This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...
Go to Current Forums ...with millions of posts
Tuesday, July 04, 2000 - 01:29 pm Waxaan ah nin reer xamar ah oo guurdoon ah,hadaba qofkii ama gabadhii daneynesa ha ila soo xiriirto Emailka ah ali_omarosman@hotmail.com
| |
Wednesday, July 05, 2000 - 07:55 am what a faggot
| |
Wednesday, July 05, 2000 - 11:23 am reer-Xamar aboowe jikada ma ku fiican tahay hee...Boyees aan raadinaayaa ani na?? Si deg deg ah iigu soo jawaab ani Kushiinka aa iga madoowaaday nooh..Booyeeskii horey jareer uu iga helay!!
| |
Wednesday, July 05, 2000 - 07:22 pm ninkaan oo reer xamarweyne eh xaas (qofkii ama gabartii) uuga jeedaa? . . . . Ma la'ii micneyn karaa bil-ixsaanik?
| |
Wednesday, July 05, 2000 - 07:28 pm It means both living things and women are welcome hebel>>>>>>> Peace
| |
Thursday, July 06, 2000 - 06:46 pm What Living things Mariah? . . . . And does he mean no Rubber dolls? . . . Cause if he doesn't, I have a used one. . . . It leaks air in couple of places (Here and there) but he can use chewing gum for repairing. . . . Bubble Gum does the trick perfectly
| |
Friday, July 07, 2000 - 05:36 am LOL Hebel................Know you understand his story...........
| |
Friday, July 07, 2000 - 09:03 am hebel again you are pukey! cade right on,what a faggot?
| |
Friday, July 07, 2000 - 08:17 pm Anonymous can I lick the puke off of yar face? . . . . please?
| |
Friday, July 07, 2000 - 10:09 pm Ooooh My....
| |
Saturday, July 08, 2000 - 07:06 am WHAT! Cleveland? . . . . . What I say?
| |
Saturday, July 08, 2000 - 08:18 am Hebel.....Scroll up and re-read what you've written on your last posting i guess you'll get the answer..
| |
Thursday, August 03, 2000 - 02:28 am hebel you are one SICK
| |
Thursday, August 03, 2000 - 07:11 pm NO! U don't say.
| |
Friday, August 04, 2000 - 01:39 am ,,,,Anni waaba yaawiye Cammuudi ii heer Xamar maxaa liisku labkhashaa,,,Cammuudi waa kaseenaa heer xamarna waa kaseenaa ee hadda heer xamarkii maa Cammuudi nakhdi mise bilaash an lee iska baaramooyo,,,,Hewelkeey(Hebel) dadka ma u micneesiroo adiina heer xamar ii cammuudi waxa ay kala yihiin ii meelyaalka aay kala dagganyiin!!Mise adiina meehaan aa af dawoolan dahab haddii lafuro aad la soo gafuur tuurantaay!!!Bilaaja Carab ii Waxeey iniisku kaayna labkhashooyiin Xamarkaanya xamarweene!!!!!hadda ka horroow aan diidni isku labkhashaal Shangaani ii Xamarweeni lamma xamar dhaxdood dhul,,..
| |
Saturday, August 05, 2000 - 06:36 am neefoow markaad bilaajo soo faragashato baan kaa xanuunsadaa
| |
Saturday, August 05, 2000 - 12:22 pm ...Jamaal4,,,,Naftirkeey Ammaan maxfalka gadaashiis Masaajidkii Cammuu Saalim Agtiis aan ku haayi Al Balooni fii baaluuca!!!!!!aha aha khaaluu Xamaadah fii jiirah Cinda Mooradii eri carbeedka!!!!!! Xadramuud aan aadsaheenaa Filin beela aa ka socdo koona bruto waaye aas dhahaayi laakin daxiin tabakaayada aan sii mareenaa tubaako shiishiid ii lama booc baalbaal aan sii qabeesaheenaa!!!!!!!Hashac miihinoo yaa Cammuu!!!
| |
Saturday, August 05, 2000 - 07:41 pm labadeenaba waan is jecelnahay
| |
Saturday, August 05, 2000 - 07:44 pm waxaan ahay nin dhalinyaro ah 27yrs old fadlan waxaan ahay nin yaaban oo madaxraadis ah ee halii doordto, nabadeey
| |
Saturday, August 05, 2000 - 08:22 pm To: Magabade Kud ka qax oo qanjo u guur.
| |
Sunday, August 06, 2000 - 02:48 am Salaam Walaal Gabadhu ma in ay Xamariyad tahy baa? Salaama
| |
Sunday, August 06, 2000 - 06:53 pm Shuun weli ciro caanood ama tii cadarka weli ma yeelatay?
| |
Monday, August 07, 2000 - 03:19 pm AHLAN WASAHLAN KAALAY HEBEL SAXIIB MA WAXAA TAHAY LABAB SABABTOO AH WAXAA ISKA DHIGEE AMA ISLA SHEEKEESANAAYA ADIGA KALIYA SXB MARWAA HEBEL MARNA WAA MARIAH ACUUDU BILAAHI MINA SHEEDAAMI RAJIIN ,WAXAABA TAHAY QOF LA RAADINAYO EE SOO DHAF ,SHAAH MISE QAXWO ,WAXAANA NA INFIITEENAYA SXBKEENA AROOSAYA REEER XAMARKA ... CAMUUDI SXB LUUQA UGU GAMBO MARIAH "HEBEL" AYADAA REER XAMAR AHAANEESAYE
| |
Monday, August 07, 2000 - 06:58 pm gacaliye maysu feedanaa?
| |
Tuesday, August 08, 2000 - 12:12 pm Gacaliyo......yaa kaa dhaadhiciyay me and hebel are the same person..........WE ARE NOT THE SAME PERSON........Laakiin isku magaalo aan daganahay...Ok.....ma ahoo hebel.....
| |
Tuesday, August 08, 2000 - 07:18 pm Yeah Mariah Ur right. And if Gacaliye thinks we Goof around together tell him he's wrong.
| |
Wednesday, August 09, 2000 - 12:36 am ,,,Laangaraala yaaw Uskud aa lagu yiri Labuk nanac yaaw!!!!!Kulahaana Mariah ii Hewel aa isku mid yahay Gafuur unsur waaxid ..... ,,,,Hewelkeey kaneey maxaas sheewooyaani Shafqalaha halaga tifee sii qooleey dool ahaan!!
| |
Wednesday, August 09, 2000 - 05:03 am Runtii waxaan aad iyo aad ula yaabaa dhamaan Soomalidiina ee gadaal ka gaarka ah ee aan aanan marnaba garaneynin waxa idin dan ah,aaaaahhh mana ogi waqtigaad garan laheydeen maxaa yeelay qofkii wax garad ah ama Rabigii Abuurey ka cabsanaayo ogna inuu kaligiisa qabriga mugdiga badan la dhigayo oo maalinta qiyaamane kaligiisa la xisaabin doono kuma hadlo waxaan dan u aheyn oo dambi looga qorayo,Eeee walaalayaal aan kala faa'ideysano ama aan aamusno oo dadka kale ee wax inoo gordhinayo aan dhageysano, Teeda kale ogow Walaalkeyga/Walaasheyda MUSLIMADA AH WAXAAN IDIN XUSUUSINAYAA XADIISKII LAGA SOO WARIYAY RASUULKEENA MAXAMED (CSW) YIRINA: KU HADAL KHEYR AMA ISKA AAMUS. eeeeee wabilaahi towfiiq Cali Holland
| |
Wednesday, August 09, 2000 - 05:52 am waar soomaalidii indhaha cadcadeeyd baan meel u la'nahay reer xamar yari maxuu sheegi? waar or harqaankii isaga laabo.
| |
Saturday, August 12, 2000 - 10:21 am War usheeg bajihii iyo nac nacii aad wareejinjirteen kunoqodheh
| |
Saturday, August 12, 2000 - 11:18 pm je t aime baby
| |
Saturday, August 12, 2000 - 11:40 pm je t aime moi aussi, fait de beau reves ma cheri dans quelque semaine si dieu le veux,toi et les enfant,vous etes dans me bras.
| |
Saturday, August 12, 2000 - 11:50 pm eh tu es un mafia,tu as toujours des excus, bonjourne nous nous verrons le vendredi prochain
|