site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Maxaa nagu cusub??

SomaliNet Forum (Archive): Somali Women's Forum: Archive (Mar. 2000 - August 2000): Maxaa nagu cusub??
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

bow-dhari

Unrecorded Date
Nolosha qurbaha waa nolol sahlan oo hadana adag, Waxyaalaha nagu cusub since aan qurbaha nimid:

Daiber(kan caruurta loo xiro) ma qabi jirin
waxaan xasuustaa markaan yareen in fanaanadda ama cambuurka xagga danbe iyo qoorta caaw ama xarig yar la isugu xiri jiray si cunugga uusan xaarka isugu halleyn, riiriigasho aa haddana ku xigtay.

Computer(SomaliNet)
ku wada xiriirid internetka

pizza places iyo hamburger/french fries ma qabi jirn.

Reer walba farintijeer ma lahaan jirn
shaanbaayda ama ashuunka aa laga cabi jiray, xasuustaa jimca kasta aayadeey shaambaayda waa dhaqi jirtay eey luubaan ku shidi jirtay, I missed that.

Sidoo kale Washing/Dryer Machines cidaha qabay waa yaraayeen, Badankeenna baaf ayaan dharka ku dhaqan jirnay.

Apartments, high rises, mid term

Part time full time job, day shift/night shift

Qof walba gaari ma lahaan jirin (caasi,abuu-raas
iyo xaajiyo qamsiin), Gym places warkeeda dhaaf.

Hebel iyo Neefoow, maxaa kale? adinkaa ciyaal bugle isla ahaan jirnaye oo iskaalshada cidaha ka dhammeeyn jiraye.

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.