site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Waxaan ahay nin guur doon

SomaliNet Forum (Archive): Somali Women's Forum: Archive (Mar. 2000 - August 2000): Waxaan ahay nin guur doon
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

CAWILL

Friday, June 23, 2000 - 05:27 am
Waxaan ahay nin dhalin yara ah walina guursan walina bikro ah yacne waxba arkin gabadhaan rabo waa inay ahaataa bikro,diintana wax kataqaanaa!!!!!!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

XAMDI

Friday, June 23, 2000 - 01:28 pm
ASLAMU CALAYKUM

WAXAN HAY GABAR GUR DON AH YACNI AAN WALI ARKIN NIN MARKA NIN WA NIN DIINTA KU FICAN

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hebel

Friday, June 23, 2000 - 08:33 pm
horaa loo soo ahaa

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

haska

Friday, June 23, 2000 - 10:57 pm
xamdi aad ayaan kuu doonayay ee miyaad ii reebi karta emailkada ?//////////

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

CAWILL

Saturday, June 24, 2000 - 03:39 am
Waryaa Haska meesha anaa shabaq iiyaalee maxaad kasoodoontay?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

xamdi

Saturday, June 24, 2000 - 06:20 am
aslamu calaykum
br huska iga qale heeeeee gurmadba i donaysay mesha wanba ku cusbahe lol

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

MUDANEH

Sunday, June 25, 2000 - 01:16 am
xeeb weynta india ayaa laga wada kaluumeeysanayaa,
oo ma guur doon mise gaabsi?
aniga guur doon ma ihi,ee gaabsi baan doonayaa,
qoftii gaabsi rabto.
waxaas baad ku wada hadleeysaan NACALEEY aa idinku taalo ee isaga yaaca meesha.

maba aydan dhalanine hadmaad kac san laheeydeen?
bal horta soo mara condumka oo is arka oo practice soo qaata ka dib raadiya hablo,
ANIMALE E' QUATARO SAMBIA,ALCUBBO ALQUADRATTO

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

xamdi

Sunday, June 25, 2000 - 12:49 pm
aslamu calaykum

to mudaneh

walaalo wax walba ad ku hadlayso ka firso maxa yelay wax walba o afkaga ka so baxa wa lagu qorayaa.
ma waxad kula talinaysaa dadka wax usan ilahay rali ka ahayn oo qof guur xalala rabo bad ledahay sinayso wax wax xun walalo wax walba an ku hadlayso kafirso

waaaaaa nastexo walaalo insha alaah

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

shugriyaa

Tuesday, June 27, 2000 - 05:53 am
cawil horta halkee joogtaa horta magacaan maba igu cusbee ilaah ha kuu sahlo nin yahoow guur xalaal ah soo sheeg emailkaaga hadii aad u baahantahay gabar guur doon ahee waa laguu hayaa hadii aad heshayna,hadee macsalaamo heeee

to mudaneh

af suuqa naga daa oo hadii aad tahay ciyaal goolo
meeshaan looma baahno barakada beel maa ku dhahaa oo ilaah ka baq meehaan waa leysu shugaansanaayaa ee ka dhaaf rabshada ciyaalogoolowaaxid

to hebel
adiga horta meel walbo waaba iga horeesaa ,,lol haye duqa adiga ma tihid miyaa bigro hahahhaha waad is kashiftee ar maantaa ogaaday ninkii aan ku fegiri jiray..lol

xamdi sidaas u waani ninkaan waa kugu ogahee
by

ayaan(shugri)

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Kusseey

Tuesday, June 27, 2000 - 07:40 am
ala yaa waxaan guurdoonta ah maqaasiin ku gurbiya ka dibna "aya ma dicko dansa" u daara ...kii soo hara aan arki laheen ?!!!!!!!!!!!!!!!!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hebel

Tuesday, June 27, 2000 - 07:00 pm
hada ka hor aa naag iga weyn i xoogti no.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

kaniini

Wednesday, June 28, 2000 - 08:24 am
Maxaa ka doontay meesha oo lagugu saqiir suujinaayo????? haddii oodan tababar ku jirin!!!!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hebel

Wednesday, June 28, 2000 - 08:09 pm
booyeesteen ee eheed no kaniini.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

shugriyaa

Wednesday, July 05, 2000 - 04:34 am
to hebel
lol a naag iga ween aa xoogtay aaaaa oo adiga maxaad iskaaga celin weysay nooh,dabar laawe aad noqotay haye markey kugu fadhiisaday ar ninyahoow meeqaad xoogtay runta sheeg hee weaad soo bililqeysaday haye

to kuuseey ar adigana maxaa ka rabtaa oo aad ugu aruurinee maxaa pagekaan ku keenay hee adiga xataa hadaadan aheen guurdoon oo kuuseey ah

bye ayaan(shugri)

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hebel

Wednesday, July 05, 2000 - 07:24 pm
abaa waa yaraa no.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

shugriyaa

Sunday, July 09, 2000 - 01:03 pm
hahaha waa yaraa iga dhehbo

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hebel

Sunday, July 09, 2000 - 05:05 pm
haa noo abaa shugriyaa.... hada meeshii ku qabto inaan aarsado aa xigto iga dheh adna.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

shugriyaa

Monday, July 10, 2000 - 06:58 am
marka naag ween maad raadineesaa oo hada sidii hore kuu xoogto abaa,hebel anigaa kuu haayo midoo murqo waa ween noo

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hebel

Monday, July 10, 2000 - 07:34 pm
warka isii.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Leilaa

Tuesday, July 11, 2000 - 05:52 am
Assalama caleykum

meesha ma la is baafin, dhalinyaroo qof walba meesha uu joogo ha ka raadsado guur taasaana ugu qiimo badan, waana iga waano.

waxaa la arkayaa, qof leh qof aan arkin baan jec lahay iyo qof leh guur xalaal aan rabaa, cajiib... ilahay guur xalaal ha idiin sahlo gabdho iyo wiilal

Aawey umadii somaliyeed ma saan baa inoo danbeysaa sida isu dhaama meesha waa been socotee

Waxaan idinkula dardaarmi cabsida eebe meel kasta oo aad joogtaan
wa bilaahi towfiiq

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Leilaa

Tuesday, July 11, 2000 - 05:58 am
to cawil

walaal wali wax ma heshey, ilahay ha kuu sahlo waxaad jeceshahay oo idil

war hebel adigu rabsho badinidaa, meel walbana waad fadhidaa, ma qaraabsi aad ku jirtaana
allaha kuligeena maceena ha ahaado
wa bilaah tawfiiq

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

shugriyaa

Tuesday, July 11, 2000 - 05:59 am
warka aan ku siiyee maxaa rabtaa hada noo ii sheeg aniyaa war kuu hayee

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hebel

Tuesday, July 11, 2000 - 06:05 pm
Leilaa qaraab ii wax ka daran aan ku jiraa?
.
.
ma ku luflufan karaa digsi camal aan ku murdisan lahaa.
.
.
.
Laakiin shukriyaa aan lasoo gurinaa ee sug soo fiiriyee in eey iga weyn tahay ii inaa jin nahay.
.
.
.
shugriyaa keen Emailkaa heer baadiyene ha igu noqonin kab ii dhagax hasoo gemin.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

shugriyaa

Wednesday, July 12, 2000 - 06:38 am
waaba kuu soo diree ma argin miyaa kii hore aaba ku soo diree

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hebel

Wednesday, July 12, 2000 - 07:42 pm
Beenta dhaaf sardiini waaxid.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

shugriyaa

Thursday, July 13, 2000 - 04:25 am
walaahi waan kuu soo diray emailkii aad i siisay oo ahaa hebelhebel@hotmail.com

waraa xataa ma ley dhihin qlad waaye emailkaas see wax u jiraan aboow,mise ogoyaal aad u bahantahay,aree anaa kuu keenaayo ogoyaal garaadkiisa aad u weenyahay emailkey waa shugri@artic.net

klaas hada iiga soo dir hee abaa

sheikh jiilaani igu salaan..lol

bye bro

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

shugriyaaa

Thursday, July 13, 2000 - 04:31 am
waraa leilaa maxaa ka rabtaa umada adiga maxaa halkaan ka soo jirisay hadii aadan aheen guurdoon oo kaaban weliba guusey oo furuurran hehehhehe

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Leilaa

Wednesday, July 19, 2000 - 06:14 am
shukri walaal marka hore afka sameyso, oo qof aadan aqoon lama aflagaadeeyo. meesha waxaan u imid dad baa fikrad dhiibaneyey aniguna waan ku soo darsatey sidaan u arkey ayaan fikaradeyda u dhiibtey
ilahay qofkii guurdoon ah ha u sahlo wuxuu doono
waxaan idinku dardaarmi cabsida eebe iyo idinkoo beenta iska ilaaliya meel kasta oo aad joogtaaa

nabadeey

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Wednesday, July 19, 2000 - 06:21 am
leila get in touch with me
alia@cardiff.ac.uk

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

shugriyaa

Wednesday, July 19, 2000 - 06:32 am
waraa leilaa ma cabsantahay maxaa kaa nag nagsiinaayo,

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

farxaax

Thursday, July 20, 2000 - 02:18 pm
farxaan

to
laila

iskadhaaf kuwaas warkooda ee adiga ma caawinaysaa wiil walaalkaa guur xalaal ah doonaaya iyo dhaqan islaam igalasooxariir halkaan

jacfar@jubiipost.dk

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Friday, July 21, 2000 - 08:38 am
aslaamu caykum

salaankadib wixii wiil soomaaliya oo diinta
ku dhaqma oo guurdoon ah,oo da,doodu tahay
ilaa 26-31 ka taga emailkaaga.aniga da,daydu
waa 22.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

yoonis

Friday, July 21, 2000 - 10:18 am
yoonis

to anonymous

walaal hadii ay dhabkaatahay guur xalaal ah waakanee ilasooxariir

qaalib@forums.dk

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

yoonis

Friday, July 21, 2000 - 10:20 am
yoonis

to anonymous

waxaan hilmaamay da'dayda waa 27,sano

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

maxamuud

Sunday, July 30, 2000 - 08:52 pm
To cawil
waryaa marka ugu horeysa shukaansigaa labartaa aabahaa cun adigoo waxba aqoon ayaa internetka ka ciyey.
gabadha dariska kulaeh ka bilaw waliba mida ala mida ugu foosha xun raadi maxaayeelay you are loser and no one want to marry or to date with losers what i sugest is you go back to somalia and get someone who knows shukaansi then you can talk.but now dont ever right to us aqain unless you improve your shukaansi skills.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

olol

Sunday, October 08, 2000 - 11:00 am
to: waryaa hebel halkee kabaxday nin yahow waxaa iigu kaa dan beesay malintaa aad islaanta ganbada kadaftay

Monday, October 09, 2000 - 08:44 am
Waryee Olol Diinle..
.
Waar waan joogee adigu ii waran?
.
Weli ma Bolognio ayaad joogtaa?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

olol

Tuesday, October 10, 2000 - 02:55 pm
war anagaa baasto ku quraacanay war yaa nin yahow meel meeshan ah nin iyo naagtiisi ey isku qab sadeen markaas ayaan alabiitaro unoqday lasamicnaa walaa maqalnaa ey igunoqotay naagta habeenkii ninka wey udiiday waxey tiri habar teed eykatahay yaaaaaaaaah ina gacma gaab gaab ayaa kuradineysay bafin camal noooooooooooooooooooooooh

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.