double standard?.

Midda kale ogow afsoomaliga isku si looma wada yaqaan oo waxaa laga yaabaa inay lahjadaada "naagi" gef ka tahay. taasna xaq uguma lihid inaad qowdhan ku qasabto lahjadaada.



Wareerna wuxuu yiri in carabka la iigu qubeeyo ayaan rabaa. Wuxuuna ka wadey inuu rabo naag raaliyo ah oo carabka ugu qubeysa. Taasna ceeb ma aha

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

SUHUUR

Unrecorded Date
Qawdhan i suggest that u take it easy, coz i see that somegirl had left u in the lurch but hey time heals many wounds. Move on.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ayaan

Unrecorded Date
assalaamu calaykum
marka xigta salaan dhalinta meesha isku eryanaysa
waxaan lahadlayaa ninkan dumarka naagaha ku sheegayaa af xumada jooji dumarkan aad naagaysanayso ma ogtahay inay aduunyadu ku dhisantay almaratu nisful mujtamac kulla rajulin cadiimin waraaahu imarah hadaanay dumar jirin aduunyo ma jirteen eedo af soomaaliga kalo baro wuu kaa khaldanyee waxaan umalaynaya meel kale ayaad dumarka ka liidaysaa ma ugtay inay dumarku hadaa taliyaan hadii soomaaliya lagu noqdana waanu idiin talin nin walba waa halkuu cilmigiissu dhigo

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Warta suuqa

Unrecorded Date
Ayaan, I liked your Arabic! but be careful sis it may used against you, how? read as follows:

( kulla rajulin cadiimin waraaahu imarah tinakid caleeyhi ) therefore, waa inaad dhameeystir wanaagsan u yeeshaa sidan oo kale;

( kulla rajulin cadiimin waraaahu imarah cadiimah ). Sidee bay kula tahay walaal.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ayaan

Unrecorded Date
T0 wartasuuqa
horta marka hore salaan taxigta kolayba qoraye
maxaad sheegaysaa misa adna ninkaa dumarka wax ka sheegaya ayaad teegaarsantay qawskan aad galisayna
uma arko hadii laga tago inay dhibaato keenayso
malaha waxaa kugu fiicanayd anoo carabi kuugu qora
sidaa iyo nabadgalyo

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ayaan

Unrecorded Date
T0 wartasuuqa
horta marka hore salaan taxigta kolayba qoraye
maxaad sheegaysaa misa adna ninkaa dumarka wax ka sheegaya ayaad teegaarsantay qawskan aad galisayna
uma arko hadii laga tago inay dhibaato keenayso
malaha waxaa kugu fiicanayd anoo carabi kuugu qora
sidaa iyo nabadgalyo

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Warta suuqa

Unrecorded Date
Ayaan, Sidoo kale salaan,

Ninka wuxuu sheegay asaga ayay jirtaa iyo cidda ku haysata taasi waa mid, tan kale hadii aad doonaysid hadalkaagi aan soo istidlaalshaday in aan calaamadan " " galiyo sida dhaqan qoraaleedku yahay ee aad ileedahay ( ) qooska ka daa waxba kama qabo, laakinse waxaan u malaynayaa inaadan fahmin weerta qooska ku jirta waxa aan ka wado. Hadii ay kula xumaatay inaan comments ka sameeyo weertaadana iska hilmaam. Kabasoo qaad anigoo aanan kula hadlin.

Hadaan af soomaligaagi fahmi waayay sideebaad rabtaa inaan carabigaaga u fahmo walaaleey?

Mahadsanid

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

qawdhan

Unrecorded Date
marka hore salaan..hadii ereyga naag aa ka xumaateen raali ahaada waxanse idiin sheegayaa.waxan waxaan ka hadlay waxaan arkay oo aan talo usoo jeediyey walaalahayga ragga ah miyeyna dhibayn waxa aniga iga yaabiyey. gabarbaa ku xumaysaysay ayay walaashay tiri hadii aan la hadloba ha ixumayso waayo waxaan u arkaa inaanay iiba qalmin gabdhaha yaryar ee daba gaabka dan mooday ilaahayna waxaan ka baryayaa inaanu qalbigayga ku ridin jacaylkooda.gabdhaha wanaagsan oo alaah ka cabsada kuma jiraan ee waxa hadalkaygu ku socdaa waa kuwa waalidkood inkaarar een weligood madaxooda waxba saarin sida nimanka

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

qawdhan

Unrecorded Date
TO:ciise rooti,,adiga waxaad ka mid tahay kuwa aan aan la hadlayo ni naageed baad tahay adigoo kalena hadal kuma khasaareeyo waayo waan aqaan wiil yar oo jeegoda xiirta marka hore surwaalka kor u qaado markaas ka dib baan kula hadlayaa ninkii shirka dumarka badsada kan raga ayuu ku fashilmaa waxaan u malynayaa delivery baad tahay inaan kugu taagsadona marabee waayo tacbaan baad tahay kuwaa u doodaysaa meesha ay ku geeyaan baynu eegi doonaa....

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

jiija

Unrecorded Date
qawdhan meeqo sano ayaad jirtaa, adigase maxaa ku waaley oo gabdhaha oo dhan u cayneysaa.
bax baadiyo tag oo mmag kuu qalanta kasoo hel sabab too ah isku aqli ayaad noqanay saa gabar wax la soo barey ay reero soo korsadeen adoo kale uma qalanto oo kuuma baahna, orad oo baadiyahaad kusoo kortay u noqo meeshaas baad fahmaysaye. dadka meeshaan jooga levelkaas weysoo dhafeen
oo heer sare oo kaada dhaafsan bay marayaan
ee orad taladaada meel looga baahan yahay latag

jiija

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

qawdhan

Unrecorded Date
TO;jiija. marka hore walaal dumarka oo dhan waxba kama sheegin waayo waa i dhaleen waana ila dhasheen laakiin kuwa cayda u qalmaa waa kuwa surwaalka isku taagay ee aan madaxa qarsan waa yaab!!!!! surwaalka iyo madaxa oo la qaawiyaa ma ilbaxnimaa ilaahay ka cabso oo ha difaacin dadka diintii iyo dhaqankiiba ka tagay NAAGTII SURWAAL XIRATA OO MADAXA QAAWISA hadii aan qof khayr daran ku tilmaamay miyaan gafay waa doqon si u ilbaxaday dee khamrigana caba oo iska sinaysta waxba idiin kama harsanee adiguna hadaad reero surwaal tahay waxan kugula talain lahaa inaad iska bixiso hadii aad i waydiisay da'dayda waa 28year old mana hire gareynayo naag aan ilaahay iyo rasuulkiisuba raali ka ahayn waayo way inoo sheegeen naagtii madaxa qaawisa jano ma geleyso tii surwaal gashata naar baa sugaysa tii daliil u baahan waxan siin doonaa xadiisyo kasoo arooray nebiga SCW>.......

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Warta suuqa

Unrecorded Date
Qowdhan,

Adugu meeshaab ma waxaad u timid inaad dadka si cilmiyyesan wax ugu sheegto? mise inaad saraawiil iyo shaatiyaal aysan qabin u galisid ka dibna naarta ku gurtid? Cajiib!!!! war annagaa wax aragnay, sxb. dadkan waa muslimiin aad naarta ku guraysid ee ma ogtahay horta hore xadiiska iyo quraankana weey rumaysanyihiin ee sideebeey kaa noqotay Qowdhan?

Teeda kala (kuwa aad aragtay ee sarwaalada qaba) ee aad sheegeeysid malooga qiyaas qaadan karaa inay dumarka Soomaaliyeed oo idil yihiin kuwaa oo kale. Aniga waxaan qabaa jawaabtu inay tahay MAYA.

Jiijo Xaaji,

Maanta dad badan oo waxaa jira wax bartay oo laga yaabe ineey degree qaateen laakin wali caqligooda waxaa ka buuxo waageey yaraayeen xoolihi eey raaci jireen iyo dhaantadi eey tuman jireen iyo quracyada eey ku sheekeeysan jireen Topicyadi ay ka hadli jireen aa wali ka buuxo, si kastoo wwy wax u bartaan faa'iido ma leh, maskaxdooda waa adkaatay ineey is badalaan haka yaabin, kuwaasna waaye kuwa ugu adeeg badan in wax laga dhaadhiciyo sababtoo ah Mental Disorder iyo diffrent personality conflict ayaa heysto laakin mar waliba waxaa soo hormaraayo " ala quruc personality". Dhib badanaa anigaa kuwaan meelaan ka galo aan waayay. Wax kasto ineey yaqaanaan eey u maleeynaayaan hadeey school iyo Jaamacad dhigteeb laakin dhaqan maa isbadalaa adi ii sheegbo, asoo meel joogo oo waxaa arkaa geel iyo Lo u heesaayo, yaab badanaa. Anakana waxaan leenahay aduunyadaan ordeeyso oo fiber obtic wax lagula qoraayo aan ka gaarsiino sidii loola qabsan lahaa.

Akhayaarta hala iga qaleeyo yaa hadaan idiin gafay.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

jiija

Unrecorded Date
TO: MR QOWDHAN

WAAN KA XUMAHAY IN NIN SOOMAALIYEED U FIKIRO SODAA
da oo kale. horta sulwaal waadhar oo dadku xidho, qofwalbana xorwaaye, oo sidii uu doono ayuu ku soconaayaa, mafahminoo sababta aan da'daada kuu waydiiyayna waa maskax yari daada ee ninyahow sida isku dhaan ee wax lala shirtagi karo la'imoow ama iska dhaaf waxaas oo kale, this people are more advance then you think, bax shaqa raadso oo dantaada ku fikir intaaa naag aa saan ah, iyo naag aa inta kabadey leedahay waqtigaas kafaa'iidayso soomaali waxaas aadib dhigay, xan iyo dad aysan ogeyn aqoona ulahayn beey leehiyiin wey sinaystaa iyo ilaah mataqaano oo sul'waal bay wadataa waxaas aad sheegeyso iyo dadkaas aadka hadleyso inaad nooshahay iyo inkale war uma hayaan waxaad sheegeysona shaqo kuma laha, qofkii aan noloshaada waxba kulaheyn waa inaadan ku fikirin ooaad ku fikirto kuwa kula dhashey iyo waalidkaa dadka kalena aamaan gali. ninkii kusoo gaaro iska cali, ee bax shaqo raadso my be inaad unemployed tahay go and do something good for yourself, for get about what athers do

to: warta suuqa
i like you and your smart,


Jiija

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Warta suuqa

Unrecorded Date
Thank you jiijooni. Waa daabacantahay orahdaada ogoow yaa (Frame iyo dhalo aan ku dhajiyay ) Darbigana waa suray widaayeey.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

CiiseRooti

Unrecorded Date
Qawdan

Saaxib kaaman fileyn in aad caytanto, bal ka fiirso waxaad igu sheegtay,

Delivery
Surwaal kor u qaado.
Jeego xiir
Nin Naageed

Waa iga su'aale? Adigu maxaad topic-ga dadka u dhex keentay hadaadan dhalacaynta ogolaaneyn?
I read ya posting and disagreed with ya so what is this all about?
Maxaad la caytami hadabaa, Mise waxaad rabtay in aan ku iraahdo Go Qawdhan...Go Qawdhan iyo waxyaalo ceynkaas ah. Maaaaaaan shut da hell up and don't even raise them issues. maskaxdaa iyo topic-gan is malaha ya got dat eight.

Qulub fooqal Qulub, dee inaga beydh baanu nidhi.

CiiseRooti

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

qawdhan

Unrecorded Date
TO;ciise rooti.jiijo,and warta suuqa,marka waxaan idiin sheegayaa inaadan sheekada bedelin waayo anigu dumarkoo dhan wax kama sheegin waxa keliya een wax ka sheegay waa naagaha surwaalka qaataiyo kuwa madaxa qaawiya idinku hadii aad kuwaa tihiin waa u qalantaan caydayda waayo naag madaxa qaawisay oo surwaal xiratay khayr iyo khaatimo ma leh waxaad tiri shaqo la,aan baa ku hayso ma waxan kugu iri qado isii how do you know inaan shaqo la,aan ahay.ilaahay ka cabsada gabdhaha aad tiri waxbey barteen qof wax bartay isma qaawiyo anagaa naqaan kuwa jaamacad ka soo baxay oo is astura warkii oo kooban naag surwaal sidata madaxana qaawisay walaahi baan ku dhaartaye hadii gaadhi ku jiifo kama toosiyeen waayo ajar kama helesid....

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Warta suuqa

Unrecorded Date
Qowdhan,

sxb, war iga hoo.

Ma ogtahay in nin uu hadda ka hor ku janna galay eey haraadsan markuu ceel daraadiis u galay ee haraad tiray!!

Ma ogtahay in ay haweeneey ku naar gashay Yaanyuur (Bisad) ayadaa taqaanaahe inta qol ku xirtay ay u diiday ineey qaraabato cunto iyo biyana ka mamnuucday kolkaasna ay mukulaashi dhimatay.

Bal fiiri labadaas tusaale ee waliba xayawaan nafleey ah nalagu tusiyay sida uu midna ku mutaystay janno midna naar.

Markaasaad aduguna qof bani aadam ah oo ilaahay uu sharfay caqli adigoo kale lehna siiyay oo jeexaaga ah ayaad leedahay haduu baabuur ku dul taaganyahay kama toosiyeen. Bal aan isweeydiinee walaal qowdhan xageey naxariisti kaa martay? taasi waa mid teeda kale hadaad wanaag dadka fareeyso ma waxaa lagu yiri dadka sarbi lasoo dhac oo soo qanqaniin, mise si xikmad iyo naxariis leh wax ugusoo sheeg.

ugu danbeeyn ninyohoow laba arrin oo culus aan kala saari waayay ee bal midaad tahay ii sheeg;

1- Inaad wadaad tahay iyo inkale. Haddii aad wadaad tahay xagee diinte kasoo baratay? shiikhaaga yaa waaye? Kabiirkaagi aaway, hal xabo maahinoo taas.

2- Booy hadii adiga wadaad eheen, maxaa rabshadaan ku galiyay, tartiibtaada ma iska shabkaxsatidoo, mise surwaalka aa fobio ka qabtaa? Qowdhan Qunyar Soco ina AAYO.

usssss dhagtaan wax kuugu sheegaa ee dadka kale yeey ku maqlin yaa (Gabdhaha sannadkaan waa lasoo dhaweeystaa ee lama eryo arooy) hadii kale abaar aa daris kula ah, saa waa kaa muuqataa naxariis daradee.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

qawdhan

Unrecorded Date
walaalayaal isma hayno waxa keliya oo jiraa waa is fahan la,aan aan is fahano,walaal horta aynu isku raacno in surwaalka iyo madaxa oo la qaawiyaa uu denbi wayn yahay,dhawr jeer ayaan ku celceliyey gabdhaha soomaaliyeed oo dhan wax kama sheegin waayo xaaskayga aan jeclahay iyo hooyo macaan ayaa ka mid ah aniguna inaan caytamo mawduucan uma bilaabin ee walaalay ilaahay dartii ayaan waxii xun dadkauga digayaab hadaad surawaal xiran jirtey walaal iska bixi waa qaawanaan adiguba waad ogtahay mise madaxa qaawan hadii aa qarisaan nimanku timahiina jilicsan ee dheer baanay arkayn walaaley waxaad asturnaan iyo deganaan ku wayday kuma halaysaan qaawanaan iyo waxaan alle iyo rasuulkiisu jeclayn any way waxan idinla jeclahay waxaan walaashay la jeclahay balanteenu ha ahaato surwaalkoo la tuuro iyo madaxoo la qarsado insha alaah markaa khayr waayi maysaan.........

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

sugule

Unrecorded Date
waryaa qawdhan khayr alla ha ku siiyo waayo waan kugu taageersanay figradaada ah inay gabdhaha surwaalka iska bixiyaan madaxana qarsadaan inkastoo aad meelaha qaarkood ku fogaatay horta gabdhahan yaryar ee madaxa qaawan dad baa dhalay waalidkood ma xukumi karo police bay u wacayaan hadii wax loo sheego war ninyohow hangoolkii lagu garaaci jirey baa roonaa ileyn hadda waa kuwaa daayeerka raacaye,adiguna haysku wareerin hadii aad guur rabtid soomaaliya waa taqaan meeshay kaa xigto anigoo ah oday soomaaliyeed wiilyohow go'aankaaga ku adkayso hala hadlin ilaahay shartooda haku dhaafiyo inagoo dhanba......

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Mike

Unrecorded Date
To qawdhan and his fans.

Waryaa fock off kaaalay naagba hadey surwaalwadan oo madax qaawaneyn ii maba baxdo hadey xijaab xiratana kam ma dhaho.Hada waxaan ahay 24 jir oo soomaliyana 2 mar aan tegay marnaba niyadeyda magelin in aan kaguursado
Dalka aad leedahay naaga kasoo guursada maxaa u ma leysay dumarka jooga in eey jaceel kuu soo guursadeen mise ? iskuday in aad kajawaabto .
hidii uu qiiq kuugeyana iyo shukaansi xumo dhalinyarada waxaas ha kula talin qaablaweyahoow.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Xamardaye

Unrecorded Date
QOWDHAN,

magaca iyo hadalkaba isma lahaa,laakiin maa caleeynaa waa ka soconaa taas,
@waxaad ii sheegtaa surwaalka dumarka sida uu xaaraan uga yahay in ay xirtaan.
@waxaad ii sheegtaa dumarka qofki xirto surwaal
sababaha uu naarta ku gelayo.
@waxaad ii sheegtaa dumarka tii surwaal xirato
sida aysan muslimad ku ahayn.
@waxaad ii sheegtaa dumarka tan xirato surwaal sida ay dhilo ku tahay.
@waxaad ii sheegtaa ma jirtaa mar qofka dumarka ah ay u banaan tahay in ay madaxa baneeysato.
@waxaad ii sheegtaa dooda aad furtay qofkaan kuula wadin sida aad adiga rabto muxuu caay ku muteestay.
@waxaad ii sheegtaa sababta nin rag ah aad qof dumar ah uga dhigtay.
oday dumarka way na dhaleen,waana u dhaxnaa,waana nala dhasheen,waana dhalnay,haddii aad si ula kac ah aad u caaysay dambigeeda adigaa leh.
tan raga aad caaysay:aniga runti waan ku sigtay inaan ku caayo,haddii aanan dambi ka dhoowrsaneeynin,ha ina dimbaajinin meeshana dood furan kuma heeysid,ee ilaah dambi dhaaf weeydiiso,
dumar iyo rag qofki aad af lagaa deeysay neh cafis warso,raga aad caaysay qaar waa culumo kaa diin badan.

nabad iyo caano

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

qawdhan

Unrecorded Date
war horta miyir qab ma jiraa saaxiib xamar daye hadii aan isku dayo inaan ka jawaabo su,aalahaaga marka dumarkoo dhan wax kama sheegin waayo waxa jira kuwa wanaagsan wayna dhaleen oo nala dhasheen adigase aan su,aalo kookooban ku waydiiyo.
maxaad diric iyo googarad u xiran wayday.
maxaad dhegaha u duran wayday.
maxaad cilaan iyo huruud u marsan wayday.
jawaabtu waxa weeye DIINTA ISLAAMKA AYAAN OGOLAYN IN RAGA IYO DUMARKU IS SHABAHAAN.waxan u malaynayaa inaan doodayda laga xanaaqi karin waayo kuma salaysna qabiil,siyaasad,iwm.waxa keliya oo ay ku salaysan tahay waa diinteena wanaagsan iyo dhaqankeena diinta ka soo jeeda walaalayaal wiilasha jeegada xiirtay iyo gabdhaha suwaalka sita oo madaxa qaawiyey u duceeya in ilaahay u naxariisto oo soo hanuuniyo.......

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

shugri

Monday, June 19, 2000 - 05:36 am
to Qawdhan
walaal aad iyo aad ayaan kula raacsanahay arintaas aad ka hadleeso,waa run horta hadii ay gabdhu ay qaawantahay wax walbo oo dembi ayaa ka suuroowdo,hadana waxaa jira gabdho kale oo qaawan laakiinse fiican aad iyo ugu fiican kuwa asturan hadaba walaal Qawdhan,wax run ayaad ka hadshay aniga waxaan ahay gabar waana la socdaa xaaladaha gabdhaha,marka walaal waxaan kugu waaniniya

ineysan gabdhaha oo dhan sidaa u xumeen oo hadii ay is qaawiso ma aha iney xuntahay kuwa qaawan wey jiraan oo fiican iyo kuwa qaawan oo xun marka ha isku qaldan hadii adiga laguugu daadsaday gabdhaha oo qaawan waxba haga wada sheegin ilaahna ha soo hanuuniyo oo ilaah ayeeynu ugu baryeeynaa iney is asturaan
marka tan adiga ku heesado waa mid aad u ween ayaan filayaa,marka niyadaada sidaa ha u sheegin iney wada xunyihiin gabdhaha qaawan
calaf fiican ayaan kuu rajeynayaa

to: ciiserooti

walaal wax run ah ayaad ka hadshay thnx you mana tihid daba dhilif waxaad sheegtay waa run qawdhana wuu kugu qaldamay

to jiija and gabdhaha ka cawanaya qawhdan

wuxuu sheegay wax run ah ee ha u kefina qawhan asaga dariiqa toosan ilaah ha tuso
shaqo la aan ma aha maxaa yeelay waxaan fahmay wuxuu soo qoray jiija wiilka wax uu argay ayuu sheegay dont be angry,

bye ayaan or shugri

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

shugri

Monday, June 19, 2000 - 05:40 am
qeyr ayaan idiin wada rajeynayaa si qalad ahna ha u fahmina waxaan soo qoray

aslaamu caleekum

bye ayaan or( shugri)

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

qawdhan

Tuesday, June 20, 2000 - 12:51 pm
walaal shugri waxaad tiri waxaa jira gabdho qaawan oo wanaagsan walaal gabadh qaawani ma wanaagsan tahay waa maya ilaahayse dhamaanteen hayna wada hanuuniyo aamiin..amiin...aamiin,,,,,,

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

shugri

Sunday, July 16, 2000 - 02:00 am
to qawdhan

walaalkiis waxaan ka wadaa gabdhaas qaawan oona hadan wanaagsan ineysan afkeeda dadka kale gaarin oo wanaagsantaahy sideeda kale inkastoo ay fiicneen iney qaawanaado,oo diinta nalagu sheegay laakiinse anigu waan argay dad ka fiican kuwa qaawan,maxaa yeelay qaarkood carabkooda kuma soo gaarayaan,oona kuwa daboolan carabkooda ku soo garayaan walaal

ilaah anagoo dhan hana soo hanuuniyo aamiin

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.