site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Maxay caan ku ahayd gabadh soomaaliyeed.

SomaliNet Forum (Archive): Somali Women's Forum: Archive (Mar. 2000 - August 2000): Maxay caan ku ahayd gabadh soomaaliyeed.
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

xagar

Unrecorded Date
walaalaha somaliyeedow assalaamu calaykum.
Gabadha soomaaliga ah ee maanta joogtaa makaduwantahay kuwii hor¨. sabab.
waxaan ubaah nahay tusaale caqli gal ah oo lagu qanci karo. yaanan lai caayin cidna xoolo kama sitee,salaama kadhe.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Yeesh

Unrecorded Date
Saaxiib kuwii ma ogi balse kuwa hada jooga waxaa lagu yaqaan madax xanuun

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Warta suuqa

Unrecorded Date
Ood qaadis iyo jiidis waa isla guryo geeyn sxb..

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hebel

Unrecorded Date
intee ooda u jiidahee horta....geber maa meelahaas kasoo heshi? waaba kaa shekiyee.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Warta suuqa

Unrecorded Date
Hebel,

SXB..

ood aan qodxo lahayn aan jiidooyaa nooh.. Anaaba mudaayaba ee ka waran hee adi ?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hebel

Unrecorded Date
adi maabo konfiyusaato ehbo?...ajaaja

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Wata Suuqa

Unrecorded Date
Assalamu alykum warahamtulahi wabarakatuh

To: hebel, walaal, Allah hakuu ziyaadso hana kuguu daro mizaanka xasanaatka.

TO: HEBEL,subhanallah, walaal, is the word of Allah a philosophy to U? Maybe u ought distinguish, ur priorities, and when it comes to Allah and His messenger (peace be upon him) ur answer should Be "SAMICNAA Wa ADacNaa" coz a believer doesn't object to the words of Allah and His beloved messenger (pbuh) as Allah mentions in surah AxZab "WAMAA KANA LIMUMININ WALAA MUMINATIN IDAA QADHALLAHU WARASULUHU AMRAN AN YAKUUNA LAHUMUL QIYARATU MIN AMRIHIM". Know that when Allah (swt) commands or prohibits something, either way there’s HIKMAH behind it and Allah (swt) knows where the tayyib lies. The same as for our beloved (pbuh), when he commanded us not to be alone with the opposite sex unless, their ur mahram. In this case, its prohibition, coz it's QULWAH (a man being alone with women whom is not his mahram) the consequences are greater and shaytaan is present. In such Allah (swt) warned us from fornicating and committing sexual acts and Sexuality has different forms doesn't necessarily mean Jamaacah. Thus, brother Faroole, is giving us a (nasiha) an advice so that we will realize the danger of Zinaa and it's different manifestations.

If I said something that harmed u, walaalo forgive me insha’allah, it wasn’t my intention.

Wallahu Yaclam Wa antul laa Taclaamun.

Peace

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

WARANKIILO

Sunday, August 27, 2000 - 02:14 am
WATA SUUQA WAXAAD QORTAY FARA BADANAA OOKIYAALIHII IYO PASSWORDKIIBA WAA LAYGA XADAYE NAGA YAREE QORAALKA.
XAGAROW GABAR SOOMAALIYEED WAXAA LUGU YAQAANAY MADAX AALAFUUTO AH.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Warta suuqa

Sunday, August 27, 2000 - 05:50 am
Waraa warankiilo, hana sumeeyn sxb..

Mahaan lagu kal guuray sidii Cowboyga filimadiisii oo kale xaa noo soo xasuusihee widaayoow..


Teeda kale waxaas anugu ma qorin ee nin bari dhaxdaas ah na arbushay aa qoraalkaas magacayga kusoo saxiixay..

Calaa kulli xaal Soo dhawoow... R ha iga hilmaamin mug danbe...

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

WARANKIILO

Monday, August 28, 2000 - 05:04 am
ahahahahah warta
raali noqo mugoo hadaan R tii kaa hilmaamay anaa dib kaa soo siin doona wixii qarash kaaga baxay raadinteeda

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Warta suuqa

Tuesday, August 29, 2000 - 05:21 am
loooool,.. Warankiilo, ninyohoow xagaa jiri jirtay mug hore. Mahaan dadkeediyaa tahee... Yaaqeeyoow iska hilmaam hadii rabtid laakinse kistoolee iisoo xawil, ayaantaan baasiinki aa iga dhamaaday, seeyshantadina waa iga fadhisaa oo marshadi aa iga go'day intaan xawilaada ka helaayo "xurbin" aan iskaga sii wadanaa.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

VICTIM

Tuesday, August 29, 2000 - 08:52 am
911 PHONE CALL'S.

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.