site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Maxay ragii baryahan danbekujeclaadeen <<GAROOB>> <<SINGALE MOTHA>>??????

SomaliNet Forum (Archive): Somali Women's Forum: Archive (Mar. 2000 - August 2000): Maxay ragii baryahan danbekujeclaadeen <<GAROOB>> <<SINGALE MOTHA>>??????
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Thursday, July 27, 2000 - 09:32 pm
Damaantiin waadsalaamantihii
Salaankadib waxaan rabaa dad waynaha soomaaliyeed inqof walba oraahdiisa kadiibo

sidaad ulasocotaanba baryahan danbe waxaa socota oo faashin noqotay indhalinyaridii ayguursanayaa gabdhaha singalemotharka looyaqaano gaar ahaan wadan << UK >>?????


we need answer!!!!!!!!!!!!!!!!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Friday, July 28, 2000 - 05:07 am
OO HADII LAGUURSADO MAXAA KU JABAN SAXB MA CAY BAA IN GAROOB LA GUURSADO WAXAAN IDHAAHDO GARANMAAYO

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Michigan

Friday, July 28, 2000 - 05:23 am
coz there r more single mothers den there are single females?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hebel

Friday, July 28, 2000 - 08:08 pm
Single Mother walax aa laga helaa ee adi xaa lagaa helaa gafuur weyneyde?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Saturday, July 29, 2000 - 04:41 am
Single mothars are less tarable than single females and also they have got more exprience. What do they have singles?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Michigan

Saturday, July 29, 2000 - 04:48 am
fresh !#$#@!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Hirsi

Saturday, July 29, 2000 - 04:51 am
Gabdha garoobada ahi waxyaabo badan ayay kaga fiicanyihii gabdhaha single ka ah midahore marka laguursanayo way kakharashyaryihiin.

mida labaadna badidood way karaaliyaysanyihii mida singalka ahi marwalba waymuran iyo dhibaato badantahay


Anigu waxaan idinodhan lahaa akhlaaqdiina wax kabadala

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Saturday, July 29, 2000 - 04:58 am
Michigan
My frd same teste AAAAAAAAAAAH!!!!!!!!!!!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

shugriyaa

Saturday, July 29, 2000 - 05:22 am
WALAAHI YAAB UUS KEENAY NINKAAN ANYMOSKU

WARAA MAXAA KA RABTAA HADII LA GUURSADO MOTHER SINGLE,ADI MAA WEYSAY MIDOO SINGLE AH

SOO JAWAAB ADI XATAA WAXAA KA WADID SHEEGADAAN

SABABTA SHEEG HEE AND "ASEEY ATENTO "

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Saturday, July 29, 2000 - 06:46 am
Shugriyaa
Sheekadaan waxaalaga wadaa gabdihii single ka ahaa oo mid waliba isqaaliyaynayso

Markaa shugriya waxaan anigu kugulatalinayaa kolay waad suuqladahaye ninka kuugu horeeya eeguur kuwaydiiya iska huurso waaban hubaa oowaabalagusoofuriye, aan markaa mid meelahan mid kaagaraadine


Thnx!!!!!!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Ayaan

Tuesday, August 01, 2000 - 08:58 pm
Anooymous
Waraa adigu gabdhahaad kabaqdaa hadaad gabdhaha hadalka kalabaqaysid gabdhuhu iyagaa kusoo doonanaaya miyaa!!!


Orod shaqaoyeele waryaa#######@@@@@

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Tuesday, August 01, 2000 - 09:45 pm
Ayaan

Markaad jaakeedka birta ah ee jeebabkiisu maran yihiin iskabixisaan ayaa laydinguursanayaa

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

geed

Thursday, August 03, 2000 - 05:07 am
Waxaan u malaynayaa in sababtu aytahay laba arimood mid xagadhaqaalaha oo dhaliyaridii ay doorbiday in ay helaan wax aan qaali ku soo gelin sida single mums ku waxay inta badan leeyihiin guri goglan, talabaad single mums waxay ku dhaceen khalad hada ka hor markaa dulqaad bay malaa mideen

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Clevelander

Thursday, August 03, 2000 - 06:34 am
I'm down with "FRESH" Just like a brand new Mercedez, I wouldn't settle for a rusted Xaajiyo Khamsiin.....Maybe Hebel would....

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hebel

Thursday, August 03, 2000 - 07:08 pm
Lol...A Mercedes...Way to go Freak.
.
.
.
A simple CIVIC is fine with me.
.
.
I don't ask much neither do I contain nor consume much.
.
.
C?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

NeefoowKaniini

Friday, August 04, 2000 - 02:05 am
,,,,,350,243 miles highway mileage Classic Caprice hmmmmmmmmmmm hmmmmmmmmmmm


,,,,,,Garoob maa la yiri,,, waar ha ina soo kaakicinina,,,Xusulkuba haddaanu hoosta u soo daadigin oo baruur iyo caddiin ma cubeed baa kor u soo laalin,,,,Gammaan aanan layliskaba soo marin Cubeyd may buu yiri,, oo mahayoo mana sugayoo iimana maqnuu yiri,,,


Caanaha labeentooda
Labeentooda
Hilbaha Caddiintooda
Caddiintooda
Aay Ooto waa la furi


ma maqli karnaa ,,,,,,,Garoob ku ye


ma laiga soo gaaraa garoobka horta adinkuun beys weydiyee!!!!!,,,,,,,Hebel duulka wax u sheeg

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hebel

Friday, August 04, 2000 - 07:47 pm
Geel indhu-kuul xaas ka kasaa neefoow?
.
.
Lo-ne goor-goro xeey ka kasee?
.
.
Iskaabolone Beer ii Canjeelo xuu ka kasaa?
.
.
waa sii kala gadoome nibirkaan warkiin keena wixii bajaqyaal eh...Abkeey balaqne feer aa balan noo eh.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

NeefoowKaniini

Saturday, August 05, 2000 - 12:43 pm
,,,,Lo gorgorro xey ku falee Kastuumaay xiratee''


,,,,Geel indha kuul xaas ku falaa Ookiyaal madoow aas nab isku siiyi sidii kuwii Godkii Jilicoow ahaan''''


,,,, Iskaabulana xey xaas ii beer ii canjeero ku falaayiin Maqaayaddii aaw Guudle Macloow Madax Lo'aad con carabkeed, Calooleey abuu Shukummaan, lafo barooddo ii tiknik ay ku heestaanee,,....


Hebel ii soo bari hee barga tabartiyaa inta igu ehe!!!!!!!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hebel

Saturday, August 05, 2000 - 03:00 pm
Neefoow waa dalacdi,,,Kolkuuno heer aa gaardi garaado aa toloti ii bakh-bakh.
.
.
Waryaa beriga oo maanta eh wixii Bajaq aduunka joogti danbi weyn aa ka gashi hada xaalkaane inaa xaal keento waaye ee gacmahaa jeebka gelisid intiin kuu jeedo.
.
.

Warkey ma taabsadi waryaa Loolmakuuti waaxid.
.
.
Shinbirkii biibo waxaa la dhahi Canbar la'aan lees biibaa ii inuu jeeso ii garbaduub loo xiro.
.
.
HA-SHA!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

NeefoowKaniini

Sunday, August 06, 2000 - 03:07 am
,,,,,Primo di tutti Hewlkeey wadaaygiis hashoo aan kuu sheegi lahaay Poi adiina ku anfaceeso Secondo aniina aposto igu eh ,,Bakh Bakh ii Garaado aa tolati aa i dhehdi ee unuka shimmeen garaado ii stelle toloheenaa meehaan aan lavoro fina bacdhawoonaa ii Bakhan toloow,, Markoona Dun baaraabariikoow irbad numero tre dice necchi ii pfaff oo deritto ah sharaqiis ku juusteehoonaa,, markoo kalenna Baabal macduurka Shubaakadiis hoosteed tarash ku dhawoonaa,,,Allindi coca cola ii fanta adiina siriq baagamuundo ii jeeb taraq bacdigeed istakiin ii dhalo nacal awuukto oo Mao Mao noo soo usahee daldalan ii Shimbir aa buubti nagu wareerihee , Tanag ma ku dhihi kari ee Abuu binti kor ii hoos alagaa mariyee, Gubeedka may,,Dhagaha gadaashood,,.....


,,,,Hebel wadaayoow heestaan ii micneeybo

,,,,Gooska gadaal aa iga gaartiye sideen kaaga go'aa,,,,....Ceeb maahinoo waxaas camal hees laga dhigo,,,i i iiiiiiiiiih blow job may ka wadaan istaakhfurullaah,,,,

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hebel

Sunday, August 06, 2000 - 06:51 pm
Gooska gadaal maxaa kaliya kaa gaari karo oon xanuun eheen?
x
x
x
x
x
Macaan dheh...Ismaris waaxid.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

NeefoowKaniini

Monday, August 07, 2000 - 01:41 am
,,,,Gooska gadaal haddiis ka gaaro intees macaan jiraa mantakh aaba immaahaayee

,,,,Biiloow walaashiis dalkhada u geeyaa ahaabo!!!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ANELKA

Monday, August 07, 2000 - 03:04 pm
waa waray waaba laga tagay afkii hooyo ee maxaad qoreesiin HEBEL IYO NEEFOWKANIINI
Waxaan umaleenayaa waxaad ubaahan tihiin macalin luuqada somaliga nii saxa saxiibayaal ee luuqada hooyo haku ciyaarina ,waxaaba noqoteen boolo bool

hanii macaano sheekadiina


MEEL GAROOB JOOGO LIBAAX MA SOO GALAAYO SXB ANOONIIMOOS.....

SINGALMAMANA WAY GOOLGOOLINEE SIDII CARUURTA DHALINYARADA MAANTA

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.