site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Waxaan doonayaa guur xalaal ah, fadlan run ma wadataa.

SomaliNet Forum (Archive): Somali Women's Forum: Archive (Mar. 2000 - August 2000): Waxaan doonayaa guur xalaal ah, fadlan run ma wadataa.
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

maxamad B.

Friday, June 30, 2000 - 01:01 pm
waxaa la yirahdaa Maxamad Bashiir Farax, waxaan daganhay Finland , fadlan meelkasta joog balse run mawadataa? igala soo xiriir
mascuud5@hotmail.com

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

maxamad bashir

Friday, June 30, 2000 - 01:05 pm
waxaa la yiraahdaa Maxamad B.farah waxaan daganahay FINLAND fadlan meelkasta joog balse run ma wadataa?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

anon000 MAN

Saturday, July 01, 2000 - 05:23 am
maxamad b.faarax adaaba been watee seed ku heleeysaa gabar run wadato oo kuula timaahda, waxaan ka marqaati kacayaa inaad been ka sheegtey,wadankaad joogtid, ama magacaaga.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

shugriya

Tuesday, July 11, 2000 - 06:02 am
haa noo aniga kula degenee ma isku dhaceesa hee
soo jawaab hee gaari ma wadataa mana shaqeesaa ammati fiicana ma leedahay heeee

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Leilaa

Tuesday, July 11, 2000 - 06:47 am
asalama caleykum

sidee wax kaa noqotey guurka aad inta ka soo doontey muxuu noqon donaaa,mise waa midkoo iska dheh waan ku jeclahay, waan ku rabaaa mise midkoo run run ah,

walaal meesha aad joogta hadaa ka weysey guur xalaal ah, Africa aad hada sidaa ayaa ugu fiican, oona ugu fudud, mana lagaa rabo qarash badan aan ka aheyn ticketka go and back. iyo duco oo dadka africa ku dhibaateysan oo u faaideysey,

wa bilaahi tawfiiq

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Kit-Kat

Tuesday, July 11, 2000 - 07:43 am
Run ma wadataa?? ar dadka af xumaa..Runta xagee ku xanbaarsan tahay horta..dhabarka mise shafka ..mise Runta dhan waa kuu duubduuban tahay..Run ma wadataa waaxeey???

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

maxmad

Tuesday, July 11, 2000 - 08:39 am
TO.SHukri. waxaan dhigtaa Jaamacada ÄBBO academic
waxaan bartaa(Economical investiment) waxaan ahay single, 179 dhererka, 80 culeyska,waxaan dhameyndoonaa haduu ilaah yiraahdo sanadka 201 janauary.gaari mawato, balse waan wadan doonaa, hadii ilaah yiraahdo, diinta islaamka ayaan aad ugu wanaagsanahay. igala soo xiriir adareeska kur ku qoran. balse hadii aad wadato been been fadlan ha ila soo xiriirin.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

maxamad

Tuesday, July 11, 2000 - 08:44 am
TO. Leila.

walaal hadii aandoonayo in aan africa ka soo guursado oo aan u maleynayo in ay ii wanaag santahay anba waan aadi lahaa, sidaa darteed waad mahadsantahay taladaada. asalaamo caleykum.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Wednesday, July 12, 2000 - 02:08 am
Gabdhow. wiilka maad wax la qabataan.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

shugriyaa

Friday, July 14, 2000 - 06:35 am
aboow been ma wado nooh laakiinse gaari aa igu fiicnaani lahaa nooh oo leygu keeyo masjid alhudaa iyo itekuskus nooh abaa sidaas sameey nooh anigan iskuulkey waxaa dhameenaa 2002 maka baxsaday hee..lol

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

maxmad B.

Monday, July 17, 2000 - 07:43 am
waan ku fahmay ee iga raali ahow hee, ilaahay ha kuu sahlo hee koo masaajidka kugu geegeeyo baarurka hee, nabadey.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

shugriyaa

Tuesday, July 18, 2000 - 06:15 am
okeyy abaa,hadii aad i fahantay waan iska kaftamayey,abaa waxaan kaloo rabaa midkoo iskuulka igu keeyo fatuuro sport oo kale nooh,isoo duceey hee .............lol

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

helsinki-boy

Thursday, July 20, 2000 - 05:30 am
Salaam;

Shugriyaa,

Adi masaajidka Al-Hudaa maxaa ka jirinee Ninkan Turku-Åbo aan degenahay uu ku dhahay.

Anaa Itäkeskus u dhowe ma isku kay fiirinee. Waxbarashadda waxaan dhamaynaa Insha Allah 2002. Ammattikorkea aan dhigtaa! Ani ma kugu socnaa? mise suuqaygaan dhinaca ka galaa?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

mustaMAKARA

Friday, July 21, 2000 - 04:20 am
moikaa kaikii jatkat ja muijat,, kuinka menee teille päin,,, meilla menee hyvin,,,,,,,

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

shugriyaa

Sunday, July 23, 2000 - 01:54 pm
to helsinki boy soo bood hee abaa ani waxaa daydaya nooh midkoo aqwaan ah nooh,adi aqwaan ma tahay hee waxa yaab leh maxaa wiilashii reer finland inta ka soo dooneen heeeee

musta makara adi qaansiirkii madoowaa maa afka kaaga jira abaa ani xataa si fiican menee noo

bye aqyaarta

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

cadnaan

Thursday, August 10, 2000 - 07:09 am
Assalamu calaykaum TO:Shukriyaaa
Waxaan idinka soo salamyaa Emiraatka carabta ma dhihi kari gabar ma raadinayaa laakiin waxaan ku waydiinayaa Akhwanka maxaa ku dooratay?Wiilka finland maad sida u dhaantaan !

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

shugriyaa

Saturday, August 12, 2000 - 09:58 am
aqwaaniinta ayaa ka roon kuwa kale walaal

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ayaan

Monday, August 14, 2000 - 11:32 pm
hie montta vuota sa asut soumi
haidoo ayaan turku

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

leyla

Monday, August 14, 2000 - 11:45 pm
shukri waxaad raadineysaa nin aqwaan ah
lakii nimanka aqwaanka waa laga roonyahay
waayo saarabto makuusamenayaa
ee qofyahay wax laqabo nimanka kale
inkastey kurabin nimanka jooga yurub
kuwa carabta jooga sida u dhaan
iga raali ahow walaashis

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

shugriyaa

Tuesday, August 15, 2000 - 03:15 am
hehe monta vuota iga dhehbo ayaanoos

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ayanoos

Thursday, August 17, 2000 - 12:06 am
ensin kirjoita somalia keili siten
mä vastan hei ayanoos

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Gacmodheere

Thursday, August 17, 2000 - 06:03 am
miksi sinä aina huutaa,Ayaanoos,mulla on Turussa
jos sinä haluat minua kirjoitaa sahkopostin,
shiikha42@hotmail.com

by, heippa.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ayaanoos

Thursday, August 17, 2000 - 07:38 pm
oletko tyttö tai poika

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Friday, August 18, 2000 - 01:54 am
TO: Leila
Abbaayo,waan ku salaamayaa
salaan, kabacdi waxaan jeclahay inaan ku weydiiyo
su'aal fudud,
su'aashaas oo ah sidee wax u rabtaa?Bal ii sheeg waxa aad ka damacday guur?
Guurku dhab makaa yahay mise waxaad tahay hablaha dhallinyarada luggooya ee aan runta aqoon?
Raalli iga ahow,waxaan ahay inan daacad ah!!!!!!!!!!!!!!
by Cwaaxid

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Friday, August 18, 2000 - 03:27 pm
to: brothers and sisters,
waxaan aad uga helay fikradan internet-ka la iska baranayo. aad ayay iila fiican tahay maxaa yeelay, for example: aniga naf ahaantaydu waan shaqeeyaa schoolna waan dhigtaa guurna waan rabaa balse firaaqo aan gabdho soomaaliyeed kula sheekaysto ma hayo. marka halkaan aad ayaan uga faaiidaysan karaa. dhibna maleh qof haduu xun yahay iyo hadii kale . isbarashada ayaa xuman iyo wanaag kahoraysa. maxay idinla tahay?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Friday, August 18, 2000 - 03:41 pm
TO: MUSLIM MALES
WAXAAN HAYAA GABAR LIX BILOOD KA HOR SOO ISLAAMTAY OO BRAZILIAN AH OO 19-JIR AH QURUXNA LEH OO DOONAYSA NIN MUSLIM AH. HALKAAN WAXAY U JOOGTAA ( SEATTLE, WASHINGTON) WAXBARASHO.WAXAYDOONAYSAA NIN AAN KA WAYNANY 20 SANO.ANIGU WAAN GUURSANLAHAA BALSE REER BAAN LEEYAHAY. FADLAN HADII AAD DANAYNAYSO LASOO XIRIIR
dahir00@hotmail.com
waad mahad santihiin

leila

Monday, August 28, 2000 - 09:50 pm
walaal aniga ma ihi gabdhaha lugoojo dhalin
yarada lakiin hadaan iskudhacno ka warar

jaaw leila

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

leila

Monday, August 28, 2000 - 09:53 pm
walaal aniga ma ihi gabdhaha lugoojo dhalin
yarada lakiin hadaan iskudhacno ka warar

jaaw leila

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

iskaabulo

Tuesday, August 29, 2000 - 01:31 am
to leila
leila anaaba kuu kulul ee ma isla roornaa? jaaw iskaabulo

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

leilo

Tuesday, August 29, 2000 - 10:17 pm
duqa xagee degan tahay meeqo sanaa jirtaa
jaaw leilo

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hebel

Wednesday, August 30, 2000 - 11:30 am
Hadaadan raga lug-goyn (Lugta ale kuma gooyee) maxaad meesha weli ku dhigay?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

leilo

Wednesday, August 30, 2000 - 11:53 pm
meesha inaan kahadlo ayan u imid
ee adiga maxaa kasodontay meesha
ani nin marobo lakiin hadal ayaan
rabaa jaaw hebel

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

cambaro

Friday, September 01, 2000 - 01:29 am
cambaro
Hei mitä helveti kaikki somalialaiset ne jotka asuvat
täälä suomessä tulevat huluksi minä neuvon teidänkansa
että jos joku halua tyttö tai poikka ette voi löytta täälä somalinetista etsikaa tavalisesti
moika helsinki espoo

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hebel

Friday, September 01, 2000 - 11:00 am
Anigu Canbar baan soo doontay iyo waxaadan garaneyne, imika maxaad dooni?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Cubeyd

Friday, September 01, 2000 - 12:05 pm
Cubeyd
Hei mitä helveti kaikki somalialaiset ne jotka asuvat
täälä suomessä tulevat huluksi minä neuvon teidänkansa
että jos joku halua tyttö tai poikka ette voi löytta täälä somalinetista etsikaa tavalisesti
moika helsinki espoo ..
Hebel taala suomessa tulevat huluksi neuvon mina Helsinki Finland, Mita 27 annos contriubate somalinetische, Hebel Funny tytto Cambaro.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

NeefoowKaniini

Friday, September 01, 2000 - 04:43 pm
,,,,,,,Istaakhfurulaah,,,,Istaakhfurullaah Hebel Show shaqa kalaaba ma lihid oo haddii lagu arkaaba Cambar iyo Cubeed baad kala dhex joogtaa,,,,,,Kolaaseey sidii askartaadu yihiin mid kaa horeeya iyo mid kaa dambeeyo!!!!!!!!!!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hebel

Saturday, September 02, 2000 - 04:58 pm
War neef sxb cubeyd maxuu na yiri bal jilci Cubeydna wuu la baxay da'diisuna waa 27.
.
.
.
Cubeyd af Jabuutaawiga ma aqaane ii jilci haybsiga.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

NeefoowKaniini

Saturday, September 02, 2000 - 05:47 pm
,,,,,Hebel dee wuxu af Jabuutaawi maahoo halkaa iyo Carri waaq baa looga hadlee se sidaan anigu mooday,,Bal hortaase u yadhaha kaadiyoo waa intaasuu cadhoodaa oo Feer jilib iyo hanraati inalaga daalaaye,,,!!!!!!!!

,,,,Hebel ayaantaan ful time shaqo ay ku siiyeen haddanna!!!!!!~~~~~~~mina subax ahaan adoo daldalmoosid leen kuu jeedaa faraha lee amaas tirir kaa galaana!!!!!!!!!Caafi Ilaahayoow,,,Shifa min niyah!!!!!!!Sandheere usna meeha ma ii daldalmooyaana widaaygiis!!!!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hebel

Sunday, September 03, 2000 - 11:38 am
Allah adeer ii ducee walee imika isla hadalkii Baago-Muundadiyo Hinaasaha lagu yiqiin baa ii horloo, iisoo ducee waa intaasoo Rabi kolkan kaa aqbalaaye.

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.