Friday, June 30, 2000 - 06:41 am Waxaan filayaa shirka ka socda jabuuti inuu miro dhalo oo soomaali isu keeno.Hadaba, haddii aad la socotaan shirka maxaad ka fileysaan inuu noqdo, ma sidii ka sii horeeyey, mise mid heshiis lagu gaaro ?
Wednesday, July 12, 2000 - 08:01 am hadii aan duceyneynana, shirka halagu guuleysto , hadii aan ra"yi wadnana dowlad waa lagu dhisi balse ma aha mida hada la wadwado, waa mid ka duwan oo ay Soomlidu iskeed u heshiiso oo aan aheyn mid wax lagu qeybsado 18 gobol.