This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...
Go to Current Forums ...with millions of posts
Thursday, August 03, 2000 - 05:13 am Waxaan ah wiil somaliyeed oo ku nool wadankan Uk halkan oo aan waxbarashadyda ku dhamaystay isla makaana ka shaqeeyo, hadaba sidaa aydun ogtihiin nolosho intaa kuma kuubna markaa waxaan donayaa in aan la kulmo gabadh somaliyeed oo diin iyo dabeecad ba leh for is barasho iyo mustaqbal lasoo xidhiidh emailka abdihakims@hotmail.com
| |
Thursday, August 03, 2000 - 05:42 am walaalkiis ma uk gabar ayaad ka weysay sababta inoo sheeg hee waan kaa sugayaa
| |
Thursday, August 03, 2000 - 11:47 pm ax ax ax ax ax ax ax ax ax.... brother i love your title....WEEL oo waxbaratay( isn't that mean educated calf in need of marriage).... keep the good work....you made me laugh btw
| |
Friday, August 04, 2000 - 02:54 am ,,WEEL= waa weel wax lagu rito ama lagu cuno ,,We'el= waa sac yar ,,,Walaale weelka aad sheegi waa weelkee
| |
Friday, August 04, 2000 - 10:54 am hehehhe waan sii qoslay neefoow kaniini sidaad u fasirtay weel
| |
Thursday, August 10, 2000 - 06:56 am Assalaamu calaykum Waxaan ahay wiil ku nool UAE Waxaan si xushmad leh aan halakan uga baadi goobayaa gabar ama garoob kay noqotaba mid aan si sharaf leh isu baranao ka dibna aynu eegno sida uu ilaahay wax ku dhameeyo ee haddii aad tahay mid maduucaas diyaar u ah fadlan igala soo xiriir E-mailkan. jirde22@hotmail.com adiga oo aad u mahadsan Shuruudaha laga doonayo gabadha ama garoobta dib baan uga sheegi doonaa IN-sha allaahu.....
| |
Thursday, August 17, 2000 - 02:27 am NeefowKaniini.... HA HA HA HA HA Saxiib. Kan waxa lagu gurto.....LOL....Waaye aqwaankaan nooh.
|