site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Waxaan jeclahay gabar mana garanaayo saan ugu sheego ee i caawiya}

SomaliNet Forum (Archive): Somali Women's Forum: Archive (Mar. 2000 - August 2000): Waxaan jeclahay gabar mana garanaayo saan ugu sheego ee i caawiya}
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ahmedyare

Saturday, July 29, 2000 - 12:55 pm
waxaan jeclahay gabar mudo laba sanadood ah intaas waan arkayay waana garan waayay saan ugu sheego ee i caawiya?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Kusseey

Saturday, July 29, 2000 - 01:34 pm
dhagoole miyaa iyada

dhagta midig ugu sheeg soomalida sideeda banaanba tan bidix wax kama maqlaan

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

jamaaal4

Monday, July 31, 2000 - 02:06 am
nacnac u iibi deee
kadibna kuukuun baan ciyaareynaa ku dheh

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hebel

Monday, July 31, 2000 - 07:13 pm
Ama saf geli.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

koofi

Monday, July 31, 2000 - 07:25 pm
To Ahmed yare
kir waryaa shib naga dheh qofta luuq ugal nooh markay makiinta cajiinta ka timaadona ku aqri

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

MN man

Wednesday, August 02, 2000 - 01:00 pm
Ahmed Yare

Waxaas dhan ka bax, Intaad wajiga kabobyo marso
Abaayo waa ku jeclehee wax ila qabo dheh.

hadey kuu hagaagto cridit anaa qaadaanayo
hadii kaleneh ha kaa saartoh.

Good luck

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Leilaa

Tuesday, August 08, 2000 - 07:21 am
iyaa warka isii maxaad tiri gabar aan jec lahay mana aqaan si aan ogu sheego, see kaa noqotey,adi intee ku nooleed, hadii ay gabar kaa aragtana maskiinimo maku jeclaaneyso ee ogow, marka hore is tus inaad u heyso niyad wanaagsan oo ha ku bilaabin waan ku jec lahay noh, hadaad tahay qof wax bartey ama diinta ku wanaagsana is muuji noh, aniga hada kuma arkee waan ku fix lahaa hadaan ku ag joogo

wa bilaahi tawfiiq

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Quman

Tuesday, August 08, 2000 - 09:01 am
waxaa ku dhahdaa dhakac dhakac aan ciyaareynaa ee soo bax.!!!!!!
Sidaana ku biloow, dhakac dhakac dhamsaliikoow deeyaasee ka damdamee daa shoow bax.
Ka dib weey ku raacee believe me bro.
and she will love you for the rest of her life.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hebel

Tuesday, August 08, 2000 - 07:20 pm
War qofta saf noo geli no.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Nawaal

Thursday, October 05, 2000 - 03:49 pm
salama calaykum Ahmed jececlka ceba maha lakin niyad wanagsan adigon dhanka xun ka bilaabin ilaheyna ha kula qabto lakin waqti badan sii haddii ey run kaa tahay salama calaykum bye

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

raxeeye

Sunday, October 08, 2000 - 09:39 am
war anagaa baasto ku quraacaney yaah meshaana siira kasocoto ileen war nin aan balaayo arkin waa arkay miyiraahdo axmed iska daaye war anigaa [leilaa]kahelay ee iga soo garbax

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

jiijo___jiip

Sunday, October 08, 2000 - 02:30 pm
ahmed yare

see camaleeti,gabar aan jaclaadey siin wax ugu sheegi lahaay maka saayi ,,,,see warkaa loo sheegaa axmadeey,,,,,,,,,,jiijjo jiip ayaantaan beer faloow aas ku maqneed tapigaan in la furay ma ogeen.....................................
macalinka sideey wax u shaqeyaan ana garanaayo kaw iga dheh,,,,,,,,marka ugu horeyso,,,ayaantoo guri iyo meesheey joogto lugta kubadi,laakiin kabaha ha iska dhameenin.........jaakad iyo surwaalkeed armani fashion ka soo qabso ee jub isku seebo,barafuun abu paris ahna ku qubeeso,,,,macalimada guriga kaligeed ku gaad ee sii daa wixii uurka ku jiray ,laakiin ha calaaclin kistoo qoorta soo qabo,nooh,,,,,kabcdii hadiyad hirig ku sii ha ku jeclaate shaleemo geesna ku xuji kabacdiina shaqshaq wareejiyoow hurguf sii u socatid sariirta lee saaro..........intaas hadii shaqeenin
ayuuto leen maqlo or shoud i say
just holla holla holla @@@ jiijo jiip

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

qalinle

Sunday, October 08, 2000 - 03:52 pm
sALAAAN JIIJO JIIP ..
Abaa jiija jini aa i haayo jiinbaaraan kuu jiifaa waa jalboodee ax afka jug ma isku siinaa ILKAHANA MA ILAASHANAA [SOO gaaaba gaabe GALABTA CASARKA KALA gadoonka ... igaaryahaay .
JIIJO ISII SISINTA AAN KAA SHUKULEE AAA.
JIJO-JIIP... AA LA DHAHAA .
MEEL LIBAAX SOO GALAY LO MA JOOOGAYSEE
WAA LAKALA LEEXIYAA I SIII AAAN KAA QANIINEE..
JIIJO MA JOOGTAA JIIMBAAAR KORKEED DHIIRIN HADAN KA BACDI DHIIRIN [JIIJO NACASH NACASH MA DHEELNAA
KISTOO WAA KU SIINAA KARIIMKEEEYE ADILEE WAA ADILEE WAA ALAAA AAANYA AAANYA HADAN SAM.

Jiija aa aniga iga dagtay abaaa ar ma shaqadaaneeti see camal waa JIIJO WLAALKAA WAA WARAABAHA HA SIININ [BIYO BOODKAA U BAAHAN BOOD KALE MA LAGU WARAABINAA ,ALCDAALA MIYAA WAXAAS USUGA ][JIIJO OO ifka joogta ma ajinabo aqbala warkaas ma igu socdo ee wareerka alaiga daayo
waa isku leenahay beela abaayadiis caloosha ha iska xumeen adi.
adiyoos sis

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

qalinle

Sunday, October 08, 2000 - 04:05 pm
JIIJO---JIIP
JIIJO WAA I CAJABISAY CEEB MIYAA ,CASHARKAA BIXINOOSO CAALAMKA DHAN AAS CAJABIYAY AR AAN LAGU CAYUUMIN HEE .....ADI INTEE JOOGTAA SISTA WARKAA BANAANKA KEEN HEE WAA FAHMOOSAA NOO BEESAANI WAA KALA LUMAY ABAA. DADKEE AABA TAHY WAA ARKOOYEE
AR ANIGAA INTEE LGA HELAA WAAYE HEE SU'AASHA
MISA LUGTA LEE MARINAYSAY MEESHA ALOORE WARBAC OO IMIBILI MA TAQAAN [WARBACAAN KEENAY ]
JAAW BEELA

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

jiijo___jiip

Sunday, October 08, 2000 - 08:48 pm
qalilnle
war bac sitire qam dheh hadaa rabtid
adi isheey aragteey uurkeey doon miyaaaaaaaa
seeeeeeeeeeeeeeeeee wax kaaaaaa noqdeen waaba iga shiixsiisee ceeeeeeeb,,,,,


axmadey
waxaan kaa iloobey in aad kabo kooyo isku juftid ama watarburuuf kii jeceshaahay.......qub dheh qub dheh addba jirtidbo dhagaha niib afka tuur maba lagaa sareeyo number 1 adaaba ah,,,,,,,,wadaayoow qulqul laguma dhaamee,wanakaa hade.................again if it doesn't work just holla @@jiijo...............

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

mustafe

Monday, October 09, 2000 - 05:35 am
mr jacal
hadii aan kuu yara waramo sxb anigaa busnisska waxaan ku soo kiray modo todoba sanadood yaaan dumarka kala badalaayey, marka aad fiiriso dumarka maskax dooda waa wax aad ufudud wax aad kadhaadhiciso uun baaku soconaaya , laakiin maxaa loobahan yahay marka aad had layso in waxaad ku hadlaysaa ay meenin samaynayaan hadii kale beer taayaad gelaysaa sxb markaa , gabadh aad jeclaatay wax aad uwayn u ma arko u tag waxaad ku usheekee marka hore ,

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ahmed omar

Monday, October 09, 2000 - 05:43 am
mr ahmeddeey ,, waxaan ku way diinayaa mataqaanaa jacal ku wax uu yahay ??? sideese aad ujeclaan kartaa gabadh aadan lahadlin sxb waxa ku haya baadan aqoone waxaa lagayaabaa in aad kaheshay gabadha oo aad doonayso in aad barato laakiin se aad ka baqayso makaa ... waxaan ku siinayaa talo utag inanta ku sheekee marka aad hadlayso waain hadalkaagu macquul yahay sxb ade aad ku guulaysato isasoo xidhii

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

olol

Tuesday, October 10, 2000 - 03:38 pm
war warba maidinkaa og war jaceelkaan laguu shegayo waa aan is wasno kaliya

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

jiijo_jiip

Tuesday, October 10, 2000 - 04:12 pm
to mustafe and ahmed omer

ang hadiin reer goonfur nahay wixiin aragno waan jeclaanaa,,,,,,,,,,,ma jirto wax layiraahdo ka hel hel,,,,, jaceelka iyo ka helida waa isla socdaan jumlowaaye wax tafaraariiq ah ma naqaano, waligaa ma maqashey waan ku arki waan ku caashiqi macalinka cashir aad u baahantahay,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,llollo


haye!!! axmadeey

casharkeeyga ma socdey mise jug jug meeshaada joog aas noqdey,,,,,,,,,,,,,, firimbigii farxada ma i soo gaarin,,,,,,,,,,,,,,,,hadii wax kale socdeen frimbiga yeeri wadaayoow

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

olol

Monday, October 30, 2000 - 09:44 am
to:jiijo jiijo sidaa shegtey waa ye likiin casharka jikada laabkiisa maigu bareesaaaaaaaaaaaa yaaaaaaaah abaaaay abarugta ayaaa ubaharugta olol ayaa ahay waan kudhaxgalaaaaaaa

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

jiijo_jiip

Wednesday, November 01, 2000 - 01:11 pm
olo maahineeeee bug dheh
looolllllllllllllllllllll


awguuriyo dhalinyaroow
axmed waa aroostey
amiin alahayoooow amiiiiiiin

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

olol

Wednesday, November 08, 2000 - 08:41 am
to:jiijo adigana awowgey ayaad gadesaa ayaan maqlay maxaa kajiro

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.