This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...
Go to Current Forums ...with millions of posts
Monday, July 31, 2000 - 08:31 pm Marka hore iga gudooma salaan dhamaantiin waxaan rabaa in aad idin weydiiyo su'aal iska caadi. Haddii aad ra'yi iga siin kar tiin Somalia haddii ay nabad ka dhacdo sidee loo maamulidoonaa. Waan og nahay in Somalida ay ka jeceshay wax kasto khabiil kooda. Ma waxaa lagu maamuli doonaa 1) Xag Diin 2) Xag Khabiil 3) xag Democracy ka dooro midii aad rabtid iina soo faah faahi. and I am looking forward to hear yo bro/sis ***Dal aadan laheyn waa dareen ku joog**** ***Heybad waxaad ku leedahay Dhulkaada hooyo*** Love + Peace + Respect = Unity maxameddeeq@yahoo.com
| |
Wednesday, August 02, 2000 - 01:38 pm Suaashas run ahaantii aadey u fudud tahay Waxaa lagu maa mulayaa xag diin Cumar Faaruqi nah ha noqdo the Next President. Good luck
|