site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Muqdishu?

SomaliNet Forum (Archive): Somali Women's Forum: Archive (Mar. 2000 - August 2000): Muqdishu?
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Canab

Thursday, June 22, 2000 - 07:06 am
Maxay idin la tahay Muqdishu ma noqon kartaa caasimadda Soomaalia.........!!!!!!!!!!!!!waa dood furan Soomaliyeey

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

NeefoowKaniini

Thursday, June 22, 2000 - 07:23 pm
Anigu waxaan u dooran lahaa Caasimadda Soomaaliya Minneapolis!!!!!!!!!!The Twin Cities,,Caasimaddii Soomaaliya......

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

burco

Thursday, June 22, 2000 - 11:24 pm
to canab
suaashada jawaabteedu anigu MAYA ilama aha kamana dhigteen waqti badana iskaga luminmayoo muqdisho iyo warkeeda mawqifkaygu wuu cadyahay

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

jamaaal4

Friday, June 23, 2000 - 02:27 am
muqdisho magaala ahaan meel kale oo uga fiican caasimad ahaan ma jirto illeen waaba ahayd caasimade. laakin?
mooriyan sidii looga fakan lahaa mala rabooo heee?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

canab

Friday, June 23, 2000 - 06:00 am
Dhibka wuxuu ka taagan yahay nimankii •••••••• ahaa waxay u haystaan dawladnimada la sheegayo in ay tahay Xamar, ninkii xamar deggan uu ka talin karo waddanka.........

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Django

Monday, June 26, 2000 - 12:46 am
to.canab
qofyahey waxaan ku dhihi lahaa nolol raadso
wax aan mee sha loo joogin waqti hays kaga dhumin
teeda kale meesha aad kunooshahay wax laqabto
majiraan miyaa

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Thursday, July 13, 2000 - 02:18 pm
dhamaan dadwaynah somaliyad aa kunol wadamadkale waad araktiin sida aytahay mark ilmaha wadankiin malinkagafiican inoojiro haxomado ama hasamado manahelaysid mal moqdisho
ka fiican ama noqonkarto casimad sidad okle mark
waxan idin oran lahaa ubary ilahay in oo ficnayo
sidas iyo nabad galyo.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

burco

Friday, July 14, 2000 - 01:03 am
saaxiib soomaaliya inteedi kale way degan tahay muqdhisho maalin walba dad baa lagu laynayaa dagaal ayaa ka socda ee ma kitaabkay ku qoran tahay inay caasimad noqoto
maxaa loo aadi waayay dhulka degen ee nabad iyo maamul ka jiraan.
waxad xusuusnaataan aduunka imisaa magaalo laga soo raray caasimadii
teeda kale waxay kuwa xamar isku laynayaa ee dagaalka ka wadaan ay moodayaan hadii xamar caasimad laga dhigto inay sidii dowladihii hore ay umadoo dhan lagu soo xeraynayoo keligeed wadanka maamulayso oo dhaqaale iyo dhismo iyo horumar keligeed lagu koobayo
taasina ka dheer
hadana mar labaad waxan leeyahay ANI XAMAR CAASIMAD II NOQONMAYSO

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Wednesday, July 19, 2000 - 11:59 am
saaxiib soomaaliya tirakoobmiyaad kusamaysy misa
satarlayd kaaga ayaa qaladuqabtay muqdisho.
saaxiib muqdisho waa casimad layaqaan lan aqoonsanyhay aa adiga wadankeed katimit maxaakanay
hadii aad kunolad muqdisho ama aad kubarbartay
waxwalbab hahato ma aad nacadeen muqdisho mana
aad dhahdeen casimad mah mark lagamayaabo inay
casimad noqoto masha aad ujcashahay ama dagankuah
lagoman dhinto malin walba aa hakahadlin hadii aad waxkaogan lagugu qasbimaayo manakubahna inaad
oqiratid casimad. baay

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Kit-Kat

Thursday, July 20, 2000 - 06:29 am
why can't we have Female President.....look around men are the ones who are destroying the country!!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

wabishabeele

Thursday, July 20, 2000 - 01:44 pm
wabishabeele

to kit-kat

ma waxaad rabtaa dhaqanka yurub iyo usa,canada kajiro in aad soomaaliya geesid, maangaabsanidaa

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Kit-Kat

Thursday, July 20, 2000 - 02:03 pm
wabishabeele

dhageeyso waaxeey ciilka iyo carada aad u qabtid dumarka ..siiba kuwa soomaliyeed ee walaalahaa ah...Dumarka waa kuwa raga u caqliyeeyea ma fahantey..bal eeg wadankeenii...waxa guryaha gubay waa Rag..Waxa wax wada xoogay waa Rag..Waxa wax dhacay waa Rag...maantaa waxa meeshaan ina wada keenay waaa rag iyo dowlad xumadooda..marka maxaad ku diiday dumarka hadee idin dhaamaan ineey duunya idiin maamulaan...teeda kale maxaa ceeydha keenay na...
Aniga ma ceeytaminee ceeydha waa laga roon yahee afkaaga ilaalso!!
Remember BEHIND EVERY SUCCESSFUL MAN THERE'S WOMAN!!!!!

Kit-Kat<Biteeez>

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

jaamac

Saturday, July 22, 2000 - 07:53 pm
kitkat
i think u are right.
in somalia women seem to be wiser.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Xoogsade

Sunday, July 23, 2000 - 05:31 pm
Xaawaley ii talisa xabaashaa dhaanta

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

biibaaye

Friday, August 18, 2000 - 02:24 pm
homeboy idonnot care about u ,but i am born and raced in hodan /kassapopulare and there is where i am gonna spend rest of my life haddii eey isku dhacdo kassapopulare besides weather xamar becomes future cap or not it is 1 hell of a town 2 life

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

somali

Monday, August 21, 2000 - 02:57 pm
warka i sii maxay tiri,fiiri waxaa meel walba gubay waa rag,how old were U when the civil war erupted,don't u think that all this disaster was behind women,war dagaalka gala,war ragga iska celiya,war mee geesinamidii awoowgaa lahaa,blah!blah!blah!blah!,maanta waxaan ahaan lahayn dawlad
Dhisan oo heshiis iyo wax wada qaybsi,iyo deggenaan leh,but we endup in refugees camps,and welfare roll in foriegn countries,i know some of the men think that this is political cause,but it aint brother,it's xaawaleeey caused distruction.
so Ms kit-kat,we are the kind of men,oo aad sariirta looga dhmeeyo danta iyo ujeedad aad wadataan,isku dir qabiil,iyo iyo kala geyn ummad
so marka aad gaarteen dantiinii oo ahyd to be somewhere oo aad awood ku leedihiin,babe U gotit.
Now u kicking us out,do whatever pleases u....God help us...ilaah ayaa noo maqan,raaxo ayaa ka dambeyn doonta in shallah tacaallaa...but U taught us some lessons...

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.