site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Yay Ku Dhicin Ilmadu Dhir Abaars...by Qumayo

SomaliNet Forum (Archive): Somali Women's Forum: Archive (Mar. 2000 - August 2000): Yay Ku Dhicin Ilmadu Dhir Abaars...by Qumayo
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Qumayo

Unrecorded Date
Dadkoo ururayoo
Isu tagey dhammaan
Ma ogaan karaan
Moyee isaga
Ayaa ugaA warrama
Aramidu inay eel dheer taqaan
Hadba waxaan arkaa
Anoo ay cidla ah
Eri dhaban sidiisii
Kuu ololayee
Ubax baan sidaa
Kuula soo ordee
Maad iga aqbali
Eedaad kalgacal
Adaa igu unkaye
Dhibtan mawga bixin
Kugu indha la'
Usha maad u qaban
Ifo faalo iyo saad aragti dheer
Sida awliyaan ku oddorosayaa
Ayaa way haa ilo biyo leh
Ku agmeerayoo
Oonku ka baaba'ayn
Garta odayada
La i soo dhigaa
Arji iyo aqoon
Afti kaa baxshee
Yay ku dhicin ilmadu
Dhir abaarsatee
Isha sacabka mari
Eedaad kalgacal adaa
Igu unkaye
Dhibtan mawga bixi
Naftan naftan ku oggolee
Kuu abaajitee
Kuu abaydintaa ee
Kugu indha la'
Usha maad u qaban

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Geesi

Unrecorded Date
Waxeey dani keentey iyo
kalgacal baa ila durkee
dad iyo duunyaba ka go,ay
waxbaa deris ila noqdee
dugaagaan weheshada
dulmeerayoo keeymahoo


halkaad iga deey dadiyo
""heedhe" heedhe"
halkaan degey kala durkee

ilaahbaa deeq baxshee
doorashada cashaqa ka daa
dulmigaa cashaqa kaadaa

digashada caashaqa kadaa!!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hebel

Unrecorded Date
ala waalanaa taa!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

mOwLiD-mAcAaNe

Unrecorded Date
Sidaad tahay
cad ceed subax
ama sagal arooryaad
waad suurad wacantee
sanadahan ma aan arag
hadaan uurka lagu sidin
inan kaa saraysee
Hadii samir..........

Waad isahayatoo
kaa seexan waayee
dhowr saniyo googo eh
safiyaay waxaad tahay
salaada iyo faralkii
midaan uga sahwiyayee
hadii samir wax tari lahaa
ama uu sed noqon lahaa
mudaan kaa dhursugayee


GEESI
Bilaa calayk sii dhamays tir

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Geesi/oo murqaamey

Unrecorded Date
Waa tanaa mid mirqaanku
suu ii wadey uu maankeeyga kasoo gooyey!

Mahalkii dharaartii
Casarkii hiima-moodiga
Dad hargeeysa soomaray
Hadiyad iigu dhiibaa?

Marki ugu horeeysee
Ihaleeley caashaqu
Mahlkaan fadhiistaa?

Mahoygii jaceeylkee
Hami aniga oon qabin
Haween aniga oon rabin
Heestu iigu yeedhaa?

Habeenkii taariikhdii
Haalintii hilaadiyee
Hadeey saacadii tahaye
Iyo maalintii leeyhelayee
isu soo hagaagee.

Ma maalintaan hawoodee
Habsan geenyo uguboo
Ku hilaalan dooxada
Hiyigeeygu raacee
Nin helaa nasiibalehe
Heensaha dulsaare
Rabi igu hagaajaa!!
Maharihii kalgacalkaa
Hibashada xasuustoon
Anigoon hadleeynbay'
Naftu hees ileedahay

Habeenkii taariikhdii
Maalintii hilaadiyee
Hadeey saacadii tahayee
Iyo maalintii leey helayee
Isku soo hagaagnee!!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

mOwLiD-mAcAaNe,

Unrecorded Date
Geesi sxb ma gaan geeti buu ahaa mise gise bahalka aad sidaa ugu murqaantay nacamtii waxaas oo xigmad ahna kaa keenay.

Halbowlaha iyo dhiiga
hanaqaygiyo maanka
Baan u hooyoy
Hurudaayoo hadhsataaye
Halkay joogtaan
u hamuumaa ma halmaamee
maxaa maxaaaaaa maxaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaa
ahahahaaaaahaaaaaaaaaaaaaaahaaaaaaaaaaaaa
iga haysta ku habsaaamay intii aan u heesaaayey
Hirka muuqda dusheyda
bey hiraa yoo ....
Halkay joogtaan
U hamuumaa hakan waaye
maxaaaaaa maxaaaaaaaaaaaa
maxaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaa
iga haysta ku habsaaaaaaaamay intii aan u heesaayey

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

wareer

Unrecorded Date
qumayo meshaan bushucla yaashii ba bah baad isagadhigtay ee adigu maheesa batahay aan kula heesee misa hadaltiraad haysaa

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

mOwLiD-mAcAaNe

Unrecorded Date
Wareer,
hadaad wareer santahay maxaad qolkan ka soo doontay huuno.

Anagu Alcohol ma cabno mana wareersanin ee dee waa ku sidee..... cagaha wax ka day..yaah ok.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Geesi

Unrecorded Date
mowliid/ war dadkaan iyagoo wareersan dhuunta kaasoogalaya maxeey ahaayeen horta,hawshuubuu naga dhexgalaye yaa boosoo noo soo direy kan baasee wareerku dhimasahada qarka usaaray:

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

khalil

Unrecorded Date
Waah waah yaa qumayo! ileyn waadba igu darnayd show!.


khalil

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ahmadeou

Unrecorded Date
Qumayo


Hmmmmmmmm, What happened babe girl?!.You sound you being wrecked /broke her small heart. And it seems to me here you are singing the blue!.But i hope it will be only once in a blue moon!. My heart goes over your mourning heart!

ahmadeou

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

wareer

Unrecorded Date
to. mowliid and geesi
ma ahan inaad sijilicsan uhadashaan
mana aha inaad qarsataan hadaad balwad
ledihiin qolkaan walawada marqaan sanyahay
wixii habaar ah waxagiina misa waxmasar ah
ayaa dareemaysaan aan hawada kabexee
hadiikale adab igayeesha yanan daqad idin kalabixine

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

MEL.ABRAHAM

Unrecorded Date
NAF JACAYL RIGRIGAYOO
qayrkeed ka reeboo
u ragaadshey nacaba
ku daba rafaadee
adaa rubada beerkiyo wadnaha
adaa ranaan ku shubayee raysan waayey
awgaa.
miyaan xasuusan karayaa.

saaxibayaal iisoo qora heestii ahayd
waxaad iila bili tahay beerha wajaaloo.
iyo saaxibayaal majaajiladii riwaayada galbeed waa xoreeye waarsaa gaagixisey . waa sixir iyo saaxir aan inyar oo aan ka hayo idinka xasuusiyee.

SANADKII LIXDAN TIIYOO SAFAREY SANCA NOOGU TIMI
HUTELBAAN SEEXINEY MARKAAS AYA SIDEETAN LANAGU YEESHEY WALIBA SAABUUNTII IYO BIYIHII LANAMA XISAABIN,
OO MA IYADAA LIXDANKIIBA JIRTEY
WAAR GORAYADEY SUBAGEEDIYO SEEDAHEEDA CUNTAAYOO WAA SARYAR FOWQALSARYAR SAXANA WAY WADATAA OO WALIBA WAY SALSHAA

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

fara dheer

Unrecorded Date
abwewracaffvgabhhbhytgavfvaxd
afaraghna aahaaj
aaharfewtbcvg
haauikijyttueeewfbhytgfe1234567891233654488961212@@@@@@@6€€€$£${{[]}}@@£$€{[]}||_:;MNBV an nasto bal waxyar!!!!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Qumayo

Unrecorded Date
Yaa salaam yaasiin caleek,waxaasaa raga dhe, ala wiilashu cod macaanaa?ma hobolay soo ahaan jireen talow?

Mowliid-Qadhaadhe walaal ma hobol ayaad soo ahaan jirtey?

Geesi.
lol hoogyey waxaad la soo shir tagtay is eeg.

peace and luv.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Geesi

Unrecorded Date
qumanyo/ hoog oo ba,a adigu habaar ku xoog weeynidaa Geesi ha kaa kor maro ilaah idankiis.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Warta suuqa

Unrecorded Date
Aaaaamiiiiiin.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Geesi

Unrecorded Date
waatana aqyaareey murqaankii waxuu iwadaba wuxuu ii geeyey " qabrigii jaceeylka"

Qumanyo xasuus hore iyo waayo waayo aan kusoo xasuusiyo " xasuusbaa geela lagu xera geliyaa" eey soomali tiri

kaftanba heeyga ahaatee xiligeey socodtey magaline iyadoo naqtiina iyo waayo dame ayaan galay,sheekadu meesheey u jeedo nin weeyni garay.


Sida coodankii bari ama ciidi jarareed

cirkoo caad ku yaal iyo cagaarkii danoodeed


Cosob xigeen ahayoo laga goonin caarada
carshigiisi leeyey

weli canab lamoodyeey cimri iyo wad mooyee

dumarkale ma caashaqo.


Cishadeenu kulanaa cirkoo roob ka da,ayiyo
cawa dhalad inaad tahay cindigeega geliyee

-----
---- wale canab lamoodyeey cimri iyo wad mooye

dumar kale ma caashaqo.


------------------------------------------2


Halboowlihii dhiigi buu habaye
hiri maahee hana haaba

halkii iyo wadna i heemeeysoo
hurdi waayoo harsan waaye
xageey hodoneey kaa helayaa


Haada iyo shimbiraha warkama helo
haatufkaan direy hadal masoo celinee

hurdi waayoo harsan waayoo xagee hodneey
kaa helaaya.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

mOwLiD-mAcAaNe,

Unrecorded Date
Kooca
Dabcan hobol waan yarehe ahaa Gacaytaan darbuugada u tumi jirey.

Neefowkaniiiini
Ocktobar waaw short visit waaw me waaw Mineapolis, see you.

Wareer
I think waxaad u baahantay EMERGENCE EXIT

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

wareer

Unrecorded Date
kabaxay

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

mOwLiD-mAcAaNe

Unrecorded Date
Wareer

Shukran.

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.