site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Naag camal xun mLguursankaraa

SomaliNet Forum (Archive): Somali Women's Forum: Archive (Mar. 2000 - August 2000): Naag camal xun mLguursankaraa
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Friday, June 23, 2000 - 04:45 am
markasta ooaan wada shee kaysanayno way xanaaqdaa

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Jeego

Friday, June 23, 2000 - 12:57 pm
Hadeey W''' Fiicantahay haa!!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

kaniini

Friday, June 23, 2000 - 01:04 pm
Haa....lakiin bi shardi waa in ninkuna camal xunyahay....there you go it is a perfect match

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Sunday, June 25, 2000 - 10:28 am
Walaal waad salaamantahay:

Walaal qaalinka yar ee geela ah markii la abaabinayo waqti ayuu qaataa, halsana kadanbow ayuu carbismaa, sidaa darteeda hadalka kuwad wali meynan carbismin. hadii arintu saa aheyn doqonimo ayaa heysee ka carar meesha, yuu libaaxa kucunin e.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

gabardadow

Tuesday, July 04, 2000 - 01:03 pm
annon xiyawaan yahow maxaad gabar iyo geela iskula barbar dhigaysaa???
dadka halakan jooga geela waxbana kama yaqaaniin ee tusaalaha foosha xun iska badel.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

gabardadow

Tuesday, July 04, 2000 - 01:08 pm
the first anon.

gabadha maxaad ku tiraahdaa oo ka xanaajiya?? kelmadahaada u fiirso ma umaleenayo qof inuu micnodaro u xanaaqayo....hadii ay kaas socon waydo oo adiga aad wiil fiican tahay oo laga xanaaqin ...kaxee marka suuqa gee dabeecad fiican u soo gad eh eh eh

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

MN man

Wednesday, July 05, 2000 - 09:13 am
Noooooo
Naagba waxa kaliyeh oo lagu doonto is Dabeecad fiican maleedahay, hadey tahay qumayo kugu soo bodeysa marwalba maxay kuu tareysaa.

Good luck

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Leilaa

Tuesday, July 11, 2000 - 06:23 am
assalama caleykum

dhamaan dhalinyarada and anony.
walaalkeena su'aasha soo tabiyoo, ma adaa camal xun oo ka xanaajiya inanta mise waaba is fahmi la weyseen oo wax soconaayaba ma jirto, hadey sidaa tahay kala gambisada oo qof walba kii uu fahmayo ha doonto ee gabdhaha ha caayina, kuligoodana isku mid ma aha, ee mar walba is raaligaliya wiil iyo gabarba

to mn man and kuwa la mid ah. idinku gabdhaha waa kuwa aad wax isku darsataan ee ereyga Naag iska dhaafa, hana isticmaalina. ee waxaad kaloo adeegsataan ereydan soo socda sida, waxaad isticmaashaan: Gabar ama inan ama Dumar, amaba kuwan camal: fiicaney, wanaag badan, quruxleey, cadey, habiibtii, indho u roon, saafi,degan, aqli badan, and so on
markaa waxaa laga yaabaa iney xanaaqa badan yaraadaan oo si fiican la isu fahmo oo wax walba la xaliyo

wa bilaaha tawfiiq

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

salaamaad

Thursday, July 20, 2000 - 06:27 am
waa la guursan karaa weliba dabeecadeedana la bedeli karaa ooy noqon kartaa mida cid kasta ka dabeecad wacan sida loo bedelayona adigay kugu xirantahay.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

kaarshe

Friday, July 28, 2000 - 06:50 am
......
Marwa camal xun
maan gaab ninkeed
maqsha baa dhaanta......

nin hore ayaa yiri.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

rooble

Wednesday, October 18, 2000 - 06:58 am
Rooble

Waa la guursankaraa haddii eey ku wanaagdantahay, dhanka cunto karinta iyo dhanka kale

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.