site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Waxaan guursaday Gabar Jareer ah,ILATALI.

SomaliNet Forum (Archive): Somali Women's Forum: Archive (Mar. 2000 - August 2000): Waxaan guursaday Gabar Jareer ah,ILATALI.
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Maxamad farax

Saturday, July 01, 2000 - 03:37 am
Waxan guursaday gabar jareer ah oo ku abtirsato qabiil daaroodka ka mid ah walina waan is qabnaa guurkeenuna waa xalaal, dadkii aan la dagana ayaan meel aan ka galo la"ahay ee maxaad igula talineysaan bahwena soomaaliyeedey, MA FURAA MISE WAAN QABAA?.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

COLEEY

Saturday, July 01, 2000 - 04:11 am
SARIIRTA IYADA AA U FIICAN, SUUQANA TOO SOOMALI AH.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

mrX

Saturday, July 01, 2000 - 05:20 am
ok maxamed farax ceeydiid inaad dhimataan kugu ogaaye ma aaqiraad naag ku aroostey,,,,,


REER aqiraadkii kale warkooda keen.....xuuralceeyntii aad xaq u yeelenweeydey miyaa markaasaad saan dan moodey.......

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Saturday, July 01, 2000 - 06:46 am
MAXAMED FARAX
Markaad guursatay xuuralcaytii dunida ayaa waxaad raadinaysaamiyaa hada bahalo dufanleh ooku abtirsanaysa <<HAWIE>>
Afkaaga wax kula har

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

jigalo

Sunday, July 02, 2000 - 04:25 am
M. faarax ceydiid hahahahahahahahahahahahahh
waryaada ninka waad qarxiseeneee
war ninka wax la reebta

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

bas abuur

Sunday, July 02, 2000 - 11:23 pm
LOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOL
WARYAA MARKEY SARIIRTA KUGU RAXEYSA MIYAAD CAYDAY
TAASO KALE AYAA UGU MACAN EE ANIGA IGA WAREYSO
MIDEEDA KALE DADKA HA AFLAGADEEN DAROODKU MALAHA
ADOON{JAREER}WA LAYAQANAA DADKA JAREERTA LEH


ABA HAKUU WAREEJISO KADIBNA IDHIG KU DHEH

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ANON

Tuesday, July 04, 2000 - 09:05 am
HORAAN U SHEEGAY HADDII SOMALI LA DHEX DHIGO JANNADA EEBE INAY SAN DEYNAYN QABIIL,WAXAASE IIGU DARAN NIN IS KU SHEEGA LEH NAAGTAYDA MA FURAA MISE WAA QABAA, WAA JIRAN TAHAY GET HELP,MIDA KALE SOMALI WAXAY KU WANAAGSA YIHIIN IN DHUL LA'AAN IYO MEEL AY CIIRSADAAN WAAYEEN BECAUSE THEY DESTROYED THIER OWN LAND BESCAUSE OF QABIIL
HADDANA WEY WADAAN CUDDURKII....SO PLEASE GET HELP..AND GO TO OTHER PAGES...NOT HERE..

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

geesi

Tuesday, July 04, 2000 - 09:43 am
Saaxabow marka hore Allaah kaga baq gabadha sharafta leh oo Muslimadda ah eed guursatay, tan kale soomaali oodhan waa wada JAREER yaan jareer aheyn oo Carab ah?marka niyoow yaan lagu wareerine Ilaah waxaad kabarisaa inuu kuu wanaajiyo xaaskaaga oo Awlaad saalix ah kaasiiyo,
ugu dambeey gabadha raali gali.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Durraan

Tuesday, July 04, 2000 - 10:27 am
Maxamed farax.

Naagaha soomaalida markii loo eego kuwa caddaanka waa jareer iyaga qudhooda ee warka badan ka bax. dhammaanteen african ibnu african baannu nahay. Yeysan ku sirin carabaan galnaa iyo beentii carabaha lacagta looga cuni jirey ee naagtaada dhaqo waxyohow. Haddaan helaayo naag madoow oo muslimad dhab ah soomaali maxaa iisoo arkey guryankeeda iyo qabiil daba wadkeeda. maryooleey mar haddaad lug kala baxdey adaa nasiibsadey ee wax isku fal.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

jamaaal4

Wednesday, July 05, 2000 - 01:26 am
mohamed farah
timahaaga ma jilcan yihiin adiga saaxiib?
what color u think u are??
afkaaga wax ula har baan ku dhihi lahaa ,
wax kaa tima adag oo kaa foolxun ma jiraane .
dadka ha u gafin.hadii aad africannimada ka faaneysid dee marso kareemka haweenka isku cadeeyaan..timahana jilci xitaa....
i never seen idiot like u before.
in xitaa lagu siiyo attention waa khalad

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

QOONE

Wednesday, July 05, 2000 - 01:27 am
TO: MOHAMMED FARAH

WALAAL AAD IYO AAD AYAAN UGA XUMAHEY INAAD TIRAA
NAAGTEYDA AYAAN WAXAAN U FURAA DAD KALE OO IGU
NACEY, NAAGTAADA ADIGA AYEEY NAAG U TAHEY OO CID
KALE OO KULA QABTAA MA JIRTO OO AYADOO JAREER
AH AYAAD SHALEY ADIGOO JAREER AH AAD GUURSATEY
EE KA DHAAF WAR KA XUN XAASKAADA DAD WAXAA U XUN
NIN NAAGTIISA KA SHEEKEEYO MIDA KALE WAX CARUUR
AH MA ISKU LEEDAHIIN GABADHA SOMALIYEED EED QAB-
TID.
UGU DANBEEYNTII WAXAAN KUGU WAANI LAHAA INAAD DAD-
KA AAD SHEEGI KA AG GUURTO OOD DAGTID MEEL IYAGA
KA FOG.

WABILAAHI TOWFIIQ

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Geesi

Wednesday, July 05, 2000 - 04:09 am
geesi///// it is me realy Geesi//// so watch outman,,,,,,,


---------------------------,,,,,,,,don,t misuse my name again if not i will kick u out of the forums///////

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Cumar Maxamud

Wednesday, July 05, 2000 - 06:12 am
Maxamed Farax

War naagtu ma Cusman Maxamud baa iyagaa jareer u badnaaye, hadday qoladaa tahay, iska hay oo mid kale oo jileec ah ka daba guurso.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Kit-Kat

Wednesday, July 05, 2000 - 06:18 am
Xaaskaaga xageee jareer ka tahay..timakeeda maa adag mise sankeedaaa weyn ..mise muufa muufa aa ka soo urta.....mise niikada ee si fiican u taqaanaa ..mise meey dhidid kulashahay...Waraa wareerka iska daa ee inanta dhaqo ama ina adeerkeed beey helee oo daaar u dhisa oo duunya u dhaqa
Waxbadso intaad ku heesid xaaskaaga yaan lagaa dhiiqsan lee duqa

Kit_kat<BIteeeeee>

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Wednesday, July 05, 2000 - 10:45 am
mfaraax

walaal darood haaiiyniin saqaaajanyohoo jareertaa hawiiye bee sheeygta!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Mr shakerheights

Thursday, July 06, 2000 - 07:34 am
waxaan ku weydiiyey waa adiga,difaacaya qabiil,
Adigu ma is weydiisay in jareerku kaa fiican yahay
Mr Anon,maxaase uga fiican tahay bal is weydii
waa adiga ku wareejinaya waa jareer •••••• or blah
blah...blah..blah,he is the true somali,i know it
is gonna be hard for us to hear that...but that is the truth,that beautiful country belongs to minority ,midgaan,tumaal,yahar,madhiban,jareer,gibilcad,they are like native american (indians)...
we been kicked out from some where god knows...
and seized this land,markaan doonyaha aan wadaney
ka soo daadanay...you should thank them...not harress them....if you don't believe that, go back
to history books,and find the truth,if u know what i mean...haddii aad jaahil tahayna cidda igu
salaan....does these names ring u bell...I.M lewis...Richard burton,Anna oscarson,medilian gerber,and most of all Diana medson,these were the historian...and history will tell...shut your
Stinky mouth,and never bother them....u heard me.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

GEESI

Thursday, July 06, 2000 - 10:17 am
FROM;GEESI.
to;geesi

waxaa layiri isu qabe aan loo qabin waa wareer war ma anaad geesinimo igu gaartaa bal aan is aragno waa laysu joogaaye geesinimada meel baad kaga dhacdey,takale Af gaalka kuma hadlo.
geesiyaasha ineysan sineeyn ciwaankaba kagaro!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Leilaa

Tuesday, July 11, 2000 - 07:04 am
Asaslama caleykum

to cumar mahmuud, waryaa hee markaad leedahay cismaan maxmuud baa jareer leh saw ma ogid iney boqorada yihiin, tan xigta kuligeena waxaynu nahay adoon ilhay ee dadka ha u xadgudbin

walaalkeen leh gabar jareer baan qabaa walaal saw ma ogid sanadkan iney dhib badan tahay sida lagu helo gabdhaha, oo adigu ilahay kuu nimceeyey oo gabar xalaal ku siiyey, ee waa iga waano kuligeena madow un baan nahay ee qof qof kale ka sharaf badan ma jira
ilahay subxaana watacaala wuxuu yiri waxaa bini aadamka ugu sharaf badan kan ale ka cabsada
ee intaad ilahay u noqoto oo labo rakca tukadid ka bari inuusan gurigaaga dumin

wa bilaah tawfiiq

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Friday, July 14, 2000 - 12:57 am
waa maxay saaka dadka waalwaalanee aan soo dhx galay hadaan aqaano waxan ay ka sheekaynayaaba wax hayga qaadeen
waa inaan barkintayda iska dheeraystaa

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

wagax

Friday, July 14, 2000 - 05:18 am
macalinka inteey jareer ka tahay ma madax mise shuunka..... bal noo soo kala cadee

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Friday, July 14, 2000 - 06:36 am
dayuus baa tahee jareerta maxaa kuu geeyey wax naag daruur oo kale buuxda maadan arkeen

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Rawax

Wednesday, August 02, 2000 - 08:15 am
she is jareer by the nose Wagax!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

olol

Tuesday, October 10, 2000 - 03:17 pm
whaz up nin waalan baa yiri falaxal marabtiinee falaxal maa ujeednaa jareertaa nacuncuneyse ala dadow dadow injirta hala iskailaaliyo

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

faisal

Wednesday, October 11, 2000 - 12:09 am
waxaan ahay wiil soomaali oo 19 waxaan kahelay gabar mana aqaan saan u gu sheego maxaan sameeyaa

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

olol

Saturday, October 14, 2000 - 05:35 am
to:faisal gabadha qaabkeda soo sheeg waa laguu faalini. that ist

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

xamardaye

Saturday, October 14, 2000 - 09:04 pm
Maxamed Faarax,


Jareer iyo Bilis makala taqaanaa waxa ay kala yihiin\????lol

bal weeydii dariskaadana, xaaskaadu ma

Bilisbaa? mise Jareer?

aqoon la'aaneey ba'.


nabad iyo caano

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Tuesday, October 17, 2000 - 03:30 am
waa kusalaamay waxaan kuu sheegayaa marka ¨hore
ilaahaykacabso tanlabaab magacaad kuqaraabanaysid iskadaa itaqillaah

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.