Anonymous | Tuesday, June 27, 2000 - 06:59 am waxaan kacod sanayaa gabadhii aragta warqadaan oo xiisaynaysa in aan is barano ila soo xariir kadibna anaa ku siin doona emailkayga byeee |
anon | Wednesday, June 28, 2000 - 08:26 am Wallaahay........ |
Anonymous | Wednesday, June 28, 2000 - 12:29 pm bilahi xux xax xix xex 6waliba huuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuh |
shugriyaa | Wednesday, July 05, 2000 - 04:39 am haye waa laguu hayaa soo bood hee |
cadeyy | Tuesday, July 11, 2000 - 06:52 am soo bood hee aan ku arkee isna soo tilmaan waxaad heli gabtoo shax shaxley ah |
hebel | Tuesday, July 11, 2000 - 06:07 pm meeqa gaari aa kuu socoto? . . . . ani maaha qoftoo luuq ku jirto aa i dhahdi soo weedii? |
dacar | Tuesday, July 11, 2000 - 08:09 pm ,,,,,,,Ma gaadhi mise gaari ximaar? dacar-dacar-dacar |
hebel | Wednesday, July 12, 2000 - 07:43 pm Gaadhi maxaa la dhahaa? Guuloow ii Rasuulkee? |
shugriyaa | Friday, July 14, 2000 - 06:31 am fatuuro guusan aala dhahaa nooh oo ku socto boqor fahad nooh..lol |
hebel | Friday, July 14, 2000 - 04:02 pm Ee maas Fatuuro dhoho qandho foolxun hala fiigee? |
Kaaha | Wednesday, July 19, 2000 - 06:07 am koo foolxun waaye aan u maleynaa, midka is baafinayo, ar halkan gabar ka heli meysid ee kabaha yúusan kaa dhamaan, ee waano iga hoo meesha aad joogto ka raadso gabar wacan, sababtoo ah waad is af garan kartaan, hadii kale beertaa ku dhici |
maxamuud | Sunday, July 30, 2000 - 09:02 pm To annynomus waryaa waxaad shirka la soo galaysid ka fiirso afkaaganana yuusan kaa ridin qar.let me tell you one thing you need to get yourshit together then you can mix with intellectual people but i dont think any somalian girl will be intersted on you because they deserve someone who is better than you. dont ever say nacnac aqgain otherwise i will cut your mouth . |
olol | Tuesday, October 10, 2000 - 03:47 pm walaasha waaye abaaba warabe hasiinin 1.9 o gabdho ah aa nin radis ah yahuu dheh |