site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

NIGTH CLUB-KU OO MADADAALO NOQDAY

SomaliNet Forum (Archive): Somali Women's Forum: Archive (Before Feb 2000): NIGTH CLUB-KU OO MADADAALO NOQDAY
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

QAYS

Unrecorded Date
Dhalinyarada ku nool qurbaha waxaa caado wayn u noqotay meelaha laiskugu yimaado sida cawayska habeenkii ama nigth club, sidee idin kula muuqataa cawayska habeenkii ma xaloobaahanyahaa mise caado ayay noonoqonaysaa?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Samira

Unrecorded Date
To Qays.
waalal anni umaa arkii waax muhiim ah inaa lataago
night club.Meelo kaalo waalaysku imaankaara baas halkaan aan anii jooga dhalinjaaradu meelkaalebaa maataagan maarkaas caadi ayaan uaarkaa.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Mr Nice

Unrecorded Date
To samira:

Illaahbaan kugu dhaarshee ma night club baa caado ah bal ku noqo waxaad tidhi oo alle u toobad keen sis.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Wardhiigleey

Unrecorded Date
To:mr Nce & Samiira
Marka hore waad salaaman tihiin walaalayaal.
Mr.Nice aad ayaad ugu mahadsantahay sida wanaagsan ee aad wax u tustay walaasheen Samiira.

Sida aan wada ogsoonahay markaad u sii socotid Night club waad faraxsan tahay laakiin markaad kasoo noqonaysid habeenkii doobo adiga oo dhan waad is karhaysaa oo waxaad go aan sanaysaa inaadan noloshaada dambe Disco aadin.

Xag diin mid dhaqan iyo mid dhaqaalaba nooma wanaagsano marka waxaa noo roon inaan guryaheena joogno. Wixii aan qalday hala iga raali ahaado!

NABAD GALYO!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Faynuus

Unrecorded Date
night club dhaqan nooma aha ee naga daya hanooga dhigina wax caadi ah,

ilahayoo naga soo gaar waan noo dhamatay dhalinyaro anaka hadaan saa u hadlayno
ka warama waxaan dhalno "alaha asturo" .

waxaa jirto boqol meel oo laysku baran karo ee si adkeya diinta yaa laga tagin
wali alasay waayeeee

jaaaaaaaaaaaaaaaw

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

AMRAN M.

Unrecorded Date
Asalaamu*****Caleykum

Akhiyaarta Salaan Kadib

Night Clubbbb???????????????????????????????????
bismilaaaaaaaaaaaah?

dhaqan uma lihin
diin uma lihin
shaqsinimo soomaliyeedna laguma yaqaan
sharafta yaan laiskaga dheelin

war aan ilaahey kabaqno, oo meel lagu caweeyo lama waayine yaanan sharafteena soomaalinimo iyo middeena diineedba meel looga dhicin

samiira macaaneey hadalkaada dib ugu noqo

wixii aan qaldeyna plsssss raali kanoqda

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Samira

Unrecorded Date
salam walalyal!
waalalyal sidadas maa,ha anni waaxan ulaajeeday
dhalinyaarada haalkaan jooga they usally go to night club so its nothing new u know.
so when i said caadi, i meant they always did that
its nothing new, we already know
ilaahay isamax haadan waaxqalday.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Mr Nice

Unrecorded Date
To Samiira:

waad kumahadsan tahay gacalka for your explanation. Allaha ha ku cafiyo aaqiro iyo aduunba.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Habsan

Unrecorded Date
Asalamu calaykum waraxmatulah

Ugu horayntii waxaan jeclaan lahaa in walaalkay Qays uu doorto mawduuc ka haboon mawduucan xataa haduu Qays ula jeedo wanaag kaasoon u rajeynayo waxaan dhihi lahaa waxaa jira mawaadiic fara badan oo ka haboon oon dadka dambaajinaynin.

Hadaan ka hadlo fikradeydana waxaan oron lahaa walaalayaal wadankeenii ayaa burburaye yeynaan ku darin AKHLAAQDEENANA oo walaalayaal aan wax iskula harno waxaan jeclaan lahaa inaan si gaara ula hadlo hablaha walaalahay ah oo waxaan ku dhihi lahaa walaal xageed geeseeen diintii, xishoodkii iyo asluubtii lagu yaqaanay gabdhaha soomaaliyeed.

Waxaan jeclaan lahaa inaan dib u fakirno oon isniraahno maxaad la imanaysaa? Maxaadse ula imanaysaa?

Walaashiin Habsan oo idin leh iga raali ahaada hadaan gafey.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

GUULEED

Unrecorded Date
KOLAY ANIGU WALIGAY MA TAGIN MEELAHAAS OO KALE HADANA DIYAAR UMA IHI INAAN TAGO,WAAYO UMA IMAAN WADANKAN INAAN WAKHTIGA ISKAGA QAADO WAXAAN DANI IIGU JIRIN

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Gaafow

Unrecorded Date
Asalaam clkm aqyaarta dhamaatiin.

Salaan kadib, waxaan dhihi lahaa aqristayaal badan
qalad ayaad u fahanteen walaasheen samiira, waana idiin sharaxdey oo waa ku qanaacdeen. waa ku mahadsantahey taas samiira.Aniga waxey ila tahey disco & meelaha lagu caweeya waa goob sheydhaan, waa in aan ka waaninaa walaalaheena soomalliyeed. Aniga waan tagi jirey, laakin ilaah baa iga joojiyey, oo qibrad baan u leeyahey. Marka aan iska waanineeno wax xun,waa in aan isticmaaalnaa hadal raxmad leh haddi alle idmo.Haddan qaldamo aqyaarta iga raali noqda. Waa walaaalkiin idiin jecel Gaafow.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Asalaamu calaykum

Unrecorded Date
Asalaaamu calaykum :

marka ugu horeysa anigu ma filaayo in aan kahadli doono amaba ka dhiiban doono fikradeyda mawduucan ku saabsan (night club)maxaa wacay waa aynu wada ogsoonahay in ay tahay wax cad (ilaaahay subxaanahu watacaalaa wuxuu yiri inal xalaalu bayinun wa inal xaraamu bayinun wabaynahumaa umuuru mushtabihaat marka taasi waa ay caday oo kahadlimaayo ee aanu kawada hadalno wax (productive ah) micnaheedu yahay wax aynu wax ka faa iideyno aynu kawada hadalno.!!


wasalaamu calaykum waraxma.......!!!!
waxaa layaableh in sidaa aan u dhanahay soomaalideenoo idil hadii aynu kawada hadlayno mawduuc maxaa kalifay in aan iska indha tirno luqadeenii hooyo oo aan kuwada xiriirno luqadaha qalaad?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Geeddi baaboow

Unrecorded Date
NIGHT CLUB...WHO SAID BAD ...SO NICE!!!
curuuba markii iigu horreysey waa lagu gaaloobaa baa la iyiri,laakiin ma gaaloobin,...
wax is weydiin ma xumee wax is weydaaris baa daran!!!
dhaqanka soomaalida markaan soo qaadano waxaan leenahay cayaaro qoob ka ciyaar ah sida shiribka ,dhaantada ,beereey,kabeebeey,xayat ,walasaqo.sida aan wada ogsoon nahay waxaa la cayaari jirey maalmaha iidaha iyo khamiista ,laakiin magaalada dhexdeeda laguma ciyaari jirin ee waxaa lagu ciyaari jirey duleedka magaalada..
magaalo waxay leedahay nolosheeda gaarka ah,marka intaad duurka aaddo ciyaar soo dheeli meysid,laakiin meel safe ah oo magaalada ku dhextaala haddaad ku soo caweyso waqtigana ku soo disho, kuna soo dhidido ...dhib uma arko
"markey isku dhacdo ,indha deeraley kasta saynta soo ruxdo ,adiguna sida awr qooqan iska doobido ,dabadeed kuu goojiyaan....dabadeed mid daro aad la dhigto...so nice...!!i don't like reggea ow..i love it....and i love this game ....night club!!"

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

MANAXDO

Unrecorded Date
TO:DEEDDI BAABOOW

WARYAA WAA ISKA HADASHAY EE AAMUS NACASYAHOO QOOQAY
GARANEENA WAXA UU KU HADLAYO ADIGA OO KALE WAA LA YAQAAN
REER BADIYO NOLAL BAAD U MOODAA NIGHT CLUBKA BAAC ILAHAY
ADIGA OO KALE HA NAGA HAAYO GEEE GE GEEEEEEEEEEEEEEEEE

BY BAAC

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Unrecorded Date
Waxaa tahayba xurmada ha ka tegin manaxdooy

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Geeddi baaboow

Unrecorded Date
Manaxdo ...ow..my god..!!
manaxdooy naxariiso...!!wax ii sheeg,waxaan qabo baan kuu sheegay...wax walbana la soco waxay leeyihiin dhinac wanaagsan,iyo dhinac xun..marka waxay ku xiran tahay sidaad u miisaanto!!!
still i don't like night club i love it!!!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Walaashiis

Unrecorded Date
night club.
somali dhaqan waa u leedahay baadiyaha habeenkii marka waalidka seexdo, waxay tun taan ciyaar la dhaho dhaanto. oo saas ayaa wiilasha iyo gabdhaha laysku arki jiray.
marka idinka kala saara dhaqan iyo diin. dhaqanka soomaalida waa ka horeeyey diinta islaamka. marka waa garan karaa waxyaalo qaarkood in diinta ay u aragto qalad, dhaqankeenuna u arko sax.
owoowe labaadkeyga saas uu ayeeyadeey ku arkay meeel dhaanto lagu dheelaayey. waana isku gabyeen.
so, aniga haday dhaanto aheen aniga, aabaheey, iyo awoowgeey majirneen.
marka night club waxa waaye dhaantadii iyo kabeebeydii oo DJ loo sameeyey.
aniga ceeb uma arko haduu qof aado. aniga markaan waqti qabo waa tagaa. beena cid uma sheego, oo madhaho baadhi aan u socdaa. gabdhaha saa xiibadeey markeey dhahaan waa soo dhuumanaynaa ee nasoo mar. waxaan dhahaa maya. anigu waan tukadaa, jini macabo, anaa baabuurkayga wata. marka aan meesha tago, waxaan u tagay in aan dheelo oo caajiska iska bixiyo. iyo in aan la sheekeysto dadka saaxiibadeey. markii aan soo baxnana Dennys aan wax ka soo cunaa. kadibna guryaheena aan imaadnaa. wax ku jabana ma'arko. Geedi Baabow ani iyo adiga leeba runta sheegayno about how we feel.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Shaper

Unrecorded Date
Frankly the worst man can do is to follow a what a foriegn lowlife shitty drug addicted niggres and pinks do..

we are somalis we are different from any race on this planet we have a culture and traditon
we have family values we have everything but i am disgusted what these somalis in europe and america do like going clubs drinking alchol and taking buff or hashish i am not wadaad but i value my culture and that is how i was raised

i have been away from home for a while and never been disco or similar places for fun.


i found repulsive that some belive that doing all these is somekind of civilisation

What is that?
has any occur what you might do if you lose your mind ?

simaple answer you may rape your 5 years old doughter


get life and get real and back to basics


niggres :blacks
pinks:whites

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Geeddi baaboow

Unrecorded Date
"dheeshaanaan duminaa kii dhamaciisa ku taaloow gaabooy hooy dhug daranaa"..qarsho weeyee qalbigu armuu naga qarxaa...!!walaashiis anaa walaalkaa ah!!
yo shaper you say nigger...i,m sure you come from MARS...you told us you never been there how do you know its so bad ...!!
but i agree with you one thing if you gonna be bad you can be as you want..!! if you wanna have good time ,body exercice,little fun ...its ok
but other things also you can find, so every thing it depend on you !!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Unrecorded Date
wanaagsan.
horta dhaqan waa maxay?
ma idinla tahay in diin=dhaqan,sida somali badanba tiraahdo "caado baaqata cara allay leedahay".
wake up bro and sis,diin lama mid aha dhaqan,yaan la isku qaldin,marka laga hadlaayana waxaa fiican in la kala saaro labada.
night club? nnhhnnh,depends!!
laakiin maxay horta gabdhaha somalidu ay ugu dhuuntaan iyagoo marka wax laga waydiiyana dhahaayo"waa xaaraan oo in aan aado lagama yaabo"illeen somalida munaafaqnimada waxaa ugu wacan hooyooyinkood !!(aniguba somali baan ahay!!)

Anonymous.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Geeddi baaboow

Unrecorded Date
"CONSERVATIVE BY THE DAY AND LIBRAL BY THE NIGHT AFTER NINE MONTHS END UP IN LABOR ROOM"...waa kuwa aniga..aniga ,yiraahda..habeenkiina soo dhuunta..!!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Manaxe

Unrecorded Date
Geedi:

Hadaa ilaa curuba night club soo taagned khaatumo xumaa ku haysata. Somalia dadkii Curuba tegi jirey waa dad waaweyn oo waaridkayo lele'g marka adi hadii aa ilaa curuba dabada ruxeysey walee xaalkaa mayara.

Waxaa joogtaa waqtigii diinta lagu dhegi jirey ee orodoo masaajidka kuugu djow tag.

Walaasjiis:
Ilaahay ayaan kugu dhaariyee ma niman ayaa la niikisaa! LOL

Ani magaca xaafada dixon ee Toronto iyo agagaarkeeda la iiga yakhaaney waa "the party kid" waxaana khabi jirey golden chain aad u culus iyo calaamada dollar-ka oo madaxa iigu qoran inta kalana xiirantahay. Xamar anoo CURUBA gaarin ayaan ka imaaday. Alxamdu lilaahi hadda waan ka baxay waxaas dadka ku jirana waxaan u arkaa inay mary tahayba kasoo noqon doonaan.

Manaxe

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Unrecorded Date
To manaxe
Hadii aad u malaysay Curuba dadkiisa waa duq. Waa qaldan tahay. Sida aniga la iigu sheegay age limit ma jirin soomaaliya oo night club lagu tago.
Geedi, waa hadii uu tagi jiray lee. Waxaa laga yaabaa in uu 15yrs of age uu ahaa. marka adaiga saan u hadlaaya waalidakaa 25-sano mayjiraan.
Dad waa ween aa nahay. Hadii aadan qofka ku raac sanayn ra'yigooda waa qilaafi kartaa. lakiin in aad afxumo u gaarsiisato. ma'aha.
Waxaan rajeynayaa in aad sida iska badesho, dad adiga oo kale ah aa wadanka naga soo buriey. Oo iyaka waxay sheegaan mahee aan wax kale sax aheen.
Hadii aad yar tahay saad sheektey, waxaan kugu waanin lahaa in aad iskool tagto oo aad waxbarato.
Maybe you will learn how to think crically.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Unrecorded Date
Manaxe:
Weli ma baran sida loo hikaadsho af soomaaliga.
Inta aad gabar islaameed leedahay nin maa ku niikisaa. Maad ka fiirsatid waxa aad ku hadlaysid.
Adiga tiibadaada waa la yaqaan, ilmaha waxaa tahay oo baadhiyada iyo aroosyada dhagax-yeeyn jiray. Saan kuu maleynaayana cunug yac la dhahay ma tihid. Adiga oo kale waaye wiilasha gabdhaha fara xumeeya. Xanaaq badan ayaa kugu jira ee taqtar u tag intaadan adiga-nafsadaada ama dadkale wax yeelin.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Geeddi baaboow

Unrecorded Date
horta sharacallah!! ma naxdo hayska raaxaysato iyaduba waa nafleey...laakiin waxaan aad uga xumahay berigeey night-clubka joogi jirtey inaanan arkin...you know why..oday baan ohoo dhuuxaan ku kululaysan lahaa!!!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

NINKA_RAGA_AH

Unrecorded Date
GEEDI BAABOOW
MEEL AAD KA DHACDAY HADIIBA AAD RAACDAY MANAXE OO AAD GABADHII KA SOO HORJEESATAY.

ANIGA WAXAAN AHAY NIN JECEL HABENKA JIMCADA IYO SABTIDA IN UU SOO BAALEEYO. ISBUUCII OO DHAN AYAA SHAQEEYAA. MARKA DADKA AAN ISKU SOO ARAGNANA RAG IYO DUMARBA XUMAN UMA ARKO ANIGABA WAAN JOOGAA.

LAKIN GEEDI BAABOOW HADII AAD COMPLIMENT AAD UGA WADID GABADHA MEEL BAAN KAAGA DHACEE RAALI AHOOW.


NINKA RAGA AH

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Sulaka

Unrecorded Date
by: Zulaka

Night club is place pple came together and releive their stress....in every culture they have it and done things like this so it aint new to anyone...everyone goes there for different purposes...u don't have to drink and use drugs u can simply enjoy yourselves

and to Walaashiis..please i bet you've gonne places like this...and i know it's against our religion..but they used to do have clubs in somalia 2

salaama

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Makeeba ahmed

Unrecorded Date
Is going to a night clubs our culture?our relegion?what is it? I believe that going to nught clubs is one of the worst things a somali person can do
And believe me I know what i'm talking about I'm a college student in n.america, i get exposed to those kind of things and i know people who do go, and I look down on those people

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

FAYNUUS

Unrecorded Date
DHIBADA JIRTA WAXAY TAHAY IN AAN MAANTA WAXBA LOO ARKIN KHALAD ANIGA WAXAAN JECLAAN LAHAA XATAA HADII AAN AADEENO CLUB IN AAN
OGAANO MARKASTE IN AAN SAMEENAYNO WAX KHALAD AH OGADA WALALAYAAL WAA SII SOCANAYEE,
WAXAAN AAD UGA XUMAHAY IN AAN NAHAY DAD DACIIF AH SORRY.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Mohamed

Unrecorded Date
Diinta islaamku ma qabto night clubs iyo music midna. haddii aad ilaahay dambi ka galaysid ka qarso umadda kale beri intey kugu markhaati furi lahaayeen. Sidoo kale danbiga aad night club-ka ku gashid waxaa kuu sii dheer kan aad hadda meeshan ku galaysid markaa xayeysiineysid wax ilaahey xaaraamtimeeyey. Rabi raali kama aha inay rag iyo dumar aan is qabin ay isla caweeyaan. Mamnuuc.

haddii aadan Rabbi aaminsaneyna walaalow xshmee dadkan muslimka ah ee ka daaya xumaanta aad u horseedeysaan.

Ogow aakhiro kaligaa ayaa lagula xisaabtamayaa.

Mohamed.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Zulaka

Unrecorded Date
I never said it was part of our religion to go to night club but if some people wants to go let them go cuz they know the out come of it wheather it's bad or good.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

HALYEEY

Unrecorded Date
Waad salaamantihiin dhamaantiin,
Night club waa wax xun oo lagu barto DRUGS
, ALCOHOL iyo ugu danbeyntii AIDS after sex
so be careful GEEDIBAABO xayanwaanyahow caqliga yar oo kontonkii kor u dhaafay.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Tyche

Unrecorded Date
NIGHT CLUB;

HERE IS THE Scenario.
a night of life of a night club goers.
Woman goes there to fish.
Man goes there to hunt.

Now the woman wears her best out fit ,Nails done to perfection , hair so fine and shimmering with healthy, a body"an hour glass shape body" that would put to shame of the best looking gods..the best perfume and of course the hidden Hook. she walks in the club ( walks like a cat, click,click.swaying hips). throws a hook here , a net there . and waits as cool as she can be she waits . when all the waiting is done , She at last hooks one.

Here comes the man with attitude and all. buff chest you would think he owns the planet.He scans the room for his meal of the night . kajin! He spots, goes over there and hits her
over the head with a club. drags her home .He goes down to feast and lord and behold the woman is no woman but a man woman . Shock!!!! of all the beauties there was, this is what he ends up with .Bunch(boom,kboom). fiiyoo.nails fling ,hair over there , butt falling out, a breast flying .after all the fake hair , nails , butt, breast , and teeth come out , stand there is the uglies man there ever was . darn those damn lights in the club . LOL.
have a nice week-end!!!!!!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Didiid

Unrecorded Date
Tyche:

You should be a writer, this is too funny LOL

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Tyche

Unrecorded Date
Didiid-oooh, you make me blush!. oh wait I don't blush (LOL). thanks bro ,but I don't have the talent to become a writer.I am just having fun that is all . until then

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Suban

Unrecorded Date
Tyche, I agree with Didiid. You sooooo funny sis!!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Didiid

Unrecorded Date
Tyche:

Turn around let look at your face..:-) LOL.

I think you are a writer in the making, you captured that scene so well.

Take care

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Tyche

Unrecorded Date
Sweet sister Suuuuban & Diidid thank you both .
I am sorry Diid I cannot turn around ,I am still blushing (LOL)

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Hani

Unrecorded Date
to tyche

you should be comedian.....hahaha ....funy
you make me laugh....hahahahhaha to death....hahah

u captured the scene very good.....go..go

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Fisher

Unrecorded Date
Sorry for being ignorant but I'm trying to fish here.....Tyche could you solve the mystery r u male, female or he/she. lol

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Mohamed

Unrecorded Date
wuu iska hadlay ninka yiri clib waacaada soomaaliyeed.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Ciir

Unrecorded Date
Salaamu Calaykum
To: Tyche

lol Very funny, was that a season finale? or from an experience lol. Just joking, nice article. Ciao.

Amaano allah iyo amaano rasuul

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Jaad

Unrecorded Date
Tyche:

Abbayee, have you ever ventured into those shark infested hangouts??? you seem to be talking from experience....LOL

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Waryaa

Unrecorded Date
Salama......

Question Who are you?...of course you aren't the one who is shorter than the one you are...or are you the one that is more average than the one you were from?...well this is how enigma it is..it literary pertinent that how and when we mentioned about "Night Club"..ooh..oops...what a Satan..place may it seem to me..Really to Reality..I am who is none but himself would never appeared a stage of that scene, or will i ever be there..well the answer may deeply reply "Utterly Not at all"..in spite my age group ppl fit and intrigue that place but of course any man (woman) has his opinion and desiration,,thus those who decided are indeed wrong but obviously they know as well as we do that they are in "misdeed" hard-sounding floor that even kills your eardrum like a bomb exploded only a foot away. Aqiyaarta..kii run rabooo...Night Club is making you to become only more deteriorative than you had previously.

Farewell..i hope you perceived my eluquent concept....


****Salama...Again*****

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

French-friend

Unrecorded Date
Night club...why not..if is done wisely.

I think going out sometimes let you feel out of stress. You go there to spend some good times.

Somalians also back in the country use to gather some nights to sing, dance or chill out, or find a partner. I don't see something wrong with going out to clubs sometimes, you should only be carefull.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Somalisis

Unrecorded Date

To Tyche,

hahahahaha funny funny funny funny stuff, you are very talented. we should be paying you to make us laugh this hard.

ps. the check is the mail lol
love somalisis

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Abdirahman

Unrecorded Date
To:soomaali oo dhan

Asalaamu calaykum

salaan ka dib

waxaan idin leeyahay ilaahay aan ka baqno, wixii
aan samaynayno aan fiirino in uu rabbi raali ka
yahay iyo in kale, nimcada rabbi idin siiyay ka
faa,iidaysta, kuwa kalabyada tagana illaahay u soo
noqda, kamana warqabtaan goor aad dhimanaysaa,
marka iska ilaaliya cadawgiina shaydaan oo yuusan
meel xun idinka tuurin. nin wanaag kuu sheegana
waa laga qaataa kii kalena lagama qaato waa
shaydaanu insi. marka walaalayaal wixii hore u
jiray bada ku shuba wixii wanaagsan waa wax
wanaagsan wixii xuna waa wax xun, marka ilaahay
waxuu ku siiyay labo indhood ha ku fiirin waxaan
rabbi raali ka ahayn, wuxuu ku siiyay labo dhagood
ha ku dhagaysan waxaan rabbi raali ka ahayn, wuxuu
ku siiyay labo gacmood, haku taaban waxaan rabbi
raali kaaga ahayn, wuxuu ku siiyay labo lugood ha
ugu socon waxaan rabbi raali ka ahayn, wuxuu ku
siiyay af aad ku hadasho, ha ku hadlin waxaan
rabbi raali ka ahayn, wuxuu ku siiyay farji ha la
aadin meel uusan rabbi raali kaaga ahayn. intaas
qofkii ka adkaada waaa qof liibanaya adduun iyo
aakhiraba. hadaba Night Club qofkii taga waxaan
soo sheegay ma xifdiyay waxaa macquul ah intaba
inuu danbi usoo jiiday, war hoy jooga war hoy
jooga war naftiina xumaanta ka ilaaliya, qofkii
yiraahda night Club waa wanaagsan yahayna waa
shaydaanu insi iska ilaaliya, war dadka arimahaas
ku qanacsan iska ilaaliya, ilaahoow dadka
arimahaas ku jira soo hanuuni, aamiin.aamiin.

sidaa iyo nabadgelyo

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Stockholm

Unrecorded Date
Hello!! aniga waxay ila tahay way fiicantahay inay gabdhuhu yimadan Disco sabatoo ah iyadan meesha ka helaynaa intad nago kale la kulmi lahayn cabar aa labaashin qofta markas gurigeda lee loo diri mana xuma in dhalinyadu isku aragto eeshas wa wax fiican, aroosyada dadka waa wayn aa taga lakiin wixii kayar 24 kaalaya Dico aan leeyahay!!!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Mursal

Unrecorded Date
Aslaamu caleykum.
Marka hore waad salaa mantihiin marka xigta waxaa rabaa in aan idiin sheego dadka dhahaayo disco waala aadi karaa in aad ka fikerto su, aalahaan.
1 Gabar , aad ka bartay disco maguursan lahayd?
2 Gabadha aad dhashay adiga mageyn lahayd?
3 Walaasha iyo hoyadaa ma le jeclaan lahayd in aad ku casuunto rag kale?
marka Disco, arinta taal waa intaas.

Nabed galyo.

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.