farah | Monday, June 19, 2000 - 05:00 am Walaalayaal waad salaamantiihii!!! salaankadib saaxiibayaal waxaan wadasoconaa gabad somaliah oo kunool wadanka maraykanka ana waxaan kunoolaha wadanka ingiriiska modana hada waan wadasoconaa laakiin aad ayay udabeecad xuntahay markaa maxaad igula taliney saan thankis |
deeqa | Monday, June 19, 2000 - 09:15 am Haddaad og tahay in ay dabeecad xuntahay aadna ku kala nooshihiin laba qaaradood, runna aad sheegaysid maxaad walaal wakhtiga isaga qaadaysaa? mise arrintaadu waa ul ku ceel day? |
ubah | Monday, June 19, 2000 - 10:02 pm ooooooooooooooops. wa arin qasan. Marka arintan wa in an caano u soo cabo oo markale u soo noqdo. Later. |
BIIBAAYE | Monday, June 19, 2000 - 10:33 pm NAAG DABCI XUMI WAX KA WANAAGSAN MA JIRO! SIDAA DARTEED MEEL AYEY KU WANAAGSAN TAHAYE, BAL UKUURGAL! |
asha | Monday, June 19, 2000 - 11:02 pm to farah by asha saxb salaan salaan kadib waxey ila tahay koley inaad adiguna dhaamin maxaa yeelay shimbirba shimibirkiisuu la duulaa waa tii la yari by wow |
burco | Tuesday, June 20, 2000 - 05:48 am salaaan ka bacdi gabadha dabeecadeedi sheegtay taada maxaad u sheegi weyday hadmaad ka dabeecad xuntahay iyada. qofna fikradiisa lagulama talin karo markuu qofkale ka cabanayo hadmay iyana adi kaa cabanaysaa |
jamaaal4 | Thursday, June 22, 2000 - 03:59 am yes..if she is beautiful |
cade | Thursday, June 22, 2000 - 04:11 am definitely, if she scores high in the bed encounter....... |
xaakim | Thursday, June 22, 2000 - 04:18 am farah ar-adiga been ku fool xumidaa. haddii qofta maraykan joogto, adina england joogto seed ku ogaatay dabeecad xumideeda. waxa badanba kama aadan arage. anigu waxaa u maleeynayaa inaad tahay kuwa oo buufiska ku dhacay oo waxkasta xumaan ugu muuganayaan. taladdu waxaa weeye adigaa ayaa dhakhtar u baahan. nabadeey.................................. |
farah | Friday, June 23, 2000 - 07:45 am Walaala yaal waad kumahadsantihiin fikradihiin kaladuwanaa eed iisoo jeedisee <<but I need more>> Midakale ubaxey waan kusugayee miyaanad caanihii soocabin wali!!!!!!!!!!!!!!!!!? |
canab | Friday, June 23, 2000 - 12:40 pm Farah (su'aal) 1) meeqa sanaa is kasayseen? 2)Kowdii hore intee ku baratay? 3)Jaceel maa inin dhex maray? 4)Muddo intee dhan aa meel wada joogteen? Walaalkiis wxaan kaa tuugaa inaa igu soo jawaabtid si oo daacad eh, markaas aan ku siinaa talo oo laqdabo ku jirin. Haye hee ciddiina iigu salaan. |
Mariah | Friday, June 23, 2000 - 06:50 pm Farah You forgot to answer xaakim's question..... |
Anonymous | Wednesday, June 28, 2000 - 04:04 pm Salaama! haha waxbaa sheekada ka si ah imisa joor baad is arktaan sanadkii mise telephonka baad ka daldalantaan well lacagta talephonka reerihii u dir waa qaxooti eh.mid kula joogtaa engriiska doono waxba kuma yaaliin maraykanka eh. |
shugriyaa | Sunday, July 09, 2000 - 01:11 pm ani ii kaalay aniyaa fiicanee |
hebel | Sunday, July 09, 2000 - 05:04 pm cishe ii naag dabci xunbo waa la dedejiyaa derintana loo laabaa. |
Leilaa | Tuesday, July 11, 2000 - 06:42 am hebel duq ka dheh maahmaahweynaa, maxaa la yiri ar meesha waa iska dheh waxaad doonto afkaaga aduu kugu yaalaa ee. beenbadane waa la laga dhaqaaqaa, runbadanese waa la sasabtaa. marka wiilka waxa soo tabinayoo ma camal xun tahay horta oo sidee ku ogaatey camalkeeda mise hadal fiican aa lagaa waayey markaas aa lagu kacay, |
hebel | Tuesday, July 11, 2000 - 05:55 pm adi naag debci xun maa tahay Leilaa? . . . Xaa u danqahee dubka haku huree? |
DACAR | Tuesday, July 11, 2000 - 08:03 pm ,,,,,,,Hebel iyo dumar maxaa kala haysta,,,,,,,,,,, DACAR-DACAR-DACAR |
NeefoowKaniini | Wednesday, July 12, 2000 - 04:05 am ,,,,Dacar welcome back ,,,,,,how was ur trip,,,Jabuuti ka warran hee wadaaygiis!!!!! |
hebel | Wednesday, July 12, 2000 - 07:35 pm DACAR welcome back chief this freaking place was never the same ever since ya been gone away. . . . . I've been working on the same chick. . . . they mighty getting hard to get these days. . . maybe my lucky shirt is getting un so lucky I guess. . . And we're at war with the word CAPISHE! . . What's up with U how's yar freaking life man? |
Leilaa | Tuesday, July 18, 2000 - 06:56 am hebel ani hadaad i aragto waligaaba igama tagi laheyn, waana wacan nahay, inkastoo la yiri nin is faanshey waa ri is nuugtey, bal qof walbow waxa idinka haleysey waad xalinkartaan, hadaad iska raadisaan dabeecad wanaagsan wa bilaahi tawfiiq |
hebel | Tuesday, July 18, 2000 - 06:30 pm Leilaa hadaa soo dir sawirkaaga inan wanaagsan baabad tahee hana igu noqon cishe...Yaanan dermada kuu roginoo danbaska shaah kaaga daadine. |
Leilaa | Wednesday, July 19, 2000 - 05:59 am hebelow ma adaa dabci xun??? waa iga su'aal. sideena u soo diraa sawirkeyga, |
leilaa lover | Monday, July 24, 2000 - 01:35 am leilaa walaaley iska daa kani hebel la yiraahwaa qeer mas'uul waana caruur.kalmadii aad tiri baaban kugu caashaqaye wax ma ila qaban walaaley. waa arji furan. |
Leilaa | Tuesday, August 08, 2000 - 07:06 am to: Mr Leilalover waaba ka heley hadalkaad soo qortey, ee dunida halkee ka degan tahay?? To: hebel warkaaga waaba waayee, ee ma baaga meento aad noqtey..lol.. haye gabar kulul yaaba heli kara, waaba ku nooleyn, sidaa uma ogid miyaa nabadeey |
hebel | Tuesday, August 08, 2000 - 07:23 pm I have a girlfriend...Please stop talking to me I don't want her to love-beat me. |
ku- jecel | Wednesday, August 09, 2000 - 06:03 am really hebel you do! ooh i am sorry that u have been taken. can i be the second one? lol |
hebel | Wednesday, August 09, 2000 - 07:15 pm OK! |
leilaa lover | Monday, August 14, 2000 - 04:37 am leila la'aantaa..lama liibaaneee lafdhabar baad tahay..libaaxa habloodeey allah maxuu caashaqaaga i wareeriyay illeen qofka hadalkiisa xitaa waa lagu jeclaan karaa... walaaley aniga aduunka waxan ka joogaa london. haye makuu dhawahay mise waakaa fogahay hee?? ha iga soo nixinin yaah?????? |