saynab | Unrecorded Date asalaamu cayleykum walaal arrinta aan rabo waa wax ku sababsan dumarka markaa ma rabo inuu nin soo galo waa inaad xigmad u laadahay arrimahan waxaan kuwada xiriirenaa waa e-mail! |
Anonymous | Unrecorded Date Walaal emailkaagaad illowday! |
hebel | Unrecorded Date habloow waad salaaman tihiin. |
mOwLiD-mAcAaNe | Unrecorded Date To Hebel Bal day halkaad risiq ka raadininaysid. Allah ha sahlo. |
Warta suuqa | Unrecorded Date Ajaaja dheh. |
Geesi | Unrecorded Date xaawaleey meel eey madax shub ku qabto iyo aba abaay ninkii u risaaqad raadsaday raga kamid maaha! |
wareer | Unrecorded Date dumar raali ahaada waxaan mooday in lagu dhanyahay meesha ilaasa waa idinkii oo dheel dhoobey dheela |
CiiseRooti | Unrecorded Date Dumarkii way dhamaadeen ma'istirina? CiiseRooti |
Warta suuqa | Unrecorded Date Xaa dhameeyay Bisinkee ? |
Geesi | Unrecorded Date xoow ku hadlaa deey |
mOwLiD-mAcAaNe | Unrecorded Date Warta + Geesi Arhee arbaciin risiq laga deyee, saas dumarkii aa dhamaadeen laga wadaa no!!!!!!! |
fordwooso | Unrecorded Date to saynab maxaa rabatay inaad weydiiso anaa jira79sanoŽe |
Warta suuqa | Unrecorded Date mOwLiD-mAcANe Raggu markuu hana qaado = Guur doon dheh Markuu 25 gaaro = Kala dooro dheh Markuu 35 gaaro = Iska gaar dheh Abuu arbiciin = calaf doon dheh |
mOwLiD-mAcAaNe | Unrecorded Date Warta suuqa Markaa Hebel macnihiisu waa duuduubka igu siiya "desperate" allah ha u sahlo aaaaaaaamiiiiiiin |
Warta suuqa | Unrecorded Date mOwLiD-mAcAaNe As a Package. lol |
abaayo | Unrecorded Date Adinka hebel wax ka sheegaayee,adinka kale maxaad soo DOONTEEN??????????????????? The title is Gabar Soomiliyeed |
xaabsade | Unrecorded Date arimahaanoo kale waaiidhinaayeen yaahuu yaaacaafiiiiiii yahooy kavagaxleeya maha waxba kumahaaysaane hadiikale barnaamij fiican keeena |
Samsam Salah | Unrecorded Date Bismilaahi Raxmaani Raxiim Waar Ciise rooti hana habaarin dumar ma xaaqmin mana ka dhawee, sidee laguu qaatey. |
hebel | Unrecorded Date weliba anigu dumarka waan salaamay ee meeshaad tagtaba iskaabolo miiran baadan amaan ka heleyn. |
BADGIRL | Unrecorded Date SAYNAB..... Im sure U meant...HABAR somali ah.....Coz Gabar ain't 30-40 |
Mariah | Unrecorded Date Badgirl...you go girl ciiserooti...maybe dumarka wayka dhamaadeen meesha aad adiga joogtid....so I am sorry for you.. |
Daniell | Unrecorded Date TO Saynab waxaad rabtid inaad waydiiso nagaha aniga i waydii aniga jawaab kasiine |
wareer | Unrecorded Date adigu ma nin baadtahay mise dumar mise dhax dhaxxaad badtahay jawaab aan buqlahan ibar |
Leilaaa | Tuesday, July 11, 2000 - 07:52 am asalama caleykum gabar40jir ah waxaan ugu yeernaa guumeys marka walaaley waxaad ugu wacdaa dumarka somaliyeed ee u dhaxeya 30-40, qarniga hada lagu jiro 18-25 waa lagu guursadaa midoo midoo nasiibkeedana wali dhiman yahay waa iska jiraa hebel and others meesha waxaa ku shirayee dumarka ee maxaad u soo shaneyseen, mise wax kale oo aan aheyn dumar kama shaqeysaan |
shugriyaa | Tuesday, July 11, 2000 - 07:52 am aaway abaayo emailkaa nooh waaba daalee sidaan u fiirinaayey.lol |
hebel | Tuesday, July 11, 2000 - 06:32 pm Walaal waan soo salaamayay... . . . Salaantu waa xaq waana laysku leeyahay. . . . Gaalada iyo muslinkana waa laga dhexeysiiyay. . . . Nabigu (CSW) wuxuu yiri hadii lagu yiraah (Salaama Calaykum) waa qasab inaad ku jawaabto (Wacaykuma asalaam) . . . Wa bilaahi towfiikh |
olol | Tuesday, October 10, 2000 - 03:31 pm nabig [scw]wuxuu tiri alaa adulukum calaa shein idaa facaltumuuhum taxaababtum ifshu salaam beynakum: horaan wadaad usoo ahaan jiray marka hadii aan afsomali idin ku fasiro nabiga(scw)wuxuu yiri war maidiin shegaa arin hadii aad sameesiin aad isku jeclaaney siin markaas ayee asxaabtii yiraahdeen balaa ya rasululaah markaas ayuu nabigu dhahay dhaxdiina salaanta kubadiya |
olol | Tuesday, October 10, 2000 - 03:31 pm nabig [scw]wuxuu tiri alaa adulukum calaa shein idaa facaltumuuhum taxaababtum ifshu salaam beynakum: horaan wadaad usoo ahaan jiray marka hadii aan afsomali idin ku fasiro nabiga(scw)wuxuu yiri war maidiin shegaa arin hadii aad sameesiin aad isku jeclaaney siin markaas ayee asxaabtii yiraahdeen balaa ya rasululaah markaas ayuu nabigu dhahay dhaxdiina salaanta kubadiya |