Sigad yare | Wednesday, August 09, 2000 - 05:14 am Siad aad lasocotid maalinba maalinta ka dambeysa aduunka wuu sii hormarayaa xaga tignoolajiyada ee walaal haddiii aad tahay qof aqoon buuxda u leh xaga Computerka SOME PROGRAMMES waxaan kaa codsanayaa inaad iga caawiso such as ACCESS,POWERPOINT MICRSOFTBLINDER,IYO GRAPHIC, waxaana Rabi kaaga baryayaa inuu cilmigaaga kuu siyaadiyo hormar aad ku faraxdan Rabi haku gaarsiiyo AAMIIN AAMIIN AAMIIN mahadsanidiin Sigad yare |