site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Maxay caan ku ahayd gabadh soomaaliyeed.

SomaliNet Forum (Archive): Somali Women's Forum: Archive (Mar. 2000 - August 2000): Maxay caan ku ahayd gabadh soomaaliyeed.
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

xagar

Unrecorded Date
walaalaha somaliyeedow assalaamu calaykum.
Gabadha soomaaliga ah ee maanta joogtaa makaduwantahay kuwii hor¨. sabab.
waxaan ubaah nahay tusaale caqli gal ah oo lagu qanci karo. yaanan lai caayin cidna xoolo kama sitee,salaama kadhe.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

qawdhan

Unrecorded Date
jawaabtu waa haa kuwii hore weligood isma qaawin jirin ee waxay xiran jireen dhar naftooda oo dhan astura kuwa hada jooga ee surwaalka sita madaxana qaawiyey ee moodo shaydaanka wayka qurux,dabeecad,karti,aqoon,iyo xishoodba badnaayeen gabdhaha hada jooga oo aan waxba ku wanaagsanayn in ilaahay unaxariistay mooyee....

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Thursday, September 07, 2000 - 07:55 am
gabdhaha soomaliyeed waxeey caan ku yihiin in eey is nadiifiyaan, nimankoodana eeysan ku dhihin caawa waan kululahay,ee wax ma i siin kartaa adoo mahadsan!!!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

jaamc aar

Thursday, September 07, 2000 - 08:53 am
iyo ziil yar oo cariiri ah...oo difficult tahay in la waso.....

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Luul

Wednesday, September 13, 2000 - 10:09 pm
To Xagar

Markaa dad wax su aalaysid su aasha waa lacadeeyaa hadii kale waa laiska daayaa,su aalah sidaa og tahayba su aasha badani diiniyan kuma fiicna hadaysan mihiim ahayn.Mida labaad hadaad cay ka baqaysid warkaaga hayso nooh.Mida sedexaad bini aadanku waa kala duwan yahay kuwo hore iyo kuwo danbaba qof qof la mida ah ma jiro ama ku dabeecada.Mida afraad soo cadee waxaa ka hadlaysid hadii lake aamus yaan lugu cayne.

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.