site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Talo soo jeedin

SomaliNet Forum (Archive): Somali Women's Forum: Archive (Mar. 2000 - August 2000): Talo soo jeedin
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Monday, July 17, 2000 - 08:38 am
waxaan la yaabaa markaa arko waxyaabaha dadka qaarkii qoraan waxaan is iraahdaa qofkani ma wuxuu qoro ayuu garan waayey mise|| marka wxaan dhalinyarada kula talin lahaa inay ka fekeraan intan wax qorin.waayo waxay luminayaan wakhti iyo maskax ay wax kale ku qaban karaan,waxaana haboon in wax lagaa faaiidaysto adna aad wax faaiido.
yaan loo hadlin afkay qoyan oo keliya.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Wednesday, August 02, 2000 - 03:30 am
Aad iyo aad aayaan ugu farxay ra'yigaag waxaan fiican nin ama naag ama wiil ama gabadh kuu doona ha'ahadee waxaan oran lahaa war waxa kaa danbeeyo waa qabri oo aad kaligaaga galeyso oo aan cidna ku wehlineynin waxaana hor tagi doontaa Rabigii ku abuurtay oo ku xisaabin doona waxaad soo camal fashay ficil iyo hadalba ee walaala yaal wanaag ku hadalna oo ajir aadka heshiin ama iska aamusa oo ra'yiga dadka hadal wanaagsan wada booska u baneeya. Waana mahadsan tihiin

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hebel

Wednesday, August 02, 2000 - 07:32 pm
Sxb adiguba ma akhriskaa kugu yar?
.
.
.
Topic-gan waa markii shanaad ee Forumkan dadku soo qoraan.
.
.
.
Bal intaadan wax qorin, waxaad is lahayd qor in hore loo qoray soo sahmi.
.
.
Amar baan wataa wax looma soo qoro.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

NeefoowKaniini

Wednesday, August 02, 2000 - 11:21 pm
,,,,Waa runnoo(Hebeloow adaa ku watee) afkay qoyan iyo amar baan soo wataa wax looma qoree axadkaagan Anon la baxay Aalaaba intaanaad wax qorin bal soo yaraha sahmi oo forumska bal soo eeg adoon waqti, juhdi, tamar, maskax, masaaxad intaba aanaad khasaarin oo wax horay looga hadlay oo la isla soo afjaray uun ummadda ha ku dan seejin!!!!!!!!!-----> garatay baan is iri

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hebel

Thursday, August 03, 2000 - 07:21 pm
LOL Neefoowkaniini xaasidnimadaan kugu jeclahay.
.
.
.
Qabiidsanaa ma Amjat Khan baa mise Brayan?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

NeefoowKaniini

Friday, August 04, 2000 - 01:28 am
,,,,,Brayan= Bran


ma ku gali warkeey sii jiija awaay ahaan ii hurdaaye,,,,,,......helen ma dhihin ee day

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hebel

Friday, August 04, 2000 - 07:50 pm
warka isii.
.
.
.
.
Lol

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Araweelo

Saturday, August 05, 2000 - 06:22 am
Hallo kulligiin,waxaan idinka codsanayaa idinkoon caytamin fikrada aad ka qabtaan in ay gabadh soomaaliyeed guursato nin ajaaniba(muslin)waaayo dadkaan arkay oo dhan waa dad la isku tilmaamo si ay sameeyeen khalad wayn,what is wrong with that?????????????

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Saturday, August 05, 2000 - 11:09 am
wel, well, well, another bombshell from ARAWELO..Ok, Ajaanib Muslim... the devination Muslim is only a pretex and to miss lead our young girls by the Ajanib.. well how about our strong culture, are we willing to over ride it...... they are using muslim as a camouflage..
stay and IIMAANSO your Somali

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

NeefoowKaniini

Sunday, August 06, 2000 - 05:19 am
,,,,,Wagareey oo ka waasacan!!!!! Wadaadkii Walwaaleed ee Wardheer iyo Ciid sare Wanka macasha weyn loogu wankhal xiray baa yiri,,,Aniguna barigii Nugaal Godan aan sii istaagee Anoo shaqo doon ahi aan is iri waa intaasood ka bogsataa Bulaxaartii aan moodharka kaga soo dhacday se la i yiri" Tesaro Municipio mawaad heysataa maandhoow"""......Ma waxaanan Xertii tima weyn ee Maxamad Rabiic ku biirin baa waa halkaanu Hebel iyo Xamardaye isku baranay kastooy berigii dambe Wahaabiyadan baasee carrigii rogtay ay inaga galeen!!inlee weey riddoobeeneh!!!!!!!


,,,Hogaa xusuus waayo waayo iyo armay qiiradu ila gudubtay,,,mayeeh waxaan doonayay inaan u jawaabo inantan Caraweelo,,,,maya,,Tufaaxa ka taagan ee toolmoooon!!!!!Hmmmmmmmmm Hmmmmmmm oday biiqe hay xasuusin iyo dacdaradii uu u go'ay!!!!!


,,,xamardaye wixiba Shanleey iyo Afareey isku wada liqdaaran bey isku noqdeen sidii Ubo weysadii yanayd ee uu isagu sitay,,,camal xummaa oo caado khalafsanaa sidii Khalafkii Ciideed alloow khilaaf naguma ogid!!!Mahad waa tii alleeh gadood bey indhuhu arkaan,,,,,Cakuye Cagacad iyo Kabasilig Calfooleey maxaa kala haysta!!!Waraabuhu waa ina waraabee muxuu Cidla isa soo taajay!!!!!!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Araweelo

Sunday, August 06, 2000 - 05:22 am
waan fahmay waxaad u jeedo,in ay fiican tahay in lala noolaado qof dhaqankaaga haysta,but where is this strong culture u talking about? haday run tahay maxaa qof kasta oo soomaaliyeed kuu waydiinayaa qabiilkaaga ka hor magacaaga?hadaad isku qabiil ahayna uu kuugu malaynayaa haa reer hebel awoowyaashood ayaa waxaa samayn jiray so maaha dad wanaagsan,hada soomaalida badankoodu waxay isku guursadaan qabiil not waa qof wanaagsan oo soomaaliyeed ,so maxaa jira hadaad guursato qof kuu jecel sidaad tahay not qabiilkaaga,,thanks bro or sis

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Sunday, August 06, 2000 - 09:23 am
Meeshii ciyaarciyaar ayaad ka dhigteen

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Araweelo

Sunday, August 06, 2000 - 01:43 pm
Maxaad la wadaa meeshii ciyaar baad ka dhigteen?waxa laga hadlayaa waa dhibaato haysata 30% hablaha soomaaliyeed ee waayay wiilal soomaliyeed oo nolosha ula qaybsada siday rabeen heli karayana wiilal qalaad oo wanaagsan diintana baranaya,kase madluunsan waxa ay kala kulmi doonaan mujtamacooda soomaaliyeed !!!!!!!!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

MOMO

Monday, August 07, 2000 - 03:38 pm
asalaamu aleekum aqyaarta
ARAWEELO AR ARWEELO

WALAASHIIS WAXAAD KAHADLEEESID WALIGAYBA MA MAQLIN LAAKIIN DHIB MA AHA HADAAD GUURSATO NIN AJNABI AH OO AAD ISJECESHIHIIN OO WALINA MUSLIN AH WAABA ALXAMDULILAAH EE MAXAA MEESHAAN UGU HADLEE !!!! MISE WALI WAXAA KUHEESTA PROBLEM KALE OO RACISME AH AMA FAMILKAAGA AYAA DIIDSAN MIYAA WELI...

WALAASHIIS MAXUMA LAAKIIN MAKAFIKIRTAY MUSTAQBALKA IYO HADUU ILAAHAY CARUUR KUSIIYO LUUQADEE MISE CULJARKEE AYAAD ISTICMAALEESAAN

SIDA AAD SHEEGEESID QABIIL WUU XUNYAHAY OO MAANTA WAXAA LA ISKU GUURSADAA QABIIL NIMO LAAKIIN WALAASHIIS WAXAAS WAA WAX JIRI JIRAY WALIGEED OO WAXAY KU JIRTAABA CULTURE AMA DHIIGA SOMALIDA EE HALAYAABIN WAA CADIYE
ANIGA WAXAAN UMALENAYAA JACEELKA WUU KA ADAGYAHAY QABIIL EE ILAAHAY CAAFIMAAD ALLAHA NASIIYO

NINKA BOGAAN FURTAYOW ADAABA WAQTIGA ISKA DHUMINAAYA OO MAGACIISA MEESHA KUSOO QOREEN EE CAYAARTA ISKADAA EE SOO CAAWI WALAASHAA OO RA YIGAADA USOO GUDBI

HEBEL NEEFOOWKANIINI WALI WAA LANOOLYAHAY MIYAA WAA ILAAHAY MAHADII EE SXBAYAAL FASAX WANAAGSAN WAXAAN UMALEENAYAA WAAD ILAAWDAY A+ = OO AH CAIO AMA NABADAY AF AJNABI

HANII MACAANAATO QORAALKU
BRO MOMO

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.