site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Heey aawaay Qalanjooyinkeeniii

SomaliNet Forum (Archive): Somali Women's Forum: Archive (Mar. 2000 - August 2000): Heey aawaay Qalanjooyinkeeniii
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Muudeey

Unrecorded Date
Marka hore salaan qiimo leh. Waxaan ahay wiil soomaaliyeed oo arady ah waxna ka barta dalka Uk waxaana Universtiga dhameenayaa sanadka soo socda haduu ilaah idmo, waxaan jeclaan lahaa inaan halkaan ka barto gabar soomaaliyeed oo aan is barano adaan is fahano inaan horey u socona waxaana jeclaan lahaa inay tahay qof iyada waxbarato taas ayaa ii fududaan laheed, da'deedana ay 20+ , good personality, comunicationkana ku wanaagsan, ogna waxay rabto.

I don't smoke, drink, chew qad iyadana waxaan ka filaa inaasan intaba isticmaalin mana dagni meel ay ku badan tahay soomaalidu .

Hadii aa tahay qofka aan kor ku soo tilmaamay ila soo xiriir hana ka xishoon in runta laga wada hadlo wax ka wanaagsan malahee i know sideedoo kale gabdho fara badan oo raba wiilal soomaaliyeed inay la kulmaan oo uusan daruufaha u saamixin baa jira i hope inee tahay chance aan isku baran laheen gabar soomaaliyeed inay noqoto.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hitler

Unrecorded Date
meshan ma gabdho aya jogaa lagu gu yirii...
mar dambe albaabka aa igu qaraciin

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hurdaye

Unrecorded Date
uusheeg meeshaan afartoo nin aa isku jeebinoowso.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

wareer

Unrecorded Date
idinka madka qalaysaan xariifka nasiib kiisa egaya

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

lafolafo

Unrecorded Date
muudey

UK adoo jooga hadiiba gabar la'aan ku hayso adaa wax matare ah!!

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.