site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

HELP!!!!!!!!

SomaliNet Forum (Archive): Somali Women's Forum: Archive (Mar. 2000 - August 2000): HELP!!!!!!!!
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

khatra

Friday, July 07, 2000 - 01:59 pm
Waxaan ahay gabar aan la guursan,
Waxaan 40 jir aan waligeed wax jeclaan,
Waxaan haystaa 3 degree oo jaamacadeed oo labo tahay master.
hayla yaabina waxaan rabaa in aan wax jeclaado mar kaliya noloshayda. marka sidee wax loo jeclaadaa?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

shugriyaa

Sunday, July 09, 2000 - 01:23 pm
filimada daawo noo oo jaceelka ama hindiga kuwaas aad ka baranee noo,ceeb ma aha noo.waxaan ka yaabay sanadkaaga noo,abaay runtaa miyaa sanadkaaga mise waa joking noo

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

MN man

Wednesday, July 12, 2000 - 10:23 am
Yaaaaaaaaaaaaaaah
Maxaaaaaaaaaa
Tirinehhhhhhhhhh?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ALI

Wednesday, July 12, 2000 - 10:44 am
KHATRA ABAAYO GO TO HELL..LOL

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Wednesday, August 02, 2000 - 03:04 am
Walaal haddii aad tahay qof ilaah ka cabsanaya oo daacad tahay oo aad amin santahay in geeri kaa dambeyso oo adigoo kaligaa ah aad Rabigii ku abuurtay la kulmi doonto waxaan ku dhihi lahaa la xiriir oo latasho saaxiibadaada wanaagsan ama ehelkaaga hooyo iyo aabo ama walaal kii aad 100% ku kalsoon tahay aa arintaada wax kaaga qaban kara
ee arintaadan bulshada Somaaliyeed wax kama qaban karto ee qof fiican iyo qof xunba wey wada lee yihiin walow waqtigaanba habadnaadeene inta xun.
waxaan kuleeyahay Rabi mid wanaagsan oo aad ku liibaanto haku siiyo oo nolol wanaagsana aad kala heshaan AAMIIN AAMIIN AAMIIN.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Cali

Wednesday, August 02, 2000 - 03:17 am
Khatra:Aduunyadan aan ku nool nahay waa dhib socota waxeyna u baahan tahay sabir iyo dulqaad.Runtii aad iyo aad ayaan ugu murgooday arintaada waxaana ka soo qaaday nafsadeyda oo kale hana la yaabin raga iyo naagaha kale duwan ee afkooda ay caytinta ka horeyso runtii ma aminsana dadkaasi in waxyaalahan oo kale ay dhacaan ama ka duwan. Waxaad u mahad celisaa Rabigii ku Abuuray oo caqli wanaagsan oo aad wax ku garato ku siiyay una dul qaado wax allaale wixii dhib ku soo gaara ee waxaan kula talin lahaa inaad ducada Rabi badiso oo mid wanaag u socod ah kuu sahlo maxaa yeelay ragga fiican iyo ragga xunba Rabi ayaa og ee waxaan kula talin lahaa inaad ducada Alle badiso.Teeda kale ogow Haddaad Shahaadooyin kale duwan sidato Shahaado Waxba kuuma qabaneyso ee ninkaad hoos timaado ayaa shahaado kaaga qiimo badan oo haddaad kale danbeen,Ismaqal,Tixgelin,Sharfid,iyo Kalsooni IWM kuwada noolaatn waxaad gaareysaan guul aan la gaarin.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Wednesday, August 02, 2000 - 04:14 am
Khadra


Abaayo dhibkaasi wuxuu wadahaystaa gabdha soomaliyeed oodhan sababtana badidood iyagaa isuguwacan waayo warka ragu shukaansi uguyimaadaanbeen iyo qosol ayay ugaga limiyaan wakhyiga anigu waxaan kuleeyahay ilaahay hakuusaho guur wiliba midkhayrqaba.

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.