site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Gabdhaha udhaqmo sida cadaanka

SomaliNet Forum (Archive): Somali Women's Forum: Archive (Mar. 2000 - August 2000): Gabdhaha udhaqmo sida cadaanka
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

gaduudow

Monday, July 31, 2000 - 12:32 am
waan yaabay waxaan kayaabay gabdhaha somalida
qaarkood waxey ka dhac san yihiin tariinka
waxaa loo dhaqmaa sida cadaanka koow hada iyo
daawo leysku cadeeyo ilaahey midabka uu kusiiyay
waxaad u maleyseen qalad yaab kale kuwaa iigu
daran daawadii leysmarinaayay waxey ku yihiin
elarjik wajiga dhan wuxuu kanoqday wada fin kuwana
waxey u ekaaden feredhi kuugar ha isoomarin
gabdheheena somaliyed qaarkiin umaleeyo midabka
madow qalad waan idiinka yaabay ee wax isula
hara madowgu waa dahab cadaantuna waa sambab

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

dr-troubleboy

Thursday, September 14, 2000 - 09:10 am
guduudow
sxb gabartii guduudanba adi maxaad u malaynee inay dawo marsatay?yaab!!!!
madoowgii aa kaa batay haye?habeen gudcur ah hadaad istaagto lakuma arko haye?illaa aad dhoolo cadayso!!!!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Luul

Thursday, September 14, 2000 - 10:33 am
To guduudow

Shaqo yeelo waryaa,naagahaan waxay rabaan ay suubinaayaan it's free country,ku ligeena ma isticmaalno doqon yahow,ee dadka kala reeb,kuwa isticmaalana way ku qur xoonaadaan,markay is cadeeyaan,ii sheeg bo somalida cadaanka galadaa waxay ka baryaayaan,wayba ka fiican yihiin sidee iskaga dhigi karaan qaal ka liita,adiga wax moogid sxb.

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.