site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Ilataliya dadoow

SomaliNet Forum (Archive): Somali Women's Forum: Archive (Mar. 2000 - August 2000): Ilataliya dadoow
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

max.med nuur cawaale

Unrecorded Date
waxaan ahay nin lagunacay guswayni, mana kufakarin waligeey in taas la'iskunacaayo.
waxaan soo guursaday 2naagoow, waxayna igunaceen arintaan soosheegay tii sedaaxna mudo sedax bil kor ayeey igatagatay,dadoow bal arintaas kawaramo.
dumarkii hadaad waxyarna wadato cidikuqaadanmayso hadaad waxwen wadatona cidi kuuwarimayso, durmar intee looga fakadaa.
waligiinwaxaas mamaqasheen masa aragteen waa arin igayaabiya, dadoow maxaa igula talinaysiin idinkoo afkiina aan kanabgalaayo, arintaan ha umaleenina ciyaar ciyaraar waa arin naftayda geedkuxiray.
Idinkoo ii hagar baxaay iguna ciyaareen ha laygaga talasiiyo,wixii kaatanbadsho bulshadaa loobandhigtaa.

by:max.med nuur cawaale.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Mike

Unrecorded Date
To you.

Macalinka taas naaga ha aakaga jawaabaayo waa su aal naagaha kaa caawinkaraan duqa.

Laaakiin waxaan kuweydiinlahaa naagaha kaa cararay ma soomalibaa hadii haa tahay duqa.Waa fahantay aan u maleynaa

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

MN man

Unrecorded Date
Mike
Good one saxiib

Max'med Nuur Caawle

Saxiib waxaa wax lagu faaney aheyd wax lays ku naco ma aheeyn.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Murridi

Unrecorded Date
Hebelkaa Cawaale,

Odayaashii hore waxay dhihi jireen adiga oo kale, raadso naag gaaban oo madow oo wagdo leh, bacdeen war ii keen.

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.